Webmaster

    Burco: Fadhigii koowaad ee xubnaha cusub ee Deegaanka oo lagu doortay Maayarka iyo kuxigeenkiisa

    Burco 15, December 2012 (SDN)- 21 xubnood ee golaha deegaanka cusub ee degmada Burco, ayaa maanta yeeshay fadhigoodii u horeeyay, isla markaana doortay maayorka iyo ku-xigeenka magaaladaas oo xarun u ah gobolka Togdheer. Fadhiga oo ay wadajir u shirgudoominayeen guddoomiyaha gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir iyo xubinta ugu da’da wayn xildhibaanada cusub ee degmadaas, waxa…

    Read More

      Xisbiga UCID Oo Casuumad Casho Sharafa Ku Sagootiyey Madaxda Laamaha Qurba-jooga Ee Xisbiga Ee Ka Qeybgalay Doorashadii Golaha Deegaanka

      HargeysaDec 15/12(SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa xalay casho-sharaf sagootin u sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta iyo madaxda laamaha qurba-jooga ee Xisbiga ee nasiibka u helay inay ka qeybgalaan doorashadii Golayaasha deegaanka Somaliland ee dalka ka qabsoontey 28 November 2012. Munaasibadan Casho-sharafta oo ay sida wada-jira ugu sameeyeen Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali…

      Read More

        Agaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo lagu daray golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya iyo xilka loo magacaabay

        Hargeysa 14, December 2012 (SDN)- Agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mr. Jaamac Axmed (Jaamac Oday) oo markii uu dhawr bilood ka hor xilkaas iska casilay ka mid noqday Baarlamaanka dhowaan loo dhisay Soomaaliya, ayaa lagu daray xubnaha xukuumadda cusub ee Raysul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Raysul-wasaare Saacid waxa uu shalay dhamaystiray magacaabista…

        Read More

          Safarki tariikhiga haa ee madaxda Somaliland ee saddexdii xisbi ee Somaliland iyo xogwaranki abdi qadir ranbo

          (KampalaSDN)Xafiiska shabakada somalidiasporanews ayaa waraysi khaasa oo  ay la samaysay abdi qadir ranbo  ayaa waxa uu nooga waramay socdaalki tariikhiga ahaa ee ay east Africa ku soo mareen gudomiye xisbiga ucid  Eng faysal ali waraabe iyo  xoghayihii xisbiga udub allah how naxariiste ahmed ismail bulale iyo  ku xigeenki xisbiga kulmiye Mohamed salax nuur fagadhe Gudomiyaha…

          Read More

            Doorashooyinkii Gollaha Degaanka Somaliland ee 2012 oo noqday kuwa qura ee aaney Caalamku Hambalyeyn

            Hargeysa Dec 14,2012(SDN)-Doorashooyinkii Golleyaasha degaanka Somaliland ee dalka ka dhacay Bishii ina dhaaftay ayaa noqday kuwa qudha ee dalka ka dhacay ilaa iyo haatan ee aaney beesha caalamku Hambalyeeyn. Sababtuna waa habka iyo hanaanka loo maareeyay doorashooyinka cabashooyinku hadheeyeen ee ay ka qeybgaleen Axsaabta iyo Ururada siyaasada. Doorashooyinkan ayaa noqday kuwo ay dhiig faro badani…

            Read More

              Car bomb kills two in Somali capital

              MOGADISHU (Reuters) – A suicide car bomber killed two people in the center of the Somali capital on Friday in a blast that appeared to target an African Union peacekeepers’ convoy, police and residents said. Security in Mogadishu has improved greatly since Islamist rebels allied to al Qaeda fled the capital more than a year…

              Read More

                Ururka Suxuufiyiinta Somaliland oo canbaareeyay xariga tafatiraha wargeyska Waaheen

                Hargeysa Dec 14,2012(SDN)-Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa qoraal ay soo saareen oo uu ku sexeexan yahay Xoghayaha ururkaasi Md M.Rashiid Muxumed Faarax ayaa lagu canbaareeyay xadhiga Tafatiraha wargeysaka Waaheen ee Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. Ururka SOLJA waxa ay wax lala yaabo ku tilmaameen sababta Tafatiraha loo qabtay oo ay ku tilmaameen wax lala yaabo….

                Read More

                  GARSOOR QAYBTA I aad

                  In badan ayaan ka hadlay dhaqamada laga dhaxlay gaaladii gumaysiga ahayd ee loogu talada galay in Islaamnimada lagu dumiyo. Garsoorku waa qodobka ugu muhimsan oo haddii laga tago garsoorka Alle ay tahay gaalnimo cad. Haddii aan soo qaato aayaddan hoos ku qoran gaar ahaan odhaahda الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ wuxuu macnaheedu noqonayaa   الْعَزِيزُoo ah midka aanay wax…

                  Read More

                    Somalilanders, Nation First!

