Webmaster

    Tartan Orodka Shanta Kilo Mitir ah oo lagu Xusayo Maalinta dhalinyaradda Somaliland oo Hargaysa lagu qabtay

    Hargaysa 20.Feb (SDN)   Tartan orodka Shanta Kilo Mitir ah oo lagu Xusayo Munaasibada 20ka bisha February ee dhalinyarada Somaliland ayaa galabta lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Tartankan oo ay soo qaban qaabisay Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo isla markaana iskaashi kala yeelatay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa furitaankiisii ka qayb galay agaasimaha waaxda ciyaaraha ee Wasaarada…

    Read More

      Wasiirka Cadaalada oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal loogu talo galay askarta ilaalada Xabsiga Hargaysa

      Hargaysa 20.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta si rasmi ah Xadhiga uga jaray dhismayaal loogu talo galay askarta ilaalada Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargaysa. Munaasibad kooban oo lagu qabtay bogcada laga hirgaliyay dhismayaashan isla markaana ay ka soo qayb galeen Taliyaha Ciidanka Asluubta,ku xigeenkiisa labaad,Saraakiil ka tirsan…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka qeybgalay MunaasabadaQiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato”(DHEGEYSO)

        Hargeysa Feb 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Madane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato” oo Lagu Qabtay Huteelka  Maansoor ee magaalada hargaysa. Barnaamij aanunu Munaasibada idiinka diyaarinayna waa kan ee ka bogta.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Qiimee.MP3″] SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

        Read More

          Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Gaadhay Magaalada Laas qoray

          Laasqoray 20 Feb.(SDN)   Wefti Culus Oo Uu Hogaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala Bixinayay Deganada Sanaag Bari Ayaa Soo Gaadhay Magalada Laasqoray Waxana Intii An Weftigu Soo Cagadhigan Magaaladasi Laasqoray Lagu Qaabilay Degaanka Xabaasha Aw Cali Halkaaso Dadka Degaankasi Ay Weftiga Wasiirka Uga…

          Read More

            Gudoomiyeyaasha Cusub ee Gobolada Togdheer iyo Sool oo kulamo la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada

            Hargaysa 20.Feb (SDN) Gudoomiyayaasha Gobolada Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulano xogwareysi ah Waxay kula Yeesheen xafiisyadooda Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood Madaxda Laamaha Dawalada ee labadaas Gobol. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer  Mudane Axmed Cumar oo Kulankaas ka hadlay ayaa Sheegay in Nuxurkiisu yahay Sidii ay isu…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb galay Madal loogu Magac daray Qiimee Qofkaaga Si aad Qiimo u Yeelatid

              Hargaysa 20.Feb (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Madane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato” oo Lagu Qabtay Huteelka  Maansoor ee magaalada hargaysa. Munaasibadan  Loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga si aad Qiime U yeelato ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha…

              Read More

                “Ereyga Xaqa Ah Ha la Aamusin”… Dardaaran Gaar Ah Oo Gaarriye I Faray W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

                Aan afeef ku bilaabo’e Dhambaalkan aniga ayaa qoray, masuuliyaddiisana leh… Wixii uu gedaafo iyo guul sidana aniga ayaa guudka la ii saarayaa… Waa hilaad aynu hadda ka joogno ugu dhawaan afar gu’ iyo March/2009-kii.. Amintaas waxa aan ku gudo-jiray qoraalka dhigane magaciisu yahay CULUUMTA MAANSADA oo haatan ifka u soo baxay… Aqoonyahannada aan rabay inay…

                Read More

                  Suxufiyiin Hargaysa uu uga furmay aqoon isweydaarsi lagu darsayo halista H.I.V/AIDS

                  Hargaysa 19.Feb (SDN       Agaasimaha waaxda wacyigelinta ee Kummishinka ka hortagga Aids-ka Yuusuf Nuur Maxamed ayaa maanta 30 suxufi oo isugu jira saxaafadda iyo ta madaxa banaan uga furay kulan socon doona muddo sadex maalmood ah oo lagu daraasadaynayo Cudurka HIV AIDS-Ka. Md Nuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada kulankan loo qabtay ay…

                  Read More

                    AMISOM police hand over office equipment to Somali police

                    Somali police have received vital supplies of office equipment and furniture from the police component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM). At a ceremony in capital Mogadishu on Monday, AMISOM Police Commissioner Charles Makono officially handed over the gear to Somali Police Commissioner, General Sharif Shekhuna Maye and Deputy Interior Minister and National…

                    Read More

                      Wasiiirka Caafimaadka oo soo gabo gabeeyay kulan lagaga hadlayay ka faa’iidaysiga Talaalka

                      Hargaysa 19.Feb (SDN   Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Md Xuseen Muxumud Maxamuud (X Xoog) ayaa maanta soo gebagebeeyay tababar muddo sideed maalmood ah uga socday Hawlwadeeno caafimaad Hotel Maansoor ee Hargaysa. Aqoon is weydaarsi ku saabsan ka fa’iidaysiga talaalka cusub ee Cudurka Jooniska ayna ka qayb qaadanayeen hawlwadeeno ka kala socday somaliland iyo dalka aynu…

                      Read More

                        Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha oo ku Sugan Degmada Laas qoray kana waramay Socdaalkiisa

                        Laas Qoray 19.Feb (SDN) Wasiir ku xigeenka wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ee JSL Md C/salaan Maxamed xasan iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal ku marayey deegaano ka tirsan Gobolada Sanaag iyo badhan ayaa maanta meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha Degmada Laasqoray. Wasiirka oo u waramayey Socdaalkiisa  isagoo ku sugan magaalada laasqoray waxa uu sheegay…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta oo Xog Waran ku Saabsan Hawlaha Wasaarada Warfaafinta ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida

                          Hargaysa 19.Feb (SDN)     Fadhigii Maanta ee Golaa Guurtida Somaliland ayaa Xogwaran ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta Mudane Abiib Diiriye Nuur . wasiirku waxuu golaha warbixinka siiyey waxqabadka wasaaradda warfaafinta iyo mas’uuliyadda ay u xilsaaran yihiin waaxyaheeda kala duwan, isagoo Sheegay in Wasaaradu u Xilsaaran tahay inay Bulshada u gudbiso Xogaha ay u baahan…

                          Read More

                            Wasiirka Waxbarashada JSL oo Dhismaha Dugsiga Boarding-ka Bullaxaar dhagax-dhigay, gobolka Saaxil

                            Buullaxaar Feb 19,2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSl Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo wefti ay hoggaaminaysay oo ka tirsan xukuumadda JSL iyo qaybaha bulshada Weftigan oo wasiirka Waxbarashada ay ku weheliyeen Wasiirka Madaxtooyada JSl Mudane Xirsi X.  Cali Xasan, Suldaan  Siciid Maxamuud Maxamed, iyo dadweyne ayaa waxa ku soo dhaweeyay xarunta guddoomiyaha gobolka Saaxil  Cali Maxamed  Cilmi,…

                            Read More