Uncategorized

DAAWO:Shirkad cusub oo la wareegtay kor u qaadida Bilicda Xaafada Eastleigh

Nairobi July 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay shirkad kor u qaadidoonta Bilicda iyo Nadaafada Xaafada Eastleigh ee magaalada Nairobi oo la yidhaahdo KAAH.

Shirkada ayaa qorsheyaasheeda arrintan ku wejahan waxa ay ku soo bandhigtay kulan xafadaas ka dhacay,DAAWO.