Webmaster

    Doodii Xeerka Amniga Madaarada oo la soo Gabo gabeeyay iyo Madaxweynaha Siilaanyo oo beri Khudbadii Distooriga ahayd ka jeedin doona fadhi labada gole leeyihiin.

    Hargaysa 29.Jan.(SDN)  Golaha wakiilada Somaliland  ayaa fadhigiisi maanta oo u shir gudoominaya gudoomiyaha golaha wakiilada md  C.raxmaan Maxmaed C\laahi oo ku soo gaba gabeeyey doodii  xeerka  Takaaliifta  aminiga madaradda  oo ay Todobaadkab ku guda jireen. Mudanayaasha Golaha Wakiilada Maalmahan Dambe ku Guda Jiray Doodaada Ku saabsanayd Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada,kuwaa oo ku Kala duwanaa Sidii…

    Read More

      Wasiirka Beeraha oo kormeer Shaqo ku tagay deegaamo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex.

      Hargaysa 29.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliyaan wafdi ka socda urur gobaleedka igad, Saraakiil ka tirsan Hay’adaha Ifad, W.f.p iyo Ururka Wadaniga ah ee Taakulo ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku soo Maray,Degaanada ,Xagal Xareed iyo Abu-Riin ee Gobolka Maroodi Jeex.   Weftigan ayaa Kormeerkoodu  waxa uu La Xidhiidhay Sidii ay ugu Kuur…

      Read More

      Ghana Iyo Mali oo Guryahoodii u Kala direy Niger Iyo Congo (Cup Of Nation-2013-ByJaahuur)

      Port Elezabeth-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Akhyartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeynaa Ghana oo samarsiisey Niger iyo quarter Finalkii oo la soo guda galey. Haddaba shacabweynaha ciyaaraha jecel waxay sadaalinayaan in xulka Ghana qarka u saaranyahay inuu ku guuleysto Koobka Afrika (Cap Of Nation) Saadaashan waxay diiradda ugu sareen waa xulka aan wali laga badin saddedii ciyaarood aay…

      Read More

        Wasiirka Britain u qaabilsan Africa iyo Wasiirka arrimaha Dibeedda ee Soomaaliya oo ka war bixiyay ujjeedooyinka Shirka Soomaaliya ee London Lagu qabanayo

        Adis Ababa Jan 29,2013(SDN)-Wasiirka Britain u qaabilsan Africa Mr Mark Simmonds iyo wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan oo wada jir u guddoomiyay kulan ka dhacay magaalada Adis Ababa oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa madaxda ka qeyb galeysa shirka Midawga Afrika uga xog waramay xaalada Soomaaliya. Shirkan ayaa lagu soo qaaday…

        Read More

          Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland in response to the UK Foreign and Commonwealth Office’s revised travel advice for Somaliland

          The Government of the Republic of Somaliland takes its responsibility to protect foreign nationals living and working in the country very seriously. International organisations, multinational businesses and other foreign entities have been operating securely in Somaliland for many years, thanks to the resources we have invested in our security institutions, and the willingness of the…

          Read More

            Muqdishow Nasiibkeed, Maantuu u wacanyahay (MAANSO)

            Waxaan qoray Tixdan Maanso ee aan ugu magac daray Muqdishow Nasiibkeed, Maantuu u wacanyahay, Goor habeen ah, anigoo Maraya mid ka mida Wadooyinka Caasimadda. Halkan ayaan ku dhashay kunasoo barbaaray, waxaana iminka ii muuqanaya wax aad uga duwan wixii aan Magaalada kusoo bartay ee ahaa inaanay Dadku ku dhiiran karayn socod Habeennimo, Colaadihii jiri jiray…

            Read More

              Imanmayso Somaliland-ta aad u Alwanaysaanee

              “Adduunbay addoon kula noqdeen iib la dhaafsado’e, ammaana alla waydiin bannaan labada oofoode” Maxamed Siciid Gees Aqoonyahan Maraykan ah oo wax ka dhiga Jaamacad ku taalla Gobalka North Carolina oo la yidhaa (Davidson College), laguna magcaabo Ken Machouse oo khabiir ku ah arrimaha siyaasadd, isla markaana qoraallo badan ka qoray Soomaalida oo Dawladda Maraykanku kala…

              Read More

                Guddomiye ku xigenka xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha oo soo dhaweyey gudomiyaha hore ee wadani oo u soo diga rogtay xisbiga UCID isaga iyo tagareayaashisuba

                (KampalaSDN) Guddomiye ku xigeenka xisbiga ucid laantiisa bariga iyo badhtamaha  Africa  khaddar bitijoor  shir jaraaid  qwabtay manta  ayaa si weyn uu soo dhaweyey  guddomiyaha xisbiga  wadani laantiisa bariga Africa  oo uu soo diga rogtay  xisbiga  cadalada iyo daryeelka ee ucid   oo ay soo galen isaga iyo tagarayashiisu gacmo furan iyo qalbi  furan kus oo dhaweynayan…

                Read More

                  “Wixii Cadaalada ka Qaloocda Wadankoo dhan ayay Cawaaqib xun ku yeelanaysaa” Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland.

