Faadumo Siciid oo ciidamada RRUda Somaliland ku sheegay in ay u shaqeeyaan sidii KKKda Mareykanka
Hargeysa July 10,2013(SDN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mida madaxda xisbiga mucaaridka ah ee UCID khaasatan dhanka Maaliyada ayaa waxa ay ka warantay hab dhaqanka xukuumada Somaliland. Marwadu waxa ay si gaar ah uga warantay hawlgalada ciidamada RRUda loo yaqaano ee aan la garaneyn cida ay hoos tagaan isla markaana ka mar qaataan. Marwo Faadumo waxa…
