Webmaster

    Sanad guuradii 15aad ee aasaaska Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo si wayn looga xusay Minneapolis, ee gobolka MN(SAWIRO)

    Minneapolis Aug 11,2013(SDN)-Waxaa lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu xusaayey asaaskii Dowlad Gooboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ka soo wareegtay mudo 15 sano ah. Xafladaan oo loo qaybiyey labo qaybood. Qaybta hore ee xaflada ayaa waxaa lagu qabtay Hilton Airport Hotel ee Bloomington, MN oo ah agaarka magaalada Minneapolis: waxaa halkaa…

    Read More

      Tacsi: Maxamed Shire Warsame (Dabcasar)

      Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Waxaan innagoo ka tiiraanyaysan geerida ku timid marxuum Maxamed Shire Warsame (Dabcasar) u tacsiyaynaynaa dhammaan qoyska, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay marxuumka oo lagu aasay magaalada Nairobi ee dalka Kenya 11 Agoosto, 2013. Allaha u naxariistee wuxuu marxuumku ifka uga tagay 9 qof oo uu dhalay iyo dad…

      Read More

        Madaxii Hore Ee Sirdoonka Soomaaliya Oo Waraysi uu Siro Badan ku Soo Bandhigay siiyey Wargeys Kenya Laga Leeyahay

        Nairobi: 12-Aug-2013 (SDN) Axmed Macallin Fiqi oo ahaa Madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya ee loo yaqaano nabad-sugidda, ayaa waraysi uu siiyay wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ku sheegay in uu ka hortagay weeraro la doonayay in lagu khaarajiyo labada hogaamiye ee ugu cadcadaa tartankii doorashadii dalka Kenya.   Shirqoolkan oo ahaa mid…

        Read More

          Wiil Uu Madaxweyne Siilaanyo Dhalay oo U Soo Biyeystay Sidii Uu Meesha Uga Saari Lahaa Wasiir Xirsi Iyo Dagaal Afka Ah Oo Madaxtooyada Ka Dhex Dhacay

             Hargeysa: 12-Aug-2013(SDN)-Warar Hoose  oo laga helayo Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa  sheegaya inay Maalmihii la soo dhaafay Madaxtooyada dhexdiisa  ay isku faro-saari gaadheen Wasiirka Madaxtooyada ee Xukuumadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wiil uu dhalay Madaxweynuhu oo  la sheegay inuu Dibadd uga yimi sidii uu wasiir xirsi meesha  uga saari lahaa. Sida ay sheegayaan warar…

          Read More

            Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo in ka badan 500 Macallin mushaharkoodii ka Musuqmaasuqday.

              Hargeysa:12-Aug-2013 (SDN)Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa in ka badan shan boqol oo macallin oo dhawaan si rasmi ah ugu biiray shaqaalaha dawladda ka musuqmaasuqday mushaharkoodii bishii July ee Ina dhaaftay oo ay xaq u lahaayeen. Macallimiintan ayaa dhamaadkii bishii lixaad ee ina dhaaftay qaatay  mushaharkoodii lixdii bilood ee ugu dambeeyey hal mar qaatay, ayaa markii…

            Read More

              Maamulka Gobalka Nugaal oo Qaylo-dhaan ka soo Saaray Dhallinyarada Sida Xawliga ah Loo Tahriibinayo

              Garowe:12- Aug-2013(SDN) Maamulka Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa amarro kala duwan ka soo saaray  tahriibinta Dhallinyarada oo muddooyinkii u dambeeyey xadhkaha Goostay. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirse Qarjab ayaa ballan ku qaaday in talllaabo  ay ka qaadi doonaan dad uu sheegay in ay ka ganacsadaan tahriibinta dhalin yaro yar yar oo naftooda halis la galiyo…

              Read More

                Talyaaniga:Haweenay Qarniyo Ka Hor Dhimatay Oo Haatan Qabrigeeda Dib Loo Qodayo. (Maxay Tahay Sababtu?)

                 Florence: 12-Aug-2013 (SDN)Cilmi-baaDHayaal  Sar-sare, ayaa bilaabay qodista Qubuuro Qarniyo badan ka hor laga sameeyay Magaalada Florence, iyadoo Sababtana lagu sheegay in la helo Meydad xaqiijin kara Heybta Haweeney Sawir Caan baxay laga sameeyay.   Farshaxaniiste lagu magacaabo Lionardo Davinshi ayaa Sawiray Dhoola-cadeynta qarsoon ee Haweeneydan oo lagusoo bandhigay Sawir Gacmeedka Caanka noqday ee la yidhaa…

                Read More

                  Prof. Cali M Geeddi: “Wallaahi Baan ku Dhaartee Soomaaliyi Ma Ogolaan Doonto In Saddex Nin Maskaxdooda Lagu Maamulo”

                  Nairobi:12-Aug-2013 (SDN)Ra’iisal wasaarihii Hore  ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya in talada dalka iyo mustaqbalka Soomaaliya ay afduub ku haystaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Laba shaqsi, waxana uu  tilmaamay in taasi aan laga yeeli doonin oo aanay xaq u lahayn. Prof. Geeddi oo ka hadlayay xaflad lagu taageerayay Jubaland, ayaa  sheegay…

                  Read More

                    Ururka Al-shabaab oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay ka Dheeraadaan Xarumaha Q/Midoobay iyo Kuwa Ciidamada

                    Muqdisho:12-Aug-2013 (SDN)War Amar ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed loogu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ciidamada AMISOM iyo Xarumaha ay degan yihiin Hay’addaha Qaramada Midoobay. Afhayeenka dhinaca howl-gallada Al-Shabaab Sheekh C/caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in  ururka Mujaahidiinta Al-shabaab ay u tudhayaan shacabka Soomaaliyeed oo ah difaacooda isla markaana ay…

                    Read More

                      Hawraarsane Hambalyada Ciidda Hooya (Mahadnaq)

                      Maqaalkaygii Yuusuf Garaadow Dowladda Ciyaarta Ka daa, een ula baxay Dawwo (Danayste la wada yaqaan baan u diraye, Daa’imow allahayow isna ku dawoobaa) wuxuu noqday dab dhagax lugu dhuftay oo marqudha Dunida wada gaadhay dacaladeeda. Dadweynaha Soomaaliyeed qurbojoog iyo qolqoljoogba way kuwada diirsadeen. Allaa ilehe Dillalka dulleysan iyo malaalkoo quhaa diidey iyagana dani igama hayso….

                      Read More

                        Xafiiska R. Wasaaraha Ayaa Sii Wada Kulamo Looga Tashanayo “Human Rights Road Map”

                        Muqdisho, 11, Augst,2013(SDN)-Waxaa shalay markale shir ka dhacay Hotel City Plaza ee magaalada Muqdisho isugu yimid Xooghayaha Golaha Wasiirada Maxamed Jamac Calas, Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xafiiska Qaramada Midoobay ee xuquuqul Insaanka ee Geneva, Ismaciil Maxamed Yuusuf Bari-Bari. Shirkaan ayaa daba socday kulamo horay uga dhacay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo…

                        Read More

                          Muqdisho oo lagaga dhawaaqay Hay,ad isu xil qaantay xanaaneynta Caruurta darbi jiifka ah

                          Muqdisho 11.Aug (SDN) Wasiiro iyo xildhibaanoo ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu daahfurayay hey’adda ka hortaga iyo badbaadinta carruurta darbi jiifka ah, taasi oo looga dhawaaqay magaalad Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa ka hadlay Abwaano, culumaa’udiin, mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda iyo qaybaha kale ee bulshada, ayaa waxa ay sheegeen inay ka qayb qaadan…

                          Read More

                            Xaafada Wadajir ee Magaalada Garowe oo hanatay tartanka Ramadan {DHAGAYSO}

                            Garowe 11.Aug (SDN) Hoolka Jaamacada bariga africa  magaalada Garowe ayaa lagu soo gabo-gabeeyay maanta  Tartanka kadis oo bishii Ramadaan ka socday idaacada Radio Garowe kaasoo ay ku tartamayeen xaafadaha magaalada. Masuuliyiin ka socda Dowlada Puntland,aqoon yahano,madaxda Jaamacada Bariga Africa Garowe,mamulka Gobalka Nugaal, kan Garowe, mulkiilaha Radio Garowe iyo dadwayne farobadan ayaa kasoo qayb gala  ,waxana…

                            Read More

                              Maayarka Ceerigaabo oo ka hadlay darajo bixinta ciidamada iyo in lagu foodhyay wefti wasiiro ah {DHAGAYSO}

                              Ceerigaabo 11.Aug (SDN) Maayarka Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku Hambalyeeyay Guusha Taariikhiga ah ee uu Kaga Midho dhaliyay derajo bixinta Ciidamada kala duwan ee dalka. Maayarka Magaalada Ceerigaabo Waxaa kale oo uu Shirkaasa Jaraa’id ku Beeniyay War lagu faafiyay Wargayska Waaheen ee ka…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo dhagax dhigay dhisme loogu talo galay Maxkamada Degmada Balli Gubadle

                                Balli Gubadle 11.Aug (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo uu Weheliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Cadaalada ayaa maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. Ujeedada Socdaalka Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Madaxda Wehelinaysa ayaa salka ku haya u kuurgalida baahiyaha garsoor ee degmada bali gubadle iyo weliba Dhagax dhig ay…

                                Read More

                                  Safaaradihii Maraykanka oo Maanta dib loo furayo

                                  Washington 11.Aug (SDN) Dowladda Mareykanka ayaa maanta oo Axad ah dib u fureysa 18 ka mid ah 19 safaaradoo iyo Qunsuliyado ay xirtay Axadii hore sababo dhinaca amaanka ah. Mareykanka ayaa xiray goobahan ka dib markii ay soo baxeen digniino caalami ah oo ku aadan in laga yaabo in Alqacida ay weeraro geysato, waxaana digniintu…

                                  Read More