Webmaster

    Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland:Beesha Ciise waa ay ku gacan seyrtay xal u helida xaalada Zeylac,Nabaduna Gorgortan ma leh(DHEGEYSO)

    Zeylac Jan 19,2013(SDN)-Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa shir jaraaid ku qabtay magaalada Zeylac oo uu ka waday dhexdhexaadin lagu xalinayo xiisad siyaasadeed oo halkaa mudaba ka aloosneyd ayaa hadalo xasaasiya ka sheegay. Wasiirku waxa uu ka warbixiyay halka ay ku danbeeyeen wadahadaladii iyo sida ay Beesha…

    Read More

      Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Golaha Wakiilada Xog Waran ka siiyay Hawlaha Wasaaradiisa Halkan ka DHAGAYSO

      Hargeysa Jan 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi ayaa warbixin ku saabsan lacagta $10ka dollar ah ee ay ka ururiyaan Madaarada dalka ka hor jeediyay Gollaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland. HALKAN KA DHEGEYSO OO KA BOGO WARBIXINTA WASIIRKA DUULISTA IYO HAWADA SOMALILAD MD MAXAMUUD XAASHI [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xaashi.mp3″] SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Cadeeyay in nabadgalyada Wadanka aanay Cidna u daba Fadhiisanayn isla markaana ka hadlay Go’aan ay Beesha Ciise ku diiday Maayarka iyo Maayar xigeenka Saylac inay mid qaataan

        Hargaysa 19.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Saylac oo uu Mudooyinkii u maalmihii u danbeeyay ku joogay Xal u helida Khilaaf ka dhashay Doorashadii Golayaasha Deegaanka ayaa Cadeeyay in Beesha Samaroon oo Urursatay inta badan kuraasta golaha deegaanka isla markaana ay ka soo jeedaan…

        Read More

          Maayarka Magaalada Berbera oo ka hadlay Qodobo ka soo baxay gabo gabadii kalfadhigoodii Kowaad.

          Hargaysa 19.Jan (SDN) Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa maanta soo gabo gabeeyay Kalfadhigoodii Kowaad ,Isla markaana ku Magacaabay Afar Gudi Hoosaad oo Golaha Deegaanka ee Degmada berbera yeeshay. Gudoomiyaha Golaha deegaanka ee magaalada berbera isla markaana ah Maayarka magaalada Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Cidin ayaa tilmaamay in si loo qaybsado hawl maalmeedka Joogtada ah…

          Read More

            Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo daboolka ka qaaday in aanay ogolayn Maraakiibta soo gala biyaha Jabaan.

            Hargaysa 19.Jan(SDN) Xoghayaha Arimah Dibada ee Dalka Maraykanka Miss.Helary Kilinton ayaa Maanta Sheegtay in Dawladeedu Ka soo Horjeedo amba diidantahay Markiibta ama Doonyaha Shiinaha ee Ku soo Xadgudbaaya Biyaha Xeebaha Dawaladu Jabaanku Qacanta Ku Hayso  iminka ee Shiinuhu Sheegto.   Miss,Kilinton Waxay Intaasi Ku dartay In la Diidanyahay talaabo lagu Burburinayo Gasiiradahaasi uu Kaligii go’aan…

            Read More

              Faransiiska oo ku jira Xaalad Feejignaan ah,Shaacana ka qaaday inay ka nadiifinayaan Wadanka Maali falaagada ka dagaalanta .

              Hargaysa 19.Jan(SDN) Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dalka Faransiiska Mr.Manweel Faaris ayaa Maanta Ku dhawaaqay In Dalkiisu Ku jiro Xaalada Feejignaan,iyadoo Laga Shakisanyahay in Weeraro Argagixiso Dhacaan,taas oo Aargoosi u ah  Dagaalka Ciidamada Faransiisku Ku Sifaynayaan Falaagada Ka Sugan Waqooyiga Maali.   Mr.Maanweel Faalis Waxa uu intaasi Raaciyay,in ay Jiri karaan dad Faransiiska Cadow u ah…

              Read More

                “Afartan arday wax ka badani ma fadhiisan karaan fasal” Wasiirka Wasaarada Waxbarashada oo kormeer ku Maraysa Gobolka Daad Madheedh iyo Dhisme ay Xadhiga ka jartay..

