Webmaster

    Somalia’s Somewhat Friendly Skies

    Mogadishu, July 13, 2013 (SDN) —One recent morning at the start of the Kenyan rainy season, I boarded a shuttle bus at Nairobi’s Jomo Kenyatta International Airport. At a distant corner of the tarmac, we stopped before an aging Boeing 737. The logo of Jubba Airways, the unofficial national carrier of Somalia, was painted on the fuselage:…

    Read More

      Analysis: Somaliland scores big against Federal Government at Istanbul talks

      Istanbul, July 13, 2013 (SDN) —The Communiqué on the political talks between Somali Federal Government (SFG) and Somaliland’s separatist administration indicates a big political score for Somaliland, as the SFG surrendered too much in the early stages of political negotiations, in hopes of achieving bigger goals. SFG Interior Minister Abdikarim Hussein Guled and Somaliland Commerce Minister Mohamed…

      Read More

        Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo cambaareeyay weerkii AMISOM maanta lagu Qaaday

        Muqdisho July 12,2013(SDN)-Raiisul wasaaraha Soomalaiya Md Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareyn dusha u saaray weera kooxda Al Shabaab ay ku qaadeen ciidamada AMISOM. Weerarkan oo ahaa ismiidaamin ayaa waxa ka dhashay khaasaare dhimasho iyo dhaawacba lahaa. “Waan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii dadka rayidka ah ee ku wax yeeloobay weerarkii nabad diidku maanta ka fuliyeen…

        Read More

          DNA could be vital for passport application

          London, July 13, 2013 (SDN) —DNA evidence could be vital to a British passport application for a man living in Somaliland. The Foreign and Commonwealth Office in London confirmed this week that Nim’an Bowden, who claims his father was former Dartmouth man Brian Bowden, had been advised on making a British passport application. The FCO added it…

          Read More

            Bomber hits peacekeeping convoy in Somalia

            Mogadishu, July 13, 2013 (SDN) —A suicide bomber rammed a vehicle packed with explosives into an African peacekeeping convoy, killing at least two people in the Somali capital Mogadishu, officials have said. The attack on Friday was claimed by al-Shabab fighters who carried out the deadly assault on a nearby UN base last month and another bombing in a Mogadishu market this…

            Read More

              MUSHARAXA GARAADKA BEESHA SACAD MUUSE AYAA TAAGEERAY GOLLAHA GOLAHA MADAXA BANAAN EE WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA

              Hargeysa July 12,2013(SDN)-Baaq uu soo raaya Musharaxa Garaadka Beelaha Sacad Muuse oo nuqul ka mida aanu helay ayaa Taageero weyn loogu muujiyay Gollaha cusub ee Madaxa Banaan ee Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Baaqa oo dhameystirana sidan ayuu u qoraa:ANIGOO AH MUSHARAXA GARAADKA BEELAHA SACAD MUUSE DR Mustafe Sheekh Abiibakar Xuseen EE DHAWAAN CALEEMO SAARKIISU…

              Read More

              Xiddiggii Reer Masar Mohamed Aboutrika oo Ku Biirey Banabaxyaasha Akhwaanu Muslimiin.By Jaahuur.

              Masar-Qaahira-July-12-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qodobadeena faaqidaadda ciyaaraha waxaynu ula ambabaxaynaa xagaa iyo carigaa Masar. Xiddigga reer Masar una safta naadiga faca weyn ee Al Ahly ahna kabtanka xulka qaranka ee Masar Maxamed Aboutrika ayaa ku biiray banaabaxyada looga soo horjeedo dawladda lana safety akhwana muslimiinta ku hawlan in loo soo daayo Mursi xukunkiisiina dib loogu celyo. Haddaba Jaahuur…

              Read More

                Dhamaan masuuliyiinta xisbiga ucid ee laanta dalka ugandha oo soo dhaweeyey golaha wada tashiga ee dhawaan laga dhawaaqay somaliland

                (SDNkampala)  Hadaanu nahay masuuliinta laanta xisbiga ucid ee dalka ugandha marka hore ramadaan kariim shacabka xalaasha reer somaliland meel kasta oo caalamka ka joogtaan  mida labaad  waxaanu si kal iyo laab ah uu soo dhaweynayna siyaasiinta hal doorki iyo xulki somaliland ee iskugu tagtay golaha tashiga iyo badbaadada qaranka jamhuuriyada somaliland ,waxaan leenahy sida xukumaadu…

                Read More

                  Meliishaadkii Shabaabka oo ku dagaalamaya Hiiraan

                  Beer-Xaano July 12,2013(SDN)-Sida ay ku soo waramay dadka degaanka Beer-xaano ee duleedka magaalada Beledweyne Meliishaadka kooxda Shabaabka ee halkaa ku sugnaa ay dhexdooda ka dagaalamay. Dagaalka oon ilaa hada si dhab ah loo ogeyn ayaa hadan la sheegayaa in ay jiraan dhimasho iyo dhaawacba. Colaadan meliishaadka Shabaabka ee Hiiraan ku sugan u dhexeysa ayaa salka…

                  Read More

                    Lix ka mida Qoyska Madaxweynaha Soomaaliya oo iska Dhiibay UK

                    Nairobi July 12,2013(SDN)-Waxa saxaafada magaalada Nairobi kula hadlay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya Maxamed Xasan Guguurte oo dhawaan xilka laga qaaday. Gurguurte ayaa sheegay in safarkii u danbeeyay ee madaxweynuhu London ku tegay in ay hore u sii raaceen Lix ruux oo ka mida Qoyska Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud. Lixdii ruux ayaan dib noola soo…

                    Read More

                      Mareykanka iyo Qaramada Midoobey oo Masar uga digay xariga madaxda Ikhwaanka

                      Washington July 12,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa uga digtay Ciidamada dalka Masar in ay bartilmaansadaan oo xabsiga u taxaabaan madaxda sare ee xisbiga talada laga tuuray ee Ikhwaanka. Qaramada Midoobey xoghayaheeda Guud Ban Ki Moon ayaa dhankiisa uga digay xukuumada iyo ciidanka Masar in ay cid gaara bartilmaansadaan. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili ciidamada dalka…

                      Read More

                        JABHAD CUSUB ‘ NEW CALANCUS”

                        Waxa  lagu dhawaqay JABHAD loogu tallo galay in khal-khal lagu geliyo xasiloonida dalka. Shacbiga Somaliland  waxuu  u codeeyay distoor qeexaaya nidaamka dawladeed  iyo habka mucaaridnimo ee lagu dhaqmaayo. Distoorku waa axdi qaran oo lagu hesheeyay, waxaanu ogolyahay 3 XISBI MUCAARID , iyo LABA GOLE  sharci-dejineed  oo xakameeya Xukuumadda. Waxii intaa dhaafsani  waa xaaraan iyo xad-…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo wareegtooyinkiisa Saqda Dhexe maxaa u sabab ah

                          Hargeysa July 12,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka madaxweynenimo qabtay waxa caado u ah in uu wareegtooyinka soo saaro xili umaddu seexatay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale shir jaraaidada qaar qabta saqda dhexe. Saxaafada Somaliland ayaa caqabad weyn ku qabta xiliyada uu madaxweynaha Somaliland dalbado. Sidoo kale waxa caqabad ah shaacinta…

                          Read More