Webmaster

    Xoghayaha Uk ee Xisbiga Ucid Marwo Nuura Ciise Omaar oo u Hambalyaysay ShacibkaReer Somalilland iyada ku Sii Jeeda Caasimada Somaliland

    London Dec11/12(SDN) Waxa cawa  ka amabaxay caasimada Uk ee London  marwo Nura Ciise Omaar xoghayaha xisbiga ucid laantiisa uk iyada oo ku soo jeeda somaliland ayaa waxay u hambalyeysay shacabka somaliland sida wacan ee ay u dhacaday dorashadii golaha deeganka iyada oo ku tilmamtay in shacabka reer somaliland ay si dimuqradiyada u dhibeen codkooda waxay…

    Read More

      WarDegdega :Taageerayaasha Ururka XAQSOOR oo ugu Baaqay Inay Iskugu Soo Baxaan Banaanbax Salmi Ah Maalinta Arbacadda 12/12/12

      Hargaysa Dec11/12 (SDN)Guddoomiyaha urur siyaasadedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ay wehelinayaan saraakiisha iyo madaxda Ururka XAQSOOR oo maanta ka qayb gallay munaasabadda xuquuqda aadamaha oo lagu qabtay hotelka Xaraf ee magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay caddaymo iskugu jira Video, Waraaqahii cododka oo lagu qubay dooxa Hargeysa iyo weliba waraaqo lagu daadiyey goobo kala…

      Read More

        Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuquradiyada Somaliland oo tacsi uu diraya muwadiniinti ku geeriyooday shaqaaqadii ka dhacday dunbuluq inta noolna ilahay uga baryay cafimaad sareecan

        Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuquradiyada Somaliland oo tacsi uu diraya muwadiniinti ku geeriyooday shaqaaqadii ka dhacday dunbuluq inta noolna ilahay uga baryay cafimaad sareecan (KampalaH)Guddomiyaha machadka cilmi badhista ayaa waxa uu tacsi uu diraya ehelki iyo qaraabadi ay ka baxeen muwadiniinti ku geeriyootay shaqaaqadii dumbuluq ka dhacday ee doorashadii golaha deegaanka ,taas oo ay ku…

        Read More

          Komishanka Doorashooyinka oo ka noqday dib-u-tirintii codadka Hargeysa, Maxkamadda gobolkana go’aan u gudbiyay

          Hargeysa 10, December 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka laabtay go’aankoodii dib-u-tirinta codadka doorashada ee Hargeysa, isla markaana natiijada muranka dhalisay isu dhaafisay Maxkamadda gobolka. Sida lagu sheegay go’aan uu galabta Komishanku soosaaray, go’aankan cusubi waxa uu ka dambeeyay markii xisbiyada iyo ururada siyaasaddu ku heshiin waayeen dib-u-eegista Komishanku sameeyay, isla markaana waxa uu…

          Read More

          Xulkii Qaranka Ereteriya Uga Qeybgaley Koobkii(CECAFA)00 Yugaandha Isu Dhiibey.

          Kambaala-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xulkii Ereteriya uga qeybgaley tartankii koobka bariga iyo bartamaha Afrika(CECAFA) oo iska dhiibey Yugaandha(Political Asylum). Xulkan kubadda cagta ee Ereteriya oo ka koobna 18-ban iskugu jira ciyaartooy iyo madax ayaa go’aansadey ineyna dib ugu noqon waddankoodii una sheegtey  dawladda Yugaandha iyo Qaraamada Midoobey (United Nation ) in waddankoodu…

          Read More

            Masar: Madaxweyne Morsi oo ka noqday digreetadii qalalaasaha dhalisay, kuna adkaystay qabashada aftida Distoor cusub

            Qaahira 9, December 2012 (SDN)- Madaxweynaha wadanka Masar Mohamed Morsi, ayaa ka noqday digreeto uu awoodihiisa ku korodhsaday oo qalalaase siyaasadeed ka dhaliyay dalkaas. Madaxweyne Morsi waxa uu ka noqday go’aankaas oo uu soosaaray bishii aynu ka soo gudubnay, taasoo u ogolaanaysay inuu helo awoodo dheeraad ah, balse qulqulatooyin siyaasadeed oo dhimasho sababay ka abuurtay…

            Read More

            Yugaandha oo 2-1 Ku Furdaamisey Kiiniya (CECAFA FINAL 2012)

            Kambaala-Dec-9-2012- qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku qaadaadhigeynaa koobkii bariga iyo bartamaha Afrika oo lagu kala faraxashey. Waxaa si habsami ah ugu soo gabagboobey koobkii Bariga iyo Bartamaha ee ka socdey carigaa    ugaandha siiba magaalo madaxdiisa ee Kambaala. Haddaba waxaa ciuaatii kama dambeysta ahay foodda isla galey xulka Yugaandha oo ciyaaraha martigalisey iyo dariskooda ee…

            Read More

            Baraamij la magacbaxay Wadaniyada oo laga furay guriga shaqalaha waxa soo abaabulay Abwaan Axda

            Hargaysa Dec8/12 (SDN)Waxa maanta lagu qabtay hawlka guriga shaqalaha xaflad aad u balaaran oo loga hadlayo wadaniyada oo lagu wacyi galinayo bulshada reer somaliland oo uu soo qaban qabiyey Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo ka mida qurbojooga somaliland ee dalkooda dib ugu soo labtay lana yimid fikrad wacan oo dadka lagu barayo wadaniyada , munasabadan…

            Read More

              Hargeysa: Cabashooyin degi waayay oo sababay dib-u-tirinta codadkii doorashada

              Hargeysa 8, December 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka ayaa go’aamiyay in la hakiyo natiijadii doorashada degmada Hargeysa, ka dib cabashooyin degi waayay oo ka yimi ururada, murashaxiinta iyo xisbiyada qaarkood. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise-Xamari) oo duhurnimadii maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu