Guddoomiyaha Kulmiye oo si Dadban u taageeray Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka
Hargeysa July 14,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi oo la hadlay TVga Qaranka Somaliland ayaa sheegay in ay wadahadli doonaan Siyaasiyiintii dhawaanta ku bahobah Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Guddoomiyaha ayaa hadaadiisii waxa ka mid ahaa:“Horta inay wax dhaliilaan, toosiyaan ama arrimaha siyaasadda ka hadlaan waa waajibaad ay iska leeyihiin xisbiyada mucaaradka oo…
