Webmaster

Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa…

Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa waxa aan ka soo baxay albaabka guriga uuna dhaqaaqay xagga, iyo waddada uu soo marayo gaadhiga aan racaayay oo diyaar ahaa waxa aan fadhiistay kursiga inta baddan bartilmaameedka i ahaan jiray waan fadhiistay, mise waxa illaa soo fadhiistay nin aan saxiib, iyo…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xoriyadda u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan 40 guuradii ka soo wareegatay markii xornimada ay qaadatay Jabuuti u diray dowladda iyo shacabka reer Jabuuti. Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxada la qeybsanayaan walaalaha Jabuuti oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee markii xornimada ka qaateen gumeystihii…

Read More

57 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii ay Somaliland Xornimadeedda Ka Qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska,Dareenkii Cuslaa ee Maalmahaasi Aloosnaa & Dharaarihii Madoobaa ee Ka Dhashay DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):-Waxay Maanta ku buuxdaa 57 Sanno ka Hor Maalintii ay Somaliland Gobonimadeedda ka Hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii Bishii June 1960-kii,Magaalada Hargaysa ayaa Nasiib u Heshay inay Noqoto Goobtii ugu Horaysay ee Laga Taago Calan ay Yeelato Mid ka Mid ah Deegaanadii uu Gumaystaha reer Yurub Maamulayay Sanooyin dheer. Hasa Yeeshee Waxay…

Read More

‘’Waxaan Soo Jeedinayaa in Nabadgalyada La Adkeeyo Taas oo Fure u ah Horumarka,Shalay Waxaan soo Kormeeray Deegaanadii la Isku dilay Waxaan Ku soo arkay Dad Dhogortoodii is bedeshay’’ Wasiir Faratoon DAAWO

Laascaanood 26. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Shacabka Magaaladda Laascaanood Kala  qayb galay Salaadii Ciidul Fidriga ayaa ka hadlay Isbedel ku Yimid Deegaanadii Colaada Xumi ku dhex Martay laba ardaa oo Walaalo ah oo wada dega Koonfurta Sool.

Read More

“Dalka Kooxaa Xukuma oo Way Itaal-Darreysay Awoodii Madaxweynahu, Dawladu Iyadaa wada Sicir Bararka,Kuwa Cumarada Tegay ee Wasiirada ah Ilaahay Kama aqbalayo Waayo.”. Sheekh Aadan Siiro oo Afka Furtay DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Maxamuud Xiirey(Sheekh Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada ugu waaweyn dalka, ayaa sheegay in itaal-dareysay awoodii maamul ee Madaxweynaha Somaliland isla mar ahaantaana ay dalka xukumaan koox uu ku sheegay in mid walba uu wasaarad gooni ah gaar u goostay. Waxa Kale oo uu Sheekh Aadan Siiro…

Read More

Ciidan La Sheegay Inay Punt Land u Qaabilsan Yihiin Magaaladda Buuhoodle oo Heegan Buuxa Geliyey Magaaladaas,Dhoola Tusyo ay Sameeyeen & Fariimo Hanjabaad ah oo ay u direen Hogaamiyaha Khaatumo Prof Galaydh DAAWO

Buuhoodle 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Punt Land Qaybtooda Magaaladda Buuhoodle ayaa Dhoola Tus Ciidan ka sameeyay Magaaladaasi Iyagoo ku soo bandhigayay Cududa ay ku Leeyihiin Magaaladda Buuhoodle. Horjoogaha Ciidankan iyo Saraakiil Kale oo Warbaahinta La hadlay ayaa uga digay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh inaanu Iman Magaaladdaasi Waxaa kale oo ay fariin…

Read More

Dawlada Maraykanka oo Daboolka Ka Qaaday in Liiskii Xulufada Sucuudigu Ku Xukumeen Qatar ay Yihiin Go’aamo aan la qaadan Karin & Dariiqa ay Xalka u arkaan!!!

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah shuruudihii ku qornaa liiskii uu Sucuudigu u gudbiyey dawlada Qadar aanay ahayn kuwa la aan la qaadan Karin. Xoghayaha arrimaha dibada Marayknaka ayaa war qoraal ku sheegay in aanu xalku ku jiro dawladaha carabta oo wada fadhiista oo dib u eega…

Read More

Madaxweynaha Iran Mr Rooxaani Oo Cadeeyay inaan la Aqbali Karin Go’doominta lagu hayo Qatar

Tehran 26. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa sheegay in aan la aqbali karayn culayska siyaasadeed ay xulufada Sucuudiga saareen dawlada Qadar. Qoraal lagu baahiyey website-ka madaxtooyada Iiraan ayaa lagu sheegay in dawlada Iiraan ay isha ku hayso wuxuu Sucuudigu ka samaynayo dalalka gacanka eek u doonayo inay keligii u taliyo. Xasan Rooxaani…

Read More

Xanuunkii Shuban-biyoodka oo Mar Kale Ka Dilaacay Burco iyo Badhasaabka Gobalkaas oo Qeylo-dhaan Ka Soo Direy DAAWO

