Webmaster

    Somtel oo Muqdisho loo Raray,maxey tahay Sababtu?,yaase u fududeeyay?

    Hargeysa July 12,2013(SDN)-Shirkada Isgaarsiinta Somtel ee hoos tagta Dahabshiil ayaa in muda ahba waxa lagu waday maalgelin balaaran oo macaamiil loogu baadi goobayo Shirkada. Dahabshiil oo ah shirkada leh Somtel ayaa la arkayay iyada oo dacalada Somaliland xarumo ka fureysa,maalgelineysa mashaariic isla markaana xarumo ka furaneysa dhamaan magaalooyinka waaweyn ee dalka. Waxaase muuqata in tilaabooyinkaas…

    Read More

      Rag Gudboon Sal & Baar Haddii Geel Isugu Jiro

       Mahad oo dhan Eebe ayaa iska leh, Bishu waa Ramadaan, (Rabboow Barako noo geli). Waxaan Isleeyahay waa taariikh mahadho leh oo xilligeedii ku hagaagtay!!!!, waxaan baaq iyo dhiiri gelin u dirayaa Dhalinyarada reer Somaliland ee rejo xumida is bidayay ee lahaa wax alla iyo wax jiraa majiraan, waxaan leeyhayay walalayaal ha niyad jabina aduunyada ragbaa…

      Read More

        BRITISH SOMALILAND COUNCIL+WESTLONDON SOMALILANDCOMMUNITY IYO EAST LONDON SOMALILAND SOCIETY Ururka Saxafiiyina Somaliland ee Uk OO HADHIMO SHARAFEED KU MARTI QAADAY PROFESSOR AXMED ISMACIIL SAMATAR.

        London 12Jul13 (SDN) Kulan ay soo qaban qabiyeen ururada British Somaliland Council iyo West London Somaliland Cummunity iyo East London iyo Uururka Saxafiyiinta Somaliland ee Uk aayaa hadimo sharafeed ku maamusay prof Axmed Ismaciil Samatar , ka dib markii ay soo dhamaatay kulankii balaadhnaa ee uu Prof. A.I.Samatar la yeeshay guud ahaan bulshada SL ee…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabilay Wefdi ka Socda Midawga Yurub

          Muqdisho, 11 July 2013(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub oo kala ahaa Erik Solheim oo horey u ahaa Wasiirkii hore ee Horumarinta Iskaashiga Caalimga ee Norway, haddana Midowga Yurub u xilsaaray arrimaha Shirka 16ka September 2013 ka dhacaya…

          Read More

            Gollaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Xeerka Warbaahinta

            Muqdisho July 11,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan lagu meel mariyay sharciga Warbaahinta (Media Law). Kulanka ayaa sidoo kale warbixino looga dhegeystay Wasiirka Warfafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi, iyo Wasiirka Adeega Bulshada…

            Read More

              Somalia raises minimum journalist age to 40

              Mogadishu, July 12, 2013 (SDN) — Somalia, with a history of repressing journalism, has set the minimum age at 40 for anyone intending to practice as a journalist in the country. Information minister Abdullahi Ilmoge Hirsi announced the decision today, made by a committee chaired by Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid. “We invited the Somalia…

              Read More

                Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ee Agaasimayaasha Guud iyo Maareeyayaasha Hay’adaha Dawlada

                Hargaysa 11 July (SDN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo qaar ka mid ah Ha’yadaha madaxa banaan ee dawladda. Madaxweyneynuhu wuxuu magacaabay Masuuliyiin cusub, kuwo kalena waxa uu u bedelay meelo kale, halka qaarna uu sheegay inuu xilalkii ka nasiyay. Sidaasna waxa lagu…

                Read More

                  Boobe Yusuf Ducaale oo ka Muquurtay ka mid noqoshada Gollaha Wada-Tashiga Somaliland,Maxey tahay Sababtu?

                  Hargeysa July 11,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa ka mid ah siyaasiyiinta faro ku tiriska ah ee aan ka mid noqon gollaha ay ku midoobeen mucaaridka xukuumada Somaliland. Boobe Yuusuf oo intii ka danbeysay xilka qaadistiisii mudo kooban oo uu hayay xilkaasi ka dib ayaa waxa uu si isdaba jooga Internetka ugu qori jiray…

                  Read More

                    Ma dhabaa in Madaxyenha Somaliland ka danbeeyo Aflagaadada Wasiir Xirsi kula kacay Faysal Cali Waraabe DAAWO oo is-barbar dhig

                    Hargeysa July 11,2013(SDN)-Masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo in uu isagu ka danbeeyo aflagaadada uu Wasiirka Madaxtooyada kula kacay Guddoomiyaha xisbiga Qaran ee UCID. Hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbineynaa hadal jawaab ahaa oo uu madaxweynaha Somaliland ku aflaageedeeyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe bishii…

                    Read More

                      Home Away From Home Somalilanders in Cardiff

                      At the end of the 19th Century working on the steamships of the British Empire was an attractive career choice for seamen from Somaliland. Many came to Cardiff and found work in the docks heaving the coal that powered those ships. They first settled in Butetown in 1890. A vibrant community grew – centred on the…

                      Read More

                        Ururka SSUK oo Bulshada ka Hambalyeeyay Bisha Barakeysan ee Ramadaan

                        Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ) waxay ku hambalyaynaysaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmoud, Xukuumadiisa, Madaxda Axsaabta Qaranka, Gulayaasha sharci dejinta, Ciidamada qalabka sidda, Shaqaalaha, Culimada, Aqoonyahanka iyo Shacbi weynaha Somaliland rag iyo dumar, caruur iyo waayeel meelkastoy joogaanba curashada bisha Ramadaan ee barakaysan. Waxaanu u rajaynaynaa dhamaantood iyo naftayadaba inuu illaahay inagu…

                        Read More