Webmaster

    HAMBALYO HAMBALYO MEHER WACAN BOQOR BASHIIR AHMED CIGE IYO BOQORADA SAMIIRA AADAN RAABI

    Hambalyo aroos wacan waxaa halkan hambalyo iyo bogaadin qaaliya uga diraynaa boqorka Bashiir Ahmed CIge iyo boqoradiisa Samiira Aadan Raabi oo meherkoodu ka dhacay magalada Hargeisa manta oo bishu tahay December 30/2012 Sunday waxaanu leenahay hambalyo Meherwacan ilahay ha idinka dhigo kuwii dalkooda dadkooda anfaca ubadkhayrqabana kala hella  amiin amiin amiin …….. Dadka hambalyadan diraya…

    Read More

      Ururka Danaha guud ee Somaliland(Somaliland Concern Group) ee Uk oo shahado sharaf gudoonsiyey Abwaan Siciid Ilko jiir

      London Dec31 2012(SDN) Xaflad balaran oo aad loo soo agasimay oo ay soo qabanqabiyey ururka Somaliland Concern Group ayaa lagu qabtay caasimada London xafladan oo ka socota Galbeedka londona. Xafladan oo loo qabtay Abwaan Siciid Ilko jiir oo ah Abwaan Qaran una soo halgamayey xisbigii kulmiye ee talada Haya  ayaa waxa ka soo qayb galay aqoon…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaabilay Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland

          Hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qado sharaf u sameeyey salaadiinta Somaliland ee ku sugan caasimadda. Kulanka madaxweynuhu kula qaatay salaadiinta qasriga madaxtooyada ayaa waxaa sidoo kale ku  ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka somaliland Md cabdiraxmaan cabdilaahi  Ismaaciil saylici. Kulankan ayaa lagaga  wada hadlay sidii marxaladda haatan…

        Read More

          Kulan lagaga hadlayay doorka ay Saxaafadu ku leedahay khilaafaadka Amni oo Hargaysa ka furmay

            Hargaysa 30 Dec.(SDN) Aqoon Iswadaarsi Ku saabsan saamaynta Saxaafadu  ay Ku leedahay Khilaafaadka iyo Amaan Darada, oo ay ka Qayb galeen xubno ka kala socday Warbaahinta Maxaliga ah, ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa.   Kulankan oo ay Soo qaban qaabisay Hay’ada Maxaliga ee Xaqsoor,ayaa waxaa uu ka Furmay Jaamacada Hargeisa,waxana  Halkaasi Ka Soo…

          Read More

            War deg deg ah Hal Qof oo ku dhintay rabshadihii magaalada Boorama,Laba ku dhaawacmay iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisi oo kulamo la leh maamulka iyo qaybaha bulshada

            hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Goor dhawayd  gaadhay magaalada Boorama,iyadoo dad Mudaharaad kala hor tagay ay isku dhaceen Ciidamada Booliska isla markaana uu ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid gaadiid. Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisa ayaa lagu soo waramayaa in Huteelkii…

            Read More

              Hargeysa: Shirkadda SOM Events oo shahaado-sharaf ku muteysatay doorkii ay ka qaadatay Shirweynihii lixaad ee Dallada SONYO

              Hargeysa Dec. 30, 2012, (SDN)- Shirkadda  Nashqadaynta xafladaha, shahaadooyinka iwm ee SOM Events, ayaa shahaado-sharaf ku mutaystay doorkii ay ka qaateen shirweynihii SONYO ee habeen hore ku soo gebageboobay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xilka wareejinaya ee daladda SONYO Mr. Axmed Cali Wacays, ayaa dhammaadkii xafladdaas waxa uu shahaado-sharaf ku guddoonsiiyay kooxihii iyo ganacsatadii…

              Read More

                Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland oo Shaacisey 15.12.12 in La Qaybinayo Darajooyinkii Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland Ilaa Hadana aan La Hayn.

                London Dec30 (SDN) Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami Ayaa Shaaca ka Qaaday bishu maray aheed 21/11/2012 In la bixinayo darajadii ciidanka qalabka sida marka ay bishu tahay 15-ka December 2012 ay Dalka Itoobiya Ka Iman Doonto Darajadii Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Dhammaystiran. Wasiirka Gaashaandhiggu Waxa Uu Sidaasi Ku Sheegay Waraysi…

                Read More

                  Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Miisaaniyada 2013ka

                  Hargaysa 30 Dec.(SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta si duuduub ah u ansixiyeen Miisaaniyada Qaranka ee 2013. Fadhigan oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isla markaana ay ka soo xaadireen 44 Mudane. Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa ka warbixiyay Miisaaniyada Qaranka…

                  Read More

                    War Deg Dega :Mudaharaad Balaaran oo ka Socda Casimada Gobolka Awdal ee Borama Halkan Ka Dawo VIdyawga

                    Borama Dec/30 (SDN)Magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal aya waxa ka socda mudaharaad balaran oo loga soo jeeda xukumada somaliland  iyaga oo ka qayb galayaan bulshada ku dhaqan degmada boorama mudaharadkan aya waxa looga soo jedaa wafdi balaran oo odayaal dhaqameedyo iyo siyaasin isagu jirta iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Bixi iyo Oday Xaji Cabdi…

                    Read More

                      Meeliishaad Bakistaan ku laayay ciidamo ay qafaasheen

                      Peshwar Dec 30 2012(SDN)-Koox hubeysan oo dhawaan ciidamo dalka Bakistaan u dhashay qafaashay ayaa laayay 20 ka mid ahaa ciidamadaasi,sida ay sheegeen laba ka mida ciidamadii la qaafashay oo bedbaaday. Ciidamada ayaa la qaafashay ka dib kolkii kooxdan hubeysani ee ay weeraro dhawr ah ku qaadeen dhar goobood oo baro kontrol ahaa oo ciidamadu ka…

                      Read More

                        War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliland oo Caawa Munaasibad Casho ah u samaynaya Ururadii ku dhacay doorashadii

                          Hargaysa 29 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa caawa casho sharaf ugu samaynaya Xarunta Qasriga Madaxtooyada Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha Deegaanka ee dabayaaqadii bishii hore ka qabsoontay Somaliland. Wararka Hor dhaca ah ee naga soo gaadhaya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya inaanay weli iman Hogaanadii Ururada Siyaasada ee ku…

                        Read More

                          Kooxo ka Tirsan Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Hawl gal Madax taabasho ah ka wada Gobolka Sanaag

                            Hargaysa 29 Dec.(SDN) Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ayaa kormeer ay ku darsayaan shaqada iyo shaqaalaha dawlada waxa ay ku tageen Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Waxay Kooxdan ka socota Hay’ada Shaqaalaha Dawladu hawl gal Madax taabasho ah ku sameeyeen Shaqaalaha dawlada,marka laga reebo Ciidamada iyo Shaqaalaha Dawlada Hoose ee Magaalada Ceerigaabo. Kooxdan ka socota…

                          Read More

                            Kulan lagu Gorfaynayo Galdooladii Doorashada Deegaanka oo Hargaysa ka qabsoomay

                              Hargaysa 29 Dec.(SDN) Kulan hawleed lagu darsayo waxyaabihii ka soo baxay Doorashadii golahan deegaanka ee dhawaan ka qabsoontay, ayaa maanta lagu qabtay Hotelka maansoor ee magaaladda hargeysa. kulankan oo ay iska kaashadeen daladda Nagaad, iyo Hay’addaha Hafayooko iyo Oxform kana qayb qaadanayaan hawlwadeenadii ka qayb galay hawlihii Doorashada, ayaa waxa lagu falanqaynayaa isla markaana…

                            Read More

                            Tababarihii Brooklyn Nets(NBA) oo Daaqadda Laga Tuurey Muxuuse Galabsadey?

                            New York-Dec-29-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa Tababarihii kooxda kubadda koleyga ee Brooklyn Nets (NBA) Avery Johnson oo shaqadii laga eryey muxuuse galabsadey? Haddaba tababarahan oo runtii ahaa xiddigihii barasamaadkii ee reer Mareykan Avery Johnson ayaa kooxo kala gaddisan soo tababarey,sannadii 2006-na waxaa loo magacaabey Tababarihii sannadka wuxuuna macalin u ahaa Dallas Mavericks. Akhyaartay runtii…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Cadeeyay in Xafiiska Garyaqaanka Guud uu la Wareegay dacwadaha Madaniga ah

                                  Hargaysa 29 Dec.(SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta tababar uga  furay huteelka Imperial  Sodon Xubnood oo ka kala socday Xeer ilaalinta,Garsoorayaasha, Ciidamada Booliska iyo Asluubta. Ujeedada aqoon isweydaarsigan ayaa ku saabsan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Xafiiska Xeer ilaalinta Guud iyo Ciidamada…

                              Read More

                                Golaha Deegaanka Degmada Sallaxley oo doortay Hogaankoodii iyo ka Degmada Bali Gubadle oo Xilkii la Wareegay

                                  Hargaysa 29 Dec (SDN) Gudoomiyaha  Cusub ee Golaha Deegaanka ee  Degmada balligubadle Md Cabdi iimaan Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Duqii hore ee Degmadaasi Md Ibraahin Colaad. Munaasabad lagu qabtay Hotel Al-xayaat ee magaaladaasi ayaa waxaa ka qayb galay Gudooiyaha Gobolka Balligubadle Md Jamaal Xuseen Hurre. Gudoomiyihii  hore ee Degmadaasi…

                                Read More

                                  Golaha Wakiilada oo Wasiirka Maaliyada Su’aalo ka weydiiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka 2013

                                    Hargaysa 29 Dec (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudan C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Hortagay fadhigii  Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana lagu weydiiyay Su’aalo ku wajahan Miisaaniyada Qaranka oo Maalintii Arbacadii la horkeenay Golaha. Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa Wasiirka lagu waydiinayay Su’aalo ku…

                                  Read More