Uncategorized

Madaxa Hay’ada SAFE oo ka warameysa waxa ku kelifay in ay aasaasto Hay’ada(DAAWO)

New York May 08,2013(SDN)-Hodan Guled oo ah madaxa hay’ada SAFE isla markaana aasaastay ayaa ka waramaysa waxa ku kelifay in ay hay’adan aasaasto iyo waxa ay qabato.

Hodan oo mudo la soo shaqeynwysay hay’adaha samafalka ayaa goansatay in ay dhankeeda ka gasho hawsha baaxada leh ee sugeysa Soomaalida guud ahaan,gaar ahaana kuwa fursada u helay in ay dibeddaha wax ku bartaan.

 

 

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/a2ssnoACUzQ?feature=player_detailpage” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>