Uncategorized

DAAWO:UCID UK Maxeey ka Yiraahdeen Shirkii Turkiga ee Somaliland iyo Somalia PRT2

London July 15,2013(SDN)-Waa qeybtii labaad ee mawqifka xisbiga UCID laantiisa UK ay uga waramayaan sida ay u arkaan shirkii Turkiga ku dhexmaray Somaliland iyo Somalia.

Guddoomiyaha xisbiga UCID UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur oo Shiine lagu naaneyso ayaa ka waramaya mowqifka xisbiga ee shirkaa ku wejahan,DAAWO.