Webmaster

    Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Mashaariic caafimaad oo laga sameeyay deegaanada Abaarso iyo Arabsiyo

    Hargaysa 14.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarumo caafimaad oo laga hirgaliyay deegaanada Abaarso iyo Arabsiyo. Wasiirka Caafimaadka oo ay weheliyaan Isu duwaha wasaarada caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex,Saraakiil ka tirsan Xisbiyada qaranka, iyo Mas’uuliyiin kale. Wasiirka Wasaarada  Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud…

    Read More

      Maxay Xukuumada Somaliland ku Sifaysay Asbaabta dib u dhiga Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka.

      Hargaysa 14,Jan.2013 (SDN) Xukuumada Somaliland ayaa maanta Shaacisay inay dib u dhigtay Qabashada Tartankii Ciyaaraha Gobolada dalka oo la filayay inuu ka qabsoomo 15 bishan Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium,hasa yeeshee ay qaadaceen dadweynaha ku nool degmada Axmed Dhagax oo Sheegay inaan tartankaas lagu qaban karin tartankaas Garoonka hargaysa Stadium iyagoo taas sabab uga…

      Read More

        War degdega Gudoomiyahii ururka Ummada Dr Maxamed Gaboose oo ku biray ururka Wadani iyo xafladii oo lagu jiro qaban qabadedii

        Hargaysa14 Jan 13 (SDN) Wada hadal u socday  ururka ummada iyo xisbiga wadani ayaa labada urur siyaasadeed ayaa waxay u shegeen qurbejoog.com in uu  wada hadalkaasi guul ku soo dhamaday iyada oo hada lagu jiro qaban qabadii xaflada lagu soo dhawaynayo ururka ummada ,waxa kale oo uu Dr Gaboose la hadlay dhamaan tagerayashiisa qaradaha aduunka…

        Read More

          Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Somaliland oo Warbixin ka hor jeediyay Golaha Wakiilada

          Hargaysa 14,Jan.(SDN) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gud/Xigeenka Koobaad ee Golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta warbixin ku saabsan xeerka tirokoobka ka dhegaysatay wasiirka wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Sacad Cali Shire.  Dr Sacad waxa uu golaha uga waramay xeerkaasi iyo ujeedooyinka uu xambaarsan yahay isagoo sheegay inuu yahay…

          Read More

            Hargeysa: Ciidanka Amaanka oo Xabsiga dhigay koox Macalimiin ka ah dugsiyada Quraanka

            Hargeysa January, 14 2013 (SDN)- Ciidanka amniga ee magaalada Hargeysa, ayaa xalay xabsiga u taxaabay dhawr ka mid ah macaliimiinta wax ka dhiga madaarista diiniga ah ee magaalada. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan dawladdu ka soosaartay xadhigaas, haddana siday ilo xogogaal ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, hay’addaha amaanku waxay qabqabteen ilaa afar xubnood oo…

            Read More

              OTTAWA COMMUNITY SOMALILAND SERVICES WAXAY TACSI TIRAANYO LEH U DIRAYAAN EHELADDII ,ASXAABTII,QOYSKII IYO SHACABKA JAMHUURIYADA JABOUTI MARXUUM JAAMAC MOHAMUUD XAYD

              Inaalilaah wa inaa ilayhi rajucuun geeridu waa xaq kulu nafsun daa,iqatul mawd.Gudoomiyaha Ottawa community Somaliland services Mr: Abshir Nuur wuxuu tacsi tiraanyo iyo murugo leh u dirayaa ,qoyskii,caruurtii walaaladii iyo ehelkiisii,xigaalkii ,gacalkii,asxaabtii,shacabka Somaliland iyo shacabka xukuumadda jabuuti. Geerida ku timid walaalkeen marxuum JAAMAC MAHAMUUD XAYD, Guddoomiyihii Banka Dhexe ee Jabuuti ,oo maalintii jimcaha ahayd 11,January…

              Read More

                Madaxweyne Obama oo sheegay in Duyuurado Mareykana oo Jabuuti ka kicitimay ay ka qeyb qaateen Weerarkii Faransiisku ku qaadeen Shabaabka

                Washington Jan 14 2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay dalka Jamhuuriyada Jabuuti ay ka qeyb qaateen weerarkii dhawaanta Komaandiista Faransiiska ay ku qaadeen xero Shabaabku ku leeyihiin Buulo Mareer. Shabaabka ayaa ilaa sanadii 2009kii waxa ay maxbuus ahaan u heystaan sarkaal ka tirsan ciidamada Sirdoonka ee dalka…

