Webmaster

    Madaxweynaha Masar oo Sharaxaad ka bixiyay Hadal ay siweyn u dhibsadeen Israel iyo Xulafadoodu

    Qahira Jan 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa markii u horeysay sharaxaad ka bixiyay ereyo ka careysiiyay Israel iyo xulafadooda reer galbeedka. Hadalka Madaxweynaha Masar oo lagu daabacay Wakaalada Wararka ee dawlada Masar ayaa lagu sheegay in wareysigii uu Md Morsi bixiyay intaanu madaxweynaha noqon uu ujjedadiisu ahyed uun ka hadalka xaalada shacabka reer Falastine….

    Read More

      Ciidamada Algeria oo galay goob shidaal oo Ciidamo Hubeysani dad ku afduubteen iyo Jaha wereerka reer Galbeedka

      Amenas Jan 18,2012(SDN)-Ciidamda dalka Algeria ayaa weeraray goob shidaalka laga soo saaro oo koox hubeysani ay qabsatay kuna heysatay dad ka badan 200 oo ruux. Kooxdan Hubeysan oo ah qaar xagjira oo xiir la leh Al Qaacida ayaa sheegay in weerarka ay u qaadeen ka dib kolkii Faransiisku weeraray walaalahooda reer Mali. Ciidamad Dalka Algeria…

      Read More

        HISTORY PRESDENT OF UGANDAYoweri Museveni

        (KampalaSDN)Yoweri Museveni President of Uganda Incumbent Assumed office 29 January 1986 Prime Minister Samson Kisekka George Cosmas Adyebo Kintu Musoke Apolo Nsibambi Amama Mbabazi Vice President Samson Kisekka Specioza Wandera Kazibwe Gilbert Bukenya Edward Kiwanuka Ssekandi Preceded by Tito Okello Lutwa Personal details Born 15 August c. 1944 (age 68–69)[1] Ntungamo, Uganda Political party National…

        Read More

          Golaha Deegaanka Caasimada oo Meel Mariyay Xeer hoosaadkooda iyo Olole nadaafadeed oo laga fuliyay Magaalada Laascaanood

          Hargaysa 17.Jan(SDN) Fadhi ay Golaha deegaanka ee Casimadda hargaysa maanta ku yeesheen xaruntooda,ayay ku Meel Mariyeen Xeer hoosaadka uu Golaha Deegaanka Caasimadu ku Shaqaynayo Isla markaana ku doorteen Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka. Fadhigan oo uu Shir gudoominayey maayarka caasimadda ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa xildhibaanadu waxay ku doorteen guddi hoosaadyada uu…

          Read More

            Kulankii u horeeyay ee ay yeesheen 17 Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Saylac iyo Weedhihii Mas’uuliyiinta

            Hargaysa 17.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo ay Weheliso Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta kulansiiyay Todoba iyo Tobanka Mudane ee Golaha Deegaanka Degmada Saylac ka kooban tahay. Kulankan oo sida Warku Sheegayo ka qabsoomay goob ka baxsan Xarunta Dawlada hoose…

            Read More

              Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL oo xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Jaaliyada Imaraadka

              Hargeysa Jan 17,2013(SDN)-Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL wuxu wargelinayaa Jaaliyadda Emarate-ka ee Somaliland yo dhammaan dhinacyada ay arrintani khusayso  in  laga bilaabo taariikhda 15th Jan, 2012  aanay Khadan Cismaan Maxamed Guddoomiye u ahayn Jaalliyadda Emarate-ka carabta ama wakiil uga ahayn Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl Jaaliyadda Emarate-ka carabta, isla markaana uu Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl la shaqayn…

              Read More

              Tababarihii Barcelona oo u Ruqaansandoona Xagaaiyo Bayern Munich (By Jaahuur)

              Munich-Germany-Jan-16-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Tababarihii Barcelona Pep Guardiola oo u baqooli doona Bayern Munich qalinkana ku duugey 3-ex sanno oo (Contract) xagaagan soo socda. Tababarahan oo ka mid ah tababarayaasha ugu fiican aduunka ayaa 4-tii xagaaga(Seasons) uu la joogey Barcelona ku guuleystey 14-an (Titles). Waxa kale 00 isna ka dhawaajiyey inuu ka hayaamayo…

              Read More

                Mareykanka oo Dawlada Soomaaliya Aqoonsaya Berito

                Washington Jan 16,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ay maalinta berito ah ku dhawaaqeyso in dawlada Soomaaliya ee cusub aqoonsan tahay. Sidaa waxa saxaafada maanta u sheegay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibeda ee Mareykanka u qaabilsan Africa Johney Carson. “Xoghayaha arinaha dibeda ee Mareykanka waxa ay berito la kulmeysaa madaxweynaha Soomaaliya oo Washington booqanaya berito,labada dhana waxa…

                Read More

                  Ogeysiis:Dabaaldeg Xisbiga UCID loogu Qabanayo Ottawa,Canada iyo hogaanka sare ee xisbiga oo ka qeybgeli doona

                  Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool magaalada Ottawa iyo  agagaarkeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad  isugu jirta taageero guusha labaaad ee uu xisbiga UCID ka soo hooyeye tartankii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar…

                  Read More

                    Dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo oo banaan bax balaadhan ka sameeyay Magaalada Buuhoodle

                    Hargaysa 16.Jan.(SDN) Mudaharaad ay soo abaabuleen dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle . Dhalinyaradan ayaa Sheegay inay Kooxda Khaatumo ay soo faro galiyeen Ciyaar kubada cagta ah oo ka socotay garoonka kubada cagta ee magaaladaasi waxaanay Taayiro ku Gubeen Badhtamaha Magaalada Buuhoodle,iyagoo ku dhawaaqayay Ereyo ka dhan ah…

                    Read More

                      “Dhib wuu dhacaa Waanu dhici doonaa,oo Sunaha Noloshaa sidaas ah Laakiinse waxaa Haboon” Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Duur

                      Hargaysa 16Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caaraale Duur  iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Socdaalka hawleed ku joogay Magaalada Saylac ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur waxa uu kormeer ku soo maray Dekeda Magaaada Saylac,Xafiiska Wasaarada Maaliyada,iyo…

                      Read More

                        Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Kulan la yeeshay Wasiirul dawlaha Arimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta

                        Hargaysa 16Jan.(SDN Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Socdaal Shaqo ku jooga dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa maanta la kulmay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta Dr Anwar Mohammed Garga iyo ku xigeenkiisa Faris Al-Mazroui.   Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo…

                        Read More

                          Madaxweyne Obama oo sooban dhigaya shuruuc lagu xakameynayo hubka iyo diidmo durba soo yeedhay

                          Washington Jan 16,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa maanta lagu wadaa in uu soo bandhigo shuruuc dhawr ah oo lagu xakameynayo Hubka sida darandooriga ah u dhaca. Madaxweynaha ayaa shruucdan amar madaxweyne ku dhaqan gelinaya halka qaar kalena golleyaasha sharci dejinta loo guddbin doono sida uu sheegay afhayeenka aqalka cad Jay Carney. Madaxweynaha ayaa amar…

                          Read More

                            Madaxweynaha Masar oo aflagaadeeyay Yuhuuda iyo Mareykanka oo Dhaleeceeyay

                            Washington Jan 16,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa wareysi uu bixiyay sanadii 2010kii waxa uu ku aflagaadeeyay Yuhuuda oo uu ku sheegay dhiigyo cabyo ka soo ababay Daayeero iyo Doofaaro. Madaxweynaha ayaa wareysigan siiyay TV laga leeyahay Falastiin xili uu ahaa hogaamiyaha xarakada Akhwaanka. Madaxweyne Morsi ayaa sidoo kale dawlada Falastiin ku tilmaamay mid daba…

                            Read More