Hambalyo: Guurka Isaxaaq iyo Hodan Gaarriye, Madal Saaka Mudan iyo Waxgarad Ku Kulmay
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka dhacayay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa… 09:30 arooryo ayay munaasibaddu bilaabantay. Waxa ka soo qayb galay · Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) · Abwaan Xasan Xaaji C/Laahi Ganay · Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle…
