“Waxaan Dhidibka U Aasaynaa Mushtamac Dimuquraadiyad ah oo Somaliland Wada Leedahay oo Qabiil ahayn..” Cali Khaliif Galaydh DAAWO
Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay qarka u saaran yihiin wadahadallada Somaliland iyo Khaatumom u socdaa in la isla gaadho arrimo masiiri ah, isla markaana la dhiso Mushtamac dimuquraadiyad, nabad iyo wax wada-lahaansho laga hirgeliyo Somaliland oo aan Qabiil iyo koox toona gaar u ahayn oo Somaliland u…
