Webmaster

    Gudida Somaliland Society UK oo Hambalyeeyay Sadexda Xisbi Qaran ee cusub iyo Ururada Hadhay

    London 27,2012(SDN)-Gudida Somaliland Society UK “SSUK” iyo dhamaan bulshada Somaliland eek u nool UK waxa ay si wadajir ah ugu Hambalyeynayaan saddexda xisbi qaran ( Kulmiye, Wadani iyo UCID) ee ku soo baxay tartankii doorashooyinka ka qabsoomay Somaliland. Gudidu waxa ay sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u soo jeedinayaan ururada Rays, Ummada, Dalsan iyo Xaqsoor…

    Read More

      Somali pirates threaten to kill hostages

      Somali pirates stationed in parts of Mudug region are threatening to kill hostages they have been holding since January 2011, reports indicate. The pirates picked up the hostages from a ship they attacked and hijacked. Reports reaching Mogadishu from Central Somalia indicated that the pirates had failed to secure ransom payment for the release of…

      Read More

        Daawo Barnaamij Laga Diyaariyey Marxaladihii Uu Soo Maray Iyo Mashaariicdii Uu Fuliyey Golaha Degaanka Hargeysa Muddadii 2003 Illaa 2012 (Daawo Video).

        London Dec.27, 2012 – Halkan waxaan   idiinku soo gudbineynaa barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo laga diyaariyey waxqabadkii golihii xilka baneeyey ee degmada Hargeysa ee xilka hayey sanidihii 2003 illaa 2012, barnaamijkan oo koobaya mashaariicdii qabsoontay xilligaa siddeeda sanno ah. Waana kan barnaamijku ee daawasho haboon:  

        Read More

          Jaaliyada Somaliland ee Uk ayaa Abwaanada qarniga caasha luul Gudoosiisay Award2012 oo sandkiiba la bixiyo Mar

          London Dec/27 Gudiga jaaliyada somaliland oo sanadkiiba mar bilad sharaf gudoonsisa hal abuurka ama Abwaaninta somalilnd ee uk aya waxay sanadkan u garteen Marwo Caasha Luul oo ah abwanad somaliland u dhalatay Gudoomiyaha Dhalinyarada somaliland Mudane Subeer Maxamed Cabdilaahi oo waraysi gaara siyey shabakada qurbojoog.com  ayaa shegay in ay abwaanadu ku mutasatay halgan iyo hal…

          Read More

            Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Warbaahinta uga digay inaanay ka hadlin Kiis Maxkamad ku jira

            Hargaysa 26 Dec.(SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi mudo sadex cisho ah uga socday huteelka Imperial garsoorayaasha iyo Xeer Ilaaliyayaasha heer Qaran iyo mid gobol. Aqoon isweydaarsigan ayaa xubnihii ka qayb galay waxa ay ku qaadanayeen duruus la xidhiidha Xeerka Anshaxa Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyayaasha, waxaana si…

            Read More

              Reverse brain drain: Heading home to Somalia

              HARGEISA, Somalia — The Kulan Art Café is a bright airy place with murals and framed paintings by local artists, potted plants, fresh coffee and ice cream, homemade cakes and a menu featuring Western staples like pizza and hamburgers. In Hargeisa, the capital of the breakaway state of Somaliland, there is nothing else like it….

              Read More

                Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka Ceel Afweyn iyo Gar adag oo doortay Maayaro Cusub

                  Hargaysa 26.Dec.(SDN)  Xildhibaanada golaha deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn iyo Gar adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag  ayaa maanta kulan ay yeesheen ku doortay Mayaro iyo Maayar Xigeeno.. Xildhibaanada cusub ee degmadaas oo maanta yeeshay fadhigoodiiugu horeeyey ee rasmi ah isla markaana uu goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag aadan diiriye Cigaal (Geeljire)  iyo…

                Read More

                  Wasiir ku xigeenka Caafimaadka oo ku dhaliishay Maxkamadaha iyo Booliska sida ay uga hawl galaan Kiisaska Kufsiga

                      Hargaysa 26 Dec (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka furtay Huteel Imperial Kulan hawleed ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah Lamaanaha iyo Caruurta . Kulankan Waxaa kale oo ka soo qayb galay ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka,Agaasimaha Xafiiska Baahi Koob,waxaana ka qayb qaadanayay…

