Maleeshiyaadkii Islamiga ee Maali oo Darfur Firxad ku Galay
Darfur Feb 19,2013(SDN) Jabhadda caddaalada iyo sinaanta oo ka mid ah kooxaha gobolka darfor ayaa waxa ay sheegtay in xoogaga kooxaha islaamiyiinta ah ee dagaalka ka wada woqooyiga maali xubno ka mid ah oo dagaalada ka soo cararay ay soo galeen dhulka gobolka darfoor ee galbeedka dalka sodaan. Xarakada cadaaladda iyo sinaanta ayaawaxa ay sheegtay…
