Muqdisho 17July13(SDN) Xildhibaano Somalilandka soo jeeda oo ku sugan Muqdisho aya shegay inay la kulmeen wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Carraale- Duur ee xilka laga qaday xildhibankan oo ka gaabsaday magaciisa ayaa qurbejoog u xaqijiyey inuu ku arkay Duur magaalada muqdisho mana uu cadayn sababta uu u yimid waxa kale oo ay shegeen in wasiirkii hore ku sugan yahay guriga gudoomiyaha Maxkamda sare ee Somalia Caydiid Ilko Xanaf . waxii wara ee ku sabsan wasiirkii hore ee xilka laga qaday duur kala soco qurbejoog.com
Muqdisho xafiiska qurbejoog.com
