Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Wado isku xidhaysa qaybo ka mid ah Caasimada Hargaysa
Hargaysa 29.Dec (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray waddo Cusub oo laami ah oo Xidhiidhinaysa Xaafadaha Sh,Nuur, Daami,iyo Suuqa Dhexe ee Caasimadda ,Waxaa kale oo Madaxweynuhu dhagax dhigay saldhig cusub oo Boolis oo laga dhisi doono Xaafadda Daami. Madaxweynaha Somaliland Waxa uu soo dhawayn xamaasadi ku dheehan…