                Read More

                  Maxkamada Gobolka Sool oo Xukuno dil,Xadhig,iyo Xoriyad u soo celin ah Maanta soo saartay

                  Hargaysa 13,Jan.2013.(SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamud Cumar ayaa ku dhawaaqay inay soo gabo gabeeyeen Sadex Kiis oo oo Maxkamadu ka garnaqaysay isla markaana shaaciyay inay Maxkamadu dil ku xukuntay Shan qof oo ku eedaysnaa falal qaraxyo iyo Shirqoolo laga fuliyay Magaalada Laascaanood ,halka ay Maxkamadu afar kalena ku riday Xukuno u dhexeeya…

                  Read More

                    Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo soo gabo gabeeyay Tababar lagu daah furayay Ogaanshaha Heerka Ganacsiga iyo Nolosha Qoysaska

                    Hargaysa 13,01,2013(SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire ayaa soo gabo gabeeyay tababar sadex cisho u socday Ardayda Jaamacadaha iyo hawl wadeeno ka tirsan Wasaarada Qorshaynta Qaranka ,Kaas oo uu ku soo xidhay  Caasimada Hargaysa. Tababarkan ayaa xidhiidh la leh tababaro lagu daah furayo sidii loo ogaan lahaa heerka Ganacsiga iyo nolosha Guud…

                    Read More

                      Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo daboolka ka qaaday in Cudurka Jadeecada lagu arkay Gobolka Maroodi jeex

                      Hargaysa 13.Jan.2013.(SDN) Wasiir ku xigaynka Wasaarada Caafimadka Somaliland Marwa Nimco Xuseen Qowdhan ayaa Maanta shaacisay in gobolka Maroodi jeex uu ka dilaacday Cudurka Jadeecada. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo shir jaraa’id ku qabatay xafiiskeeda waxa ay tilmaantay in Wasaarad ahaan ay u hawl galayaan sidii aanu xanuunkani ugu soo faafi lahayn dalka…

                      Read More

                        Cadho Yaynaan Ku Kala Daadin Somaliland AMA Qaranimadeenaba

                        Somaliland Concern Group Waxay Canbaaraysaa oo aad uga soo hor jeedaa kooxda Sheegtay In Ay Maxkamad La Beegsan Doonaan Madexweyne Siilaanyo Doorashadii Somaliland waxay lahayd xanif badan waxayna reebtay utumo badan oo shacabka reer Somaliland gabi ahaanba ay galisay shaki ka dhashay najiitadii doorashada, waxaana koox badan oo la filayay inay soo baxaan iska dhex…

                        Read More

                          Wasiirka Cadaalada ee Somaliland oo Sheegay in da’a yarta Somaliland ay yihiin kuwa ay ku faaftay adeegsiga Qabyaalada

                          Hargaysa 13,Jan.2013(SDN) Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta soo gabo gabeeyay barnaamij wacyigalineed oo ay Wadeen kooxda Ciidanka Asluubta ee Samo talis,Kaas oo lagu qabtay hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada. Bandhigan oo ay ujeedada ugu weyni ee laga lahaa ay ku qotontay sidii bulshada looga wacyi-gelin lahaa dhaqanada hooseeya ee…

                          Read More

                            Jawaabtii Abwaan Guuleed Xawaashe

                            Sida uu wariyay Abwaanka, macalinka, baraha sare ee proff:Abdillaahi Diiriye Aw Guuleed oo lagu garan ogyahay Carraalle kuna nool dalka Denmark, isla markaana uu aabihii Diiriye Aw Guuleed Warsame Guutaale ka mid ahaa ragii Silsilada ka garnaqay kuwoodii ugu dhex dhexaadsanaa, waxaa jirta inuu Guuleed Xawaashe maanso kale oo rogaal-celis ha ku soo galay Silsilada…

                            Read More

                              EDITORIAL: Rising road accidents: where lies the causes?. By HUBAAL Independent Weekly Issue

                              Once again road accidents have become a common occurrence on our roads and motorways with its accompanying fatalities and casualties. We have lost our parents, brothers, sisters and friends. It is still reported that Somaliland’s road accident record is strangely high among developing countries. This year alone, Somaliland recorded 2,875 motor accidents. According to the…

                              Read More

                                Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Galabta Soo Bandhigay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo Burcad Badeed Sii Daysay(SAWIRO)

                                Moqdisho, 12, jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo ay burcad badeed afduub u haysteen in ka badan labo sanadood, sadexda nin ayaa u dhashay dalka Siiriya waxaana la kala yiraahdaa Ridwaad Khaalid Daaha, Mu’ayid Hani…

                                Read More