Khilaaf ka Aloosnaa Gebilay,Kana dhashay Raashin Mucaawimo ah oo maanta la soo afjaray {DAAWO}
Gebilay 30.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Tima Cad” oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay,iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Kulan balaadhan la yeeshay Cuqaasha Gobolka Gebilay. Kulankan ayaa Salka ku hayay Khilaaf ka dhashay Raashin Mucaawimo ah oo Dawlada Turkigu ugu deeqday Gobolka Gebilay…