                Hargaysa 19Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Maanta ka furtay magaalada Oodweyne Xarun loo dhisay Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Daad Madheedh. Wasiirka Waxbarashadu Waxay kormeer ku soo martay Goobaha Waxbarasho ee Gobolka Daad Madheedh Sida  Dugsiga Hoose dhexe ee Harag Waafi,Dugsiga Sare ee Magaalada Oodweyne ,Waxaana warbixino halkaasi…

                Read More

                  Golaha Wakiilada oo Xog Waran ka dhagaystay Wasiirka duulista Hawada iyo Dareenka ka taagan lacagta 10$ ah ee Madaarada ay ku qaadaan.

                  Hargaysa 19Jan.(SDN) Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta Waxay warbixin kaga dhegaystay Wasiirka wasaarada Duulista hawada Md maxamuud Xaashi cabdi,oo Sharaxaad ka bixiyay Lacagta Tobanka Dollar ah ee ay ku qaadaan Madaarada. Wasiirka Duulista hawada waxa uu sheegay in guud ahan qaranka somaliland ka kooban yahay hay’ado dawli ah oo iskaabaya danta qarankana xil ka…

                  Read More

                    Mr.Silanyo Is A Ku – Ku

                    Like all other subjects in the School – Curriculum, history has it’s own aims or purpose. Mr.M.White has aptly said, “ An Aim is the conscious purpose which we keep before our minds while doing a thing or after having done. “ In general, the aims of teaching history are the same as that of…

                    Read More

                      Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,,

                      Doha Qatar 19Jan13 (SDN) Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,, Cad kuwaad wadaagtaan Cadaw laguma sheegoo Canaantiyo dhaliiilaa Colaad looma qaatee Cunsur iyo qabiil iyo Car i taabo maahoo Carab dalable suugaan Cadho looma heesoo Fanka lama…

                      Read More

                        Madaarka Berbera oo la dhigay Mishiin lagu ogaanayo Qofka sita Basabor aanu lahayn.

                        Madaarka magaalada berbera ayaa waxaa laga hirgaliyay Mishiin Casri ah oo lagu kala ogaanayo dadka raba inay ku baxaan Bassabor aan koodii ahayn . Qalabkan oo lacag badani ku baxday waxaa Somaliland ku caawisay Hay’ada IOM,waxaana Munaasibad loo sameeyay hawlgalinta qalabkan ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,Duqa degmada Berbera iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland…

                        Read More

                          Kulan lagaga hadlayay Tayaynta Tacliinta Sare oo lagu soo gabo gabeeyay Huteel Maansoor

                          Hargaysa 18Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Mudane Sacad Xaaji Cali Shir ayaa Maanta u soo Gabo gabeeyay Qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka kulan ay ku Gorfaynayeen Tayaynta Tacliinta Sare,kaas oo Mudo laba Cisho ah uga Socday Afar Jaamacadood oo dalka ah  Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa. kulankan waxaa ka qayb qaadanayay Jaamacadaha…

                          Read More

                            Mas’uuliyiinta Gobolka Hawd oo Kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan Gobolkaas

                            Hargaysa 18.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure ayaa Socdaal Hawleed ku soo maray deegaano ka tirsan Gobolkaas isla markaana ka soo fuliyay hawlo xidhiidha Wado banayn iyo Baa’bin Seerayaal . Gudoomiyaha oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmada Balli Gubadle,iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee Gobolka Hawd ,waxaanay…

                            Read More

                              Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland oo dalka ku soo laabtay,kana Waramay Socdaalkii uu Imaaraadka ku tagay.

                              Hargaysa 18Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta ku soo laabtay dalka,kadib markii uu soo dhamaystay Socdaal Shaqo oo uu ku tagay Wadanka Isu Taga Imaaraadka Carabta isla markaana uu kaga qayb galay Shir Caalami ah oo lagaga Hadlayay Arrimaha Shiidaalka. Wasiirka oo ka soo degay Madaarka Magaalada…

                              Read More