                  Read More

                    Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee soomaaliland…

                    London Dec26 SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee soomaaliland… Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv oo qaadaadhigay waxyaabihii ugu dambeeyey ololahii doorashooyinka golaha deegaanka iyo xisbiyada soo baxi doona ee Somaliland. Barnaamijka oo dood isweydaarsi u furey siyaasi madax banaan iyo xubno taageerayaal oo ka mid ah…

                    Read More

                      Cutub ka soo Goostay Kooxda Khaatumo oo Saaka ku soo Biiray Ciidanka Qaranka ee Aaga Gambadha ee Gobolka Sool

                          Hargaysa 23 Dec .(SDN) Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSLIsmaaciil Maxamed Cismaan ((Shaqalle) ayaa war uu maanta xafiiskiisa ka soo saaray  oo soo gaadhay Shabakada SDN waxa uu ku caddeeyey in saaka ay Ciidanka qaranka ee Aagga gambadhe ee Gobolka Sool  u soo galeen cutub ka tirsanaa kooxda Khaatumo. Taliye shaqalle waxa uu…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Ka Warbixiyay Miisaaniyada Qaranka ee 2013

                          Hargaysa 26 Dec.(SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland waxa uu ka soo jeediyay khudbada Miisaaniyada Qaranka ee 2013-ka. Fadhigan waxaa  Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” waxaanu Xildhibaanada Golaha ku Wargaliyay inuu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

                        Read More

                          War Deg Dega: Sadexdii Xisbi Qaran oo lagu Dhawaqay Ucid , Kulmiye Iyo Wadani oo Noqday sadex xisbi Qaran

                          Hargaysa Dec26 (SDN) Munasibada ku dhawaaqista Saddexda Xisbi Qaran waxay ka dhacday Hotel Maansoor, waxana ka soo qayb galay Madax ka socota Tobada Urur ee ka qayb galay Doorashadii Golayaasha deegaanka, xubno ka mid ah Madaxda dhaqqanka Somaliland, xubno ka mid ah Guddida Doorashooyinka qaranka, Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Maayirka iyo Maayir ku-xigeenka cusub ee Caasimada Hargeysa…

                          Read More

                            Natiijadii Codeynta Dastuurka Masar oo la shaaciyay

                            Qahira Dec 26,2012(SDN)-Guddida doorashooyinka ee dalka Masar ayaa shaaciyay natiijadii codeynta ee dastuurka cusub ee dalkaasi oo murana hareeyay. Guddidu waxa ay sheegtay in cod aqlebiyada lagu ansixiyay Dastuurka cusub ee dalkaas ee madaxweyne Morsi soo bandhigay. Mucaaridka dalka Masar ayaa sheegay in codeyntu u dhacday si mususqmaasuq fara badani ku jiro,dalbadayna in dib u…

                            Read More

                              War Deg Dega: guddida diiwangelinta iyo kala reebista ururadda ayaa ku dhawaqaya sadexda Xisbi Qaran goor dhaw

                              Hargaysa Dec26 (SDN) guddida diiwaangelinta iyo kala reebista ururadda ayaa laa filaya inay goor dhaw  ku dhawaayqdo sadexda xisbi qaran iyada uu goor dhawayd u dirtay waraaqo ogaysiina inurur iyo xisbiga kasta 8 xubnood ayay ka soo casuumeen iyada oo la filaayo in saxafada madaxa baanan lagu casumo hoolka shirarka ee gudiga diiwan galinta ururada…

                              Read More

                                War Deg Deg ah:Wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo dib uga furmaya London iyo Marwo Foosiya Xaji Adan oo hogaminaysa wafdiga somalia

                                London Dec26/12 (SDN) Xafiiska wararka ee qurbojoog.com ee london ayaa waxa u helay xog laga soo xigtay wasarada Arimaha Dibada ee uk in shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia u dhawaan ka furmayo magalada London , waxa kale oo la xaqi jiyey in wasiirka arimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Xaaji Adan in ay casumad rasmiya…

                                Read More

                                Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada bari oo lagu soo dhaweeyay Degmada Widhwidh

                                  Hargaysa 25.Dec (SDN) Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Kayse Cabdi Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle oo uu kormeer hawleed ku tagay. Wasiirul dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari ee Somaliland ayaa ujeedada Socdaalkiisu waxay salka ku haysaa sidii uu uga qayb gali lahaa Shir…

                                Read More