Dhaq Dhaqaaqii Ganacsi ee Dekeda Berbera oo La Sheegay inuu Hoos u Dhacay,Cabashada Ganacstada Iyo Aamusnida Xukuumadda
Berbera 26. June 2017 (SDN/QJ Dekedda magaalo xeebeedka Berbera ayaa maalmahii ugu dambeeyay adeegeedii shaqo hoos u dhacay waxaan is dul hogaya gaadiid farabadan iyo dharkii loogu tallo galay ciida oo qaarkood aanay dakadda soo dhaafin. Dhinaca kale waxaa dakadda taagan maraakiib dhowra kuwaas oo meel ay ku soo xidhaan la,a. Masuuliyiintii dekeda Berbera…