                  Hargaysa 28.Jan (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo kormeer ku jooga Gobolka Togdheer ayaa Maanta kulan kula  yeeshay magaalada burco,Mas’uuliyiinta hay’adaha garsoorka ee Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland waxa uu xusay in bah’da Garsoorka  looga baahan yahay inay si cadaalad ah ugu adeegaan bulshadooda waxaanu hoga tusaaleeyay doorka ay…

                  Read More

                    Gudomiyaha xisbiga wadani ee dalka ugandha abdiskakur maxamed warsame (dhoolayare) oo cadeeyey inuu iska casilay xilki uu xisbiga wadani uu hayey isaga iyo tagerayashiisuna uu diga rogteen xisbiga ucid

                      (KampalaSDN) . Gudomiyaha xisbiga wadani laantiisa dalka ugandha abdi shakur Mohamed warsame (dholayare) ayaa waxa uu cadeeyey somalidiasporanews mar uu kula soo xidhiidhay khadka telephonka inuu ka baxay xisbiga wadani una diga rogtay isga iyo tagerayashiisa badan ee uu xisbiga wadani ku leyahay dalka ugandha manta laga bilaaban uu galay isaga iyo tagareayashiisu xisbiga…

                    Read More

                      Maayarka Boorama oo ku Celiyay inaanay ka baxayn balanqaadkii ay bulshada u Sameeyeen Xiligii Ololaha doorashada.

                      Hargaysa 28.Jan (SDN) Maayirka  Dawlada  Hoose ee  Boorame ,Mud,Saleebaan maxamed Xaddi,ayaa  sheegay in qorsha hawleedka golahooda degaanka  ay sal-dhig u noqon doonto ballan qaad-yadii   ay bulshada u sameeyeen xilligii ololaha doorashada kaas oo la Xidhiidhay dhinac-yada  adeega bulashada. Mud, saleebaan  maxamed Xaddi  waxa  uu sheegay in gole ahaan ay isla qaateen, in bulshada  uga dhabayaan…

                      Read More

                        Maxkamada Gobolka Maroodi jeex oo Xukun ku riday laba nin oo ka ganacsada Maandooriyaha Khamriga.

                        Hargaysa 28.Jan (SDN)  Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta Xukun iyo Ganaax lacageed ku riday laba danbiile oo lagu qabtay Maandooriyaha Khamriga oo ay ka ganacsanayeen. Waxaana barxada hore ee maxkamada lagu gubay in ka badan Sodon Jirikaan oo Khamri laga soo buuxiyay. Garsoorihii Xukunka qaaday ayaa sheegay in danbiilayaasha kala ah Axmed Cali Ciise…

                        Read More

                          Kulan hawleed ku saabsan Samaynta Siyaasada Faya dhawrka Qaranka oo Hargaysa ka furmay.

                          Hargaysa 28.Jan (SDN)  Kulan hawleed ku saabsan Diyaarinta  siyaasadda Faya dhowrka Guud ee Qaranka ayaa uga furmay magaalada hargaysa xubno ka kala socday Wasaaradaha  dawlada iyo  Madaxda Golayaasha deegaanka Kulankan oo ay ka qayb qaadanayaan  Maayir ku xigeenada Dawlada Hoose  ee Gobolada dalka, xubno ka kala socday wasaarada caafimaadka, wax-barashada iyo Wasaarada Macdanta iyo Biyaha…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Taliyaha Ciidamada Booliska oo ka hadlay dareenkooda ku wajahan Warkii ka soo baxay Dawlada Ingiriiska,Baaqna u diray Shacabka Somaliland.

                            Hargaysa 28.Jan (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland C.laahi Fadal Iimaan ayaa maanta Cadeeyay in Ciidamada Amaanku ay heegan ugu jiraan adkaynta  Nabadgalyada Wadanka ,isla markaana aanay jirin Wax Xasilooni daro ah oo Somaliland ka jirta. Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland waxa uu Sheegay inaanay u muuqan warka ka soo baxay dawlada Ingiriiska ee ay ku…

                            Read More

                              Maxaa kulansiiyay Diidmada Somaliland ee ka qeybgalka Shirka London iyo Britain in Muwaadiniintooda kala baxdo Somaliland?

                              Hargeysa Jan 28,2013(SDN)- Dawlada dalka Britain ayaa hadal ay soo saartay shalay gelinkii danbe ayaa u muuqda Jawaab diidmada Somaliland ku diiday ka qeyngalka Shirka wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo Britain ay dabada ka riixeyso. Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa maalmahanba waday olole lagu diidayo ka qeybgalka shirka…

                              Read More

                                Warbixin laga diyaariyay Dhibaatooyinka Haweenka Soomaaliyeed kala kulmaan adeegyada Caafimaad ee Minnesota

                                Minnesota Jan 28,2013(SDN)-Warbixin dhawaan la daabacay ayaa lagu qeexay dhibaatooyinka ay Haweenka Soomaaliyeed ee uurka lihi kala kulmaan adeegyada Caafimaad ee Minnesota. Caqabadahan ayaa salka ku haya farqiqa ama kala duwanaashaha dhaqan ee Dhakhaatiirta reer Galbeedka iyo Haweenka Soomaaliyeed. Urur la yidhaahdo Isuroon oo xuquuqaha u ololeeya xaruntiisuna ay tahay Minnesota ayaa Daraasadan sameynteeda kafaalo…

                                Read More