                    There is an old Somali Saying or a proverb that says. A young She – Donkey has more fur and seems that it is more beautiful than the Mother – Parent. But after a while when it grows up and gets a bit older. it develops that ugly forehead of the parent – mother. Dressed…

                    Read More

                      Somali PM appoints State ministers and Junior Ministers

                      Mogadishu Dec 13,2012(SDN)-Somali Prime Minster Mr Abdi Farah Shirdon has announced a number of State and Junior ministers today,thus completing his cabinet. In the Prime Minster’s announcement today there were 20 Junior ministers and 5 State ministers. Here are the names and the portfolios of the ministers named in the the first ministers announcement; Assistant…

                      Read More

                        Raiisul Wasaare Saacid oo magacaabay Wasiiro

                        Muqdisho Dec 13,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dawlada Soomaaliya Md Cabdi Faarax Shridoon Saacid ayaa maanta ku dhawaaqay tiro wasiiro ah oo isugu jira wasiirul dawleyaal iyo wasiiro ku-xigeeno. Hadaba waa kuwan liiska wasiirada maanta uu magacaabay raiisul wasaaruhu;   1-Cabdi Farax sheekh C/qadir  W/dowladaha madaxtooyada 2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada 3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha…

                        Read More

                          Natiijooyinkii kala dambeeyay ee Guddida Doorashooyinka Somaliland ay shaaciyeen ee degmada Hargeysa

                          Hargeysa Dec 13,2012(SDN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay dhawaan shaaciyeen natiijooyin kala duwan oo ka soo baxay doorashooyinkii golaha degaanka ee degmada Hargeysa. Natiijooyinka kala duwan ayaa yimi ka dib kolkii dib loo tiriyay mid ka mida xaafadaha caasimada oo tiradii ka codeysay ay laba goor diiwaanka gashay. Hadaba waa tan natiijadii hore ee Guddida…

                          Read More

                            Somaliland: Shaqaale hawlgab noqday oo markii u horaysay lacago lagu abaal-mariyay

                            Hargeysa 12 December 2012 (SDN)- Dawladda Somaliland oo kaashanaysa taageerada dalalka iyo hay’addaha shisheeye ee taageera waxbarashada, ayaa lacago loo qoondeeyay ku wareejisay shaqaale hawlgab noqday. Munaasibad lagu wareejiyay lacagtaas oo ay ka qaybgaleen wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Shaqada iyo arrimaha Bulshada, wefti ka socday Midowga Yurub, wakiilo ka socda hay’addaha Caalamiga ah iyo…

                            Read More

                              Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Guddida Doorashooyinka Dib ugu celisay goaankii ay dhawaan u soo gudbiyeen

                              Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha maxkamada Gobolka Hargeysa Md Cabdirashiid Maxamuud Duraan ayaa dib ugu celiyay goona ay maxkamada dhawaan u soo gudbiyeen oo la xidhiidha doorashooyinkii gollaha degaanka ee Hargeysa. Guddida doorashooyinka ayaa dib u eegis ku sameysay oo qura xaafad ku taal magaalada Hargeysa oo la yidhaa Faroweyne,halka laga filayay in ay dib u tiriyaan…

                              Read More

                                Maxaa sababay in dib loo dhigo qabashada Tartanka Ciyaaraha Somaliland ee 2012?

                                Hargeysa 12 December 2012 (SDN)- Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtay qabashada tartan-ciyaareedka sannadka 2012, kaasoo hore wasaaraddu ugu qorshaysay inuu Jimcaha soo socda, una beegan badhtamaha bishan uu bilaabmo. Wasiirka wasaaraddaas Mr. Cali Siciid Raygal oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in…

                                Read More

                                  Ururka Siyaasadeedka Rays oo aqbalay natiijadii Doorashooyinka,Guddida Doorashooyinkana ugu baaqay in ay iscasilaan

                                  Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Rays ee ka midka ahaa Ururadii dhawaanta ka qeybgalay doorashooyinkii golleyaasha degaanka Somaliland ayaasheegy in ay ku qanci doonaan natiijada ay shaaciso Maxakamada Gobolka Hargeysa. Guddoomiyaha Rays Gaafaadhi ayaa sidoo kale ku baaqay in Guddida Doorashooyinka Somaliland is-casilaan hadii kalena xilaka laga xayuubiyo. Sidaa waxa uu…

                                  Read More

                                    Xisbiga Layborka Soomaaliyeed oo sanad guuradiisii 1aad ka shiray xaaladaha Caalamka baaqna ka soo saaray

                                    ADDUUNKA KUMA DHAMAANAYO KALENDARKA REER MAAYA 12/12/2012. “Laakin Caddaalad darrada iyo musuq maasuqa ayaa ku dhamaan doona” BAAQ KA SOO BAXEY XISBIGA LEEBARKA SOMALIA. 12/12/2012 Kulan ay yeesheen Hoggaanka Xisbiga Leebarka Somaliyed maanta oo ay Taariikhdu tahay Arbaco 12ka Bisha 12aad sannadka 2012, kuna beegan Sannad guuradii Koowaad ee aasaaska Xisbiga, waxaa dood dheer iyo…

                                    Read More