London 17March 13(SDN) Fanaanka Cabdi Jamac Qaboojiye oo looga bartay Heesaha wadaniga Somaliland iyo Amaanta Madaxwaynaha Somaliland aya mar kaliya waxa lagu arkay isaga oo hees cusub u soo saray Madaxwaynaha Dawlada Fedralka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud taas oo asxaabtiisa ka yaabisay fariina u diray madaxda somaliland in go aan laga qaato fanaanka . halkan ka dawo heesta .
Heestii Madaxwaynaha somaliya dawasho wacan
Heestii Madaxwayne Siilanyo uu u qaday dawasho wacan