Burco 26. June 2017 (SDN/QJ):- Xanuunkii shuban-biyoodka, ayaa mar kale ka dilaacay magaalada Burco ee gobalka Togdheer, waxaana qeylo-dhaan xooggan oo xanuunkaas ku aadan ka soo direy magaalada Burco badhasaabka gobalkaasi Md.Ramaax oo sheegay in hada uu xanuunkaasi soo ritay dad aad u tira badan. https://www.youtube.com/watch?v=r53WibJcSRs

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Isagoo Ku Jira Salaadii Ciidul Fidri ee Shalay Miyir Doorsoomay & Waxa uu Dareemay oo uu Ka Hadlay

Istanbul 26. June 2017 (SDN/QJ):- Jariirada Xorriyeet Daily News ee dalka Tukriga oo ay Shabakada Qurbejoog Warkan ka soo Xigatay ayaa sheegtey in Madaxweynaha dalka Tukriga Rajab Dayib Ordugan oo uu Shalay miyir doorsoon koobani ku soo boodey Isaga oo Ku jira tukashadii Salaada Ciida. Warku waxa uu intaa raaciyey in Madaxweyne Ordugaan uu dareemay…

Read More

‘’’Afkaygoow Qolo Ma Tihid,Qabiil Iyo Reer Ma Tihid,Adigu Waxaad Tahay Af Qudha’’ Hees Ka Hadlaysa Kala Qoqobka Af Somaliga & Kooxda Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ujeeddo ahaan waa heestii ugu shislayd ee Xiddigaha Geesku beryahan qaadeen. Waxa curiyay abwaanka halabuurrada Xiddigaha Geeska Abdirisaaq Xaamud Jaylaani. Waa foolaadka halabuurka casriga. Igula Ciida “Afkaygow qolo ma tihid”.   Afkaygoow Qolo Matihid Qabiil.Iyo Reer Matihid Qof Gaar Kuulihi Majiro Dadkaaga Qaybsamoo Qaloba qolo Diidantee Adigu Waxadtahay Af qudha…

Read More

Ruushka oo Soo Bandhigay Qaab Cusub oo uu Gaadiidkiisa Dagaalka ee Gaashaaman Ku dhaafin Karo Badaha Iyo Webiyada DAAWO

Moscow 26. June 2017 (SDN/QJ):- Isbedelka adduunka ka socda iyo Sida uu dalba isugu dayayo inuu la yimaado Hindise Cusub oo anfaca dalkiisa ayaa Waddanka Ruushku oo Ka Mid ah Shanta dal ee  Codka diidmada qayaxan ku leh Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Wuxuu soo bandhigay nidaam cusub oo uu gaadiidkiisa dagaalka kaga gudbin karo…

Read More

Madaxweyne Erdogan: Shuruudaha Qatar Lagu Xidhay Sharciga Caalamiga Ah Ayey Lid Ku Yihiin

Istanbul 26. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa yidhi shuruudaha ay Qatar ku xidheen dalalka Gacanka ee ay jaarka yihiin waa kuwo ka hor imanaya sharciga caalamiga ah, sababta oo ah buu yidhi waxay farogelin ku yihiin qaranimada dalkaas. Qatar ayaa ku tilmaantay shuruudahaa oo ay ka mid yihiin in ay hoos…

Read More

Maraykanka oo Sheegay inuu Rumaysanyey in Khilaafka Qadar & Carabta Xidhiidhka u Jartay yahay mid Hal Qoys dhex-yaal

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in ay tahay mid salka ku haysa “arimo qoys”. Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo, Sean Spicer, ayaa hadalkan sheegay mar uu la hadlayay weriyayaal ku sugnaa Washington. “Waxaan rumaysannahay…

Read More

Maxamed Salaax oo Noqday Ciyaaryahankii Ugu Qaalisanaa Afrika, Carabta, Liverpool iyo Roma

Roma 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Masar ee Maxamed Salaax ayaa taariikhda qayb ka galay markii uu noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee ay soo iibsato kooxda Liverpool ee horyaalka Dalka ingiriisku. Maxamed Salaax oo dhowaan ay kala iibsadeen Kooxaha Roma iyo Liverpool ayaa qiimahiisu gaadhay 47 Milion oo lacagta Euro-da ah, taasoo ka…

Read More

Cafiska Mukhtaar Roobow Afhayeenkii Hore ee Xarakada Shabaab Kadib, Akhriso Liiska 7dii Uu Mareykanka Lacag Dul Dhigay

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa la sheegayaa in ay Wadaadka Mukhtaar Mansuur Roobow ka saartay liiska dadka ay lacagta dul dhigeen. Sida ay qortay VOA-da, Mareykanka ayaa sidaa go’aansaday Jimcihii. Sheekh Roobow oo ahaa ku-xigeenka Al-shabaab, waxaa uu hadda ku sugan Koonfur Galbeed, waxaa la sheegayaa in ay jiraan wada…

Read More

Cudurka Daacuunka oo Si Ba’an ugu Faafay Guud ahaan Dalka Yemen & Xaalad Cunto yaraaneed oo Waddankaasi soo Wajahday

Sanca 26. June 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in tirada kiisaska looga shakisan yahay cudurka daacuunka ee dalka Yemen ay kor u dhaaftay labo boqol oo kun oo qof. War ka soo baxay ururka caafimaadka aduunka ee WHO iyo hay’adda carruurta ee UNICEF ayaa lagu sheegay in dalku uu wajahayo xaaladda daacuunkii ugu xumaa…

Read More