Webmaster

Sinclair oo Ku Guuleysatey(Lou Marsh Awards) Iyo Ciyaaryahandda Sannadka.

Canada-Dec-12-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa  Kabtanka(CAPTAIN) xulka qaranka kubadda cagta ee kanada(DUMARKA) SINCALIR oo loow magacaabey xiddigadda Sannadka(Player Of The Year)  iyo  abaamarinta(Lou Marsh Awards). 29-tan jirkan kana soo jeeda Burnaby B,C -Sinclair ayaa waxaa u magacaabey ciyaayahanada Sannadka Canadian Soccer Association(CSA) waxaana u foodey xagga Miidiyaha(Canadian Media) 50%- iyo tababarayaasha Kanada(Canadian Coaches) 50%….

Read More

    Hambalyo Meher Khadan Axmed Cali Shimbir iyo Yuusuf Jamac Baruud oo Maheerkodu ka Dhacay Hargaysa Hotelka Scandinavian12/12/12

    Maxamed Cali Shimbir IYo Caruurtiisa ,Axmed Cali Shimibir iyo Caruurtiisa  Maxmuud Cali SHimbir iyo Caruurtiisa ,Cabdiraxmaan cali shimbir iyo Caruurtisa ,cabdirasaaq cali shimbir yo Caruurtisa, Cabdilahi cali shimbiriyo Caruurtiisa  ibraahin cali shimbir, Casha cali shimbir iyo Caruurteeda  , Layla Cali shimbir iyo Caruurteeda , Sahra cali shimbir, Hodan Cumar yare iyo Caruurteeda  , Foosiya Cumar…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadalkii Dr Gaboose

      Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay eed uu shalay u jeediyay Guddoomiyaha ururka Ummadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose u jeediyay oo uu uga hadlayay habkii iyo hanaankii xukuumada Somaliland ay u maareysay Doorashooyinkii goleyaasha degaanka. Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa jawaab uu ku weerarayo Dr Gaboose ka bixiyay eedaha loo jeediyay….

      Read More

        Mareykanka oo Mucaaridka Syria u aqoonsaday dawlada dhabta ah ee dalkaasi

        Washington Dec 12,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa shaaca ka qaaday in dawladiisu ay mucaaridka dalka Syria u aqoonsatay dawlada sharciga ah ee dalkaasi. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in mucaaridku haatan ka kooban yahay dhamaan qeybha kala duwan ee dalka Syria. Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya maalin uun ka dib kolkii Mareykanku xanibaad ku soo rogay…

        Read More

          Soomaali land waxay u baahan tahay xaqsoorid iyo cadaalad‏,Maxaase loo dagaalamay maxaase laga dagaalamay‏

          Bilow waxaan uga dhigayaa qormadaydan magaca ilaahay  naxariis guud iyo mid gaara  bixiyaha , nabina nooga yeelay rasuul keenna muxamed naxariis iyo nabad gelyo dushiisa ha ahaate.  waxaa xusid mudan maalma tegay inaan soo faqo , inaan xusuusiyo dadka  banaanbixii 1981 intii joogtay , intii maqashayna aan u bidhaamiyo , waxaa mudaharaadkaasi bilow u ahaa…

          Read More

            Xukuumadda oo taageero lacageed ku wareejisay dhaawacyadii rabshadihii Hargeysa ka dhacay

            Nairobi 11, December 2012 (SDN- Wasiirka Daakhiliga Somaliland Mr. Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo uu weheliyo guddoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Wakiilada Cali Yuusuf iyo taliyaha ciidanka Booliska, Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa booqday dhaawacyadii waxyeeladu ka soo gaadhay rabshadihii dhowaan ka dhacay Hargeysa ee dhexmaray Booliska iyo taageerayaasha urur-siyaasadeedka Xaqsoor. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo hadal…

            Read More

              Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah ee Dimoqraadiyaynta Somaliland oo cambaareeyay rabshadihii Hargeysa ka dhacay, tallooyin muhiim ahna soo jeediyay

              Nairobi 11, December 2012 (SDN)- Guddiga isku-dubaridka barnaamijka dimoqraadiyaynta Somaliland oo fadhigoodu yahay Nairobi, ayaa cambaareeyay rabshado shaacintii natiijada ka dhashay oo dhowaan ka dhacay magaalada Hargeysa. Qoraal ay guddigu soosaareen, waxay ku taageereen talaabooyinka ay qaadeen Komishanka Doorashooyinku, waxayna tallooyin u soo jeediyeen daneeyayaasha doorashada muranka dhalisay iyo guud ahaan Somaliland, wuxuuna qoraalkaasi u…

              Read More

                “Haddii Madaxtooyadu U Dabaal-Degayso Guusha Kulmiye, anaguna waxaanu naxash ku sidnaa Dimuqraadiyadii Somaliland” DrGaboose

                Hargaysa Dec11/12(SDN)Masuuliyiinta Ururka UMADDA oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ku faaqideen xaalada uu dalku ku sagan yahay iyo doorashadii dalka ka dhacday. Shirkan jaraa’id oo ay maanta si wada jir ah u qabteen guddoomiyaha ururka Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee ururka Eng. C/rashiid…

                Read More

                  Time to send Somali refugees back home – Raila

                  NAIROBI, Kenya– Prime Minister Raila Odinga says it is not enough to return Somali refugees associated with terror attacks to the Dadaab camp, as proposed by Internal Security Permanent Secretary Mutea Iringo on Saturday, terming it a stop gap measure. The Prime Minister wants the Somali refugees immediately repatriated blaming them for the increase in…

                  Read More

                    UPDF Captures Key Somali Town From Al-Shabaab

                    Jawhar — The Uganda People’s Defence Forces under the Uganda Battle Group (UGABAG) on Sunday captured a key town in Somalia. The Somali National Army with the support of the Africa Union Mission in Somali (AMISOM) troops captured the town of Jawhar, 90km northwest of Mogadishu. AMISOM comprises forces from Uganda, Kenya and Burundi, which…

                    Read More

                      Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa oo shacabka Somaliland ugu baaqay inay nabadooda ilaashadaan dhanka kalana tacsi uu diray muwaadinti ku naf wayey shaqaaqadi ka dhacday hargaysa

                               Guddomiyaha xisbiga ucid  ee bariga Africa oo shacabka Somaliland ugu baaqay inay nabadooda ilaashadaan dhanka kalana tacsi uu diray muwaadinti ku naf wayey shaqaaqadi ka dhacday hargaysa (KampalaSDN) gudomiyaha xisbiga ucid laantiisa bariga Africa oo shacabka Somaliland kula dardaarmay inay nabad ilaashadaan oo meel uga soo wada jeedsadaan oo ay ogaadaan in aanay ku…

                      Read More

                        Guddomiyaha guud ee dalada jaliyaddaha sland bariga iyo badhtamaha Africa oo ayaa in nabada la ilaaliyo uu soo jeediyey xukumaada Somaliland iyo arimo dhowr ah

                        (Kampala SDN) guddomiyaha guud ee dalada jaliyadaha sland ee bariga iyo badhtamaha Africa Md abdi risaaq mohamed daud cigaal ayaa waxa mar uu iskugu yeedhay saxafada Somaliland dalka ugandha kampala marka hore waxaan salaam uu diraya shacabka xalaasha ah ee Somaliland sida fiican ay uu guteen wajiibaadkoodi saarna oo ay waliba si nabad ah ku…

                        Read More