Xukuumada Somaliland oo hab farsameysan ku amuusiiisay Wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha
Hargeysa July 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa hab farsameysan ku amuusiisa xubnaha laga tuuro xilalka wasiirnimo ee haya xogaha ragaadiyay xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xukuumadihii hore ee Somalland soo maraya ayaa kolka xilka laga tuuro wasiir waxa dhici jirtay in xubintaasi ay soo bandhigto sababha xilka qaadis uu ku muteystay. Sidoo kale waxa dhici jirtay in ruuxa…
