Webmaster

    Musharaxa xilka Madaxweyene Ku-Xigeen ee UCID oo qaadacay Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

    Hargeysa July 13,2013(SDN)-Musharaxa xilka Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa war uu maanta soo saaray ku qaadacay in xisbiga UCID abaabulo Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee dhawaan Hargeysa looga Dhawaaqay. Md Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa qoraalka uu ku qaadacay Gollaha Wada Tashiga oo dhameystirani sidan u qoraa: . Iyada oo…

    Read More

      Xildhibaan reer Puntland ah oo ku Taliyay in magaalada Ceeri-gaabo laga dhigo Caasimada Soomaaliya

      Garoowe July 13,2013(SDN)-Xildhibaan Siciid Diiriye oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq uu soo jeediyay waxa uu ku xusan in Caasimada Soomaaliya laga dhigo magaalada Ceeri-gaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Xildhibaanka oo saxaafada la hadlay ayaa soo jimihiisa waxa uu ku yiri: ”Federaal State waa mida aan isugu imaan karno. Waxaana qabaa in la hirgeliyo….

      Read More

        Wasiirka Dibu dejinta oo ka waramay raashin ay Jimciyada Sooyaal ka Sugaysay Wasaaradiisa

        Hargaysa 13.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta ee JSL Md Axmed Cabdi Kaahin ayaa maanta warbaahinta Dawladda uga waramay Raashin ay jimciyadda Sooyaal ka sugaysay wasaaradiisa. Wasiirku waxa uu sheegay in labada dhinac ay isla arkeen raashinkaasi isla markaana maalmahanba ay wasaaraddu ku hawlanayd tirinta iyo hubinta raashinkaasi, marka sharciga la mariyo-na la gaadhsiin…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera

          Berbera 13.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dalkan JSL Md cali maxamed warancadde ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera. Wasiirka oo socdaalkiisa uu ku weheliyo wasiirkuxigeenka arimaha ammaanka ee wasaaradaasi Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa kormeerkiisu waxa uu saameeyey qaar ka tirsan xarumaha hay’adaha dawladda ee Gobolkaasi ku yaalla sida…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya Muxuu ka yiri Wadahadii Somaliland iyo Soomaaliya

            Muqdisho July 13,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha guddaha ee dalka Soomaaliya oo dhawaan ka qeybgalay wadahadaladii Turkiga ku dhex maray Somaliland iyo Somalia ayaa ka war bixiyay qodobadii ka soo baxay. Wasiirka oo arimahaa ka hadlayna mar uu shie saxaafada ugu qabtay Mudisho waxa ka mid ahaa:“Wadahadalladii ka dhacay Turkiga waxay ahaayeen kuwo lagu qancinayo Somaliland si…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Guddida New Deal

              Muqdisho July 13,2013(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa  maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddiga Soomaaliga ee New Deal oo u qaabilsan diyaarinta shirka Brussels ee 16ka September 2013. Waxaa kulankan goob joog ahaa Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta Maxamud Xasan Suleebaan iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mahdi Maxamud Cali iyo…

              Read More

                Qarax maalintii labaad ka dhacay Muqdisho

                Muqdisho July 13,2013(SDN)-Waxa maanta Qarax uu ka dhacay markii labaad magaalada Muqdisho iyo oo qasaarihii qarixii shalay uu weli dadka maankooda ka sii guuxayo. Nin ku hubeysan walxaha qarxa ee gacanta laga tuuro ayaa ku weerar ciidamada dawlada  oo ku sugan Suuqa Bakaaraha. Weerarka oo geystay khasaare mood iyo noolba leh ayaan ilaa haatan la…

                Read More

                  Ergeyga Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya oo Garoowe Booqanaya

                  Garoowe July 13,2013(SDN)-Ergeyga Qaramada Midobey u qaabilsan dalka Soomaaliya Nicholas Kay iyo wedi uu hogaaminayo ayaa maanta boqasho ku tegay magalada Garoowe. Ergeyga ayaa kulamo la yeeshay madaxda Maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole. Waxa ay labada masuul ka wadahadleen xaaladaha Soomaaliya oo ay u horeyso Dastuurka dalka Soomaaliya. Ergeyga ayaa lagu…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay dhalinyarada, kuna dhiirageliyay inay nabadda ka qeyb qaataan

                    Muqdisho July 13, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa galabta kulan ballaaran la qaatay dhalinyaro tiradoodu gaareyso 250 isugu jiray rag iyo dumar, kuwaasoo ka kala socday ururada dhalinyarada, ardayda Jaamacaddaha iyo kuwa dugsiyada sare ee gobolka Banaadir. Kulankan ayaa looga gol lahaa in lagu dhegeysto aragtida dhalinyarada iyo…

                    Read More

                      Dhamaan Jaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIA oo si aan la soo koobi karin u taageeray soona dhaweeyay: (Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland)

                      Lodnodn Jul132013 (SDN) Dhamaan Jaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIA oo si aan la soo koobi karin u taageeray soona dhaweeyay:  (Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland) Madaxda,Cuqaasha,Dhalinyarada,Wax garadka Caruur Iyo Cirooleba: Waa mid aan loo kala hadhin anga oo ah Jaaliyadda SOMALILAND ee dalka AUSTRALIA soo dhawaynta iyo taageerida (Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland.) EE…

                      Read More

                        Adan Dhoolayarow aadna ma Idaacaddii baad ku biirtay ii dhehda

                        Ku tigaalimayo oo u jeeddadaadu wa iska macruuf , waxaase fiicnaan lahayd in aad haddii aadAdan Dhalayare tahay in aad dib isuqiimayso inta aanad oodhan shadaan baadGolaha Wadatashiga aanad dhaleecayn masuuliyiinta ku dhawaaqdayna anad wax ka sheegin oo anad odhan shaydaan inagu soo dhextuuray golahan muwaadinintiigudoiyo dabadba lagu diirsaday ee bisha barakaysan ee eblayskii la…

                        Read More

                          DAAWO:Xukuumada Somaliland oo ku Faantay in Dahabshiil ay badbaadisay,miyaaney Xawaaladaha kale mudneyn taageero?

                          Hargeysa July 13,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan shaacisay muqaal ay ku sheegayso in ay xiriiro ay la sameysay xukuumada UK ay ku badbaadisay Xawaalada Dahabshiil. Safiirka Wareega ee Somaliland Kaysar Cabdilaahi oo heysta dhaladha Britain ayaa saxaafada u sheegay in Dahabshiil ay ka badbaadiyeen in Baanka Baclays ay xiriirka u goyso.DAAWO.

                          Read More

                            Somali journalists oppose the state’s media law

                            MOGADISHU, July, 12 2013 (SDN/AP)- Somalia — The Somali government’s draft media legislation that proposes the suspension of journalists for work that undermines national security will make reporting even more difficult in a country where reporters are frequently threatened and even killed, journalists said Friday. The law was approved by government ministers on Thursday, according…

                            Read More