Webmaster

Xiddigii Reer Spain Rafael Nadal oo Calool Xanuun (Stomach Virus) Awgii Uga baxay Australian Open (By Jaahuur)

Spain-Jan-15-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu  maanta ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Spain Rafael Nada oo waayadan lagu arag fagaaraha ciyaaraha aduunka siiba Tanista xageebuu ku dambeeyey? Xiddigan oo ahaan jirey NO-1-Tenista  kuna guuleystey 11-ban (Grand Slam) ayaan Garoomada lagu arag ilaa June 2012 dhaawac jilbka bidix ka soo gaadhay awgii. Haddaba waxaa la filayey inuu ka soo…

Read More

    Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawadu Muxuu ku sifeey Lacagaha laga guro Madaarka Hargeysa(DHEGEYSO)

    Hargaysa 15.Jan,2013-(SDN)-Wasiirka Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa maanta Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Waxa uu Warbixin ka siiyay  waxyaabahii ay wasaaradiisu culayska saartay mudadii uu xilka hayey iyo waxyaabahii u qabsoomay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hawada.mp3″]     SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

    Read More

      Fooraha Loolanka KULMIYE oo Hawada soo galay iyo Shirweynahooda oo noqon doona Imtixaan Adag oo Xisbiga Soo Waajaha

      Hargeysa January 15, 2013 (SDN)- Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha…

      Read More

        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha oo Magaalada Hargaysa ka furay Kulan lagaga Hadlayo doorka dhalinyarada ee Siyaasada dalka.

        Hargaysa 15.Jan(SDN Agaasimaha guud ee wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska ee JSL Md Mustaffe Maamed Qodax ayaa maaanta tababar ku saabsan dardargelinta doorka ay dhalinyaradu ku leedahay isku xidhnaanta bulshada u furay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaha dalka qaarkood,Magaalada Hargaysa. Md Qodax oo ka hadlay munaasabadda lagu furay aqoon is weydaarsigaas ayaa sheegay in…

        Read More

          Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda Oo Wax Weyn Uu Noqon Karta Qaranka

          Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda Oo Wax Weyn Uu Noqon Karta Qaranka ‘Qof Dhis Waa Qaran Dhis’ Somaliland Concern Group waxay ku bogaadinaysaa qurba jooga somaliland sida ay dalkooda ugu heelan yihiin had iyo jeer ee…

          Read More

            Xawaaladda Jubbo Express Ka Fac weyn Mid Lagu Xidhiidhiyo Qaran Express

            Xawaaladda qaran waxa la xidhay oo ay shaqada joojisay bishii February 18th, 2012.Xawaaladda Jubbo express-na waxa laga furay Somaliland sannadkii(2010) bishii febuary halkaana waxa ku cad in sannad iyo badh iyadoo shaqayneysa”. Hargeysa Marka hore waxaan jecelahay inaan halkan ka salaamo dhammaan akhristayaasha kala duwan ee kala og ama kala garanaya qoraalka Been abuurka ah…

            Read More

              Kulan lagu Gorfaynayay Sidii Manhajka Waxbarashada ee Somaliland loogu dari lahaa Maado ka hadlaysa Badbaadinta deegaanka oo Hargaysa lagu qabtay

              Hargaysa 15.Jan.(SDN) Kulan lagaga hadlayay Tayaynta Manhajka Waxbarashada Dugsiyada hoose Dhexe iyo Badbaadinta deegaanka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Waxaa kulankan ka qayb qaadanayay Mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradaha Deegaanka,Waxbarashada,beeraha,Ka hortaga Aafooyinka Debiiciga ah,iyo Khubaro aqoon dheer u leh deegaanka. Dr C.kariin Aadan Cumar oo ah Agaasimaha Waaxda Mashaariicda iyo Horumarinta ee Wasaarada Deegaanka…

              Read More

                Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland oo Mar kale hortagay Gudi Hoosaad ka mid ah Golaha Wakiilada

                Wasiirka wasaaradda Duulista iyo hawada Md maxamuud Xaashi cabdi ayaa maanta warbixin ku saabsan hawlaha wasaaradiisa  u gudbiyey gudida ilaalinta iyo daryeelka hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland. Wasiirka oo maanta hor tegay gudigaasi ayaa warbixintiisa waxaa qayb ka ahayd waxyaabahii ay wasaaradiisu culayska saartay mudadii uu xilka hayey iyo waxyaabahii u qabsoomay. Md xaashi…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Si rasmi ah Maanta u gudo galay Xal u helida Xaalada Degmada Saylac

                  Hargaysa,15Jan.( SDN) Wasiirka Arimaha gudaha JSL Mudane maxamed nuur caraale duur ayaa maanta guda galay xalinta khilaafka ka dhashay doorashadii golaha deegaanka  ee degmada  Saylac,oo uu Socdaal Shaqo ku jooga isaga iyo Wefti uu hogaaminayo.  Wasiirka arrimaha Gudaha oo uu weheliyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Dhinaca Doorashaooyinka iyo axsaabta qaranka Maxamed Muuse Abees Mas’uuliyiin kale waxay kulan…

                  Read More

                    Mid ka mida Askartii Faransiiska ee weeraray Buulomareer oo u geeriyooday dhawwac soo gaaray

                    Muqdisho Jan 15,2012(SDN)-Mid ka madi askartii Faransiiska ee weeraray xero shabaabku ka hayeen sarkaal ka mida sirdoonka Faransiiska ayaa dhaawac soo gaaray awgii u dhintay. Sidaana waxa saxaafada u sheegay kooxda Al Shabaab oo sawirada meydka ninkan ku baahiyay barta Internetka ee Twitter. Sadex sawir oo Shababku baahiyeen ayaa waxa ka muuqda meydka askari ka…

                    Read More

                    Cristiano Ronaldo Ma Ka Haajiri Doonaa Real Madrid? (By Jaahuur)

                    Real Madrid-Jan-14-2013-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bildhaamineynaa xiddiga reer Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ma ka ruqaansan doonaa Madrid? Xiddigan oo u ciyaari jirey Man United dhiilna la galay Bernabeu ayaa kontragkiisii(CONTRACT) ku egyahay 2015,laakiin wuxuu afkiisu ka xaday inuu ka haajiri doono isbaanashka. Waan dhawri doona inaan ka baxo kontrageyga(Contract) taana la iskuma hayo,sidaana…

                    Read More

                      Ururka Xaqsoor ee Uk oo soo dhawayn Balaran u sameyey Fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo soo Gadhay London

                      London 15 Jan 13 (SDN) Tageerayasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ee uk ayaa waxay soo dhawayn balaran u sameyeen fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo boqasha gaban ku jooga caasimada wadankan London ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xaqsoor Marwo Rooda Cusmaan Mustawi oo u waramaysa qurbejoog.com ayaa waxay u shegtay in soo dhawayntan uu mutastay Fanaanku markii u ka…

                      Read More

                        fanaanka aad looga daba dhacay qaadiro jacayl oo habeenki xalay ahaa show aad weyn ka dhigay caasimada dalka ugandha+yo showga oo marlaabaad laga codsaday inuu ku soo celiyo

                        (KampalaSDN) habeenki xalay ahaa aa waxa caasimada dalka ugandha show aad uu weyn ku qabtay fanaanka weyn ee qaadiro jacayl oo ay ku wehelinayan fananinta rer kampala ,hadabo fanaanka weyn qaadiro jacayl ayaa waxa uu halka ku soo ban dhigay qaab masraxeed aad uu heer sareeya iyo heeso aad uu macaan oo ay aad ugu…

                        Read More

                          Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo ka meermeeray sababta dhabta ah ee Ciyaarihii Gobolada dalka Dib ugu dheceen(DHAGEYSO)

                          Hargeysa Jan 14,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland Md Cali Siciid Reygal ayaa maanta ka hadaly dib u dhac aan hore loo shaacin oo ku yimi ciyaarihii gobolada dalka Somaliland. HALKAN KA DHEGEYSO OO KA BOGO HADALKA WASIIR RAYGAL [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/raygal.mp3″]   SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                          Read More

                          Atlanta Falcons oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Seattle Hawks (By Jaahuur)

                          Atlanta-Jan-14-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormqdeena ciyaaraha waxaynu maanta tageyna xagaaiyo Mareykanka iyo (NFC) oo xaley foodda isla galeen Atalnta Falcons iyo Seattle Hawks. Ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka (NFL) American Football League  ayaa runtii ahayd ciyaar aad u xiissa badneyd oo la wada sugayey kana mid ahayd (play Off). Asxaabtay ciyaartan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad…

                          Read More

                            Shaqaale ka tirsan Wasaarada Maaliyada ee Somaliland oo Maanta u fadhiistay Imtixaankii Qiimaynta ahaa

                            Hargaysa 14.Jan(SDN) Hayadda Shaqaalaha dawladda ayaa maanta imtixaan Qiimayn ah , ka qaaday qaar ka mid shaqaalaha wasaaradda maaliyadda,kuwaasoo tiradoodu gaadhaysay 185 Hawl wadeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda oo Hadal dardaaran ah u jeediyay Shaqaalahan ka tirsan Wasaarada Maaliyada ee Imtixaanka qiimaynta ah u fadhiistay ayaa balanqaaday  in aanay kaalin ku lahayn diyaarinta iyo…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Saylac.

                              Hargaysa 14.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal. Waxaa wasiirka arrimaha Gudaha iyo Weftigiisa kaga hortagay duleedka magaalada Saylac Maamulka Gobolka,Ka degmada iyo Qaybaha Bulshada. Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Shacabka ku nool degmada Saylac waxa uu uga…

                              Read More