Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daad Madheedh Oodweyne oo si rasmi ah Xilkii ula Wareegay
Oodweyne 17.Feb (SDN) Gudoomiyaha cusub ee gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala Wareegay gudoomiyihii hore ee Gobolkaas Yuusuf Ibraahin Geedi ,oo haatan ah Gudoomiyaha Gobolka Gebilay waxaana Xaflad arrintan ku saabsan lagu qabtay Magaalada Oodweyne . Munaasibad balaadhan oo ka qayb galeen Maamulka Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne,Waxgarad,Aqoon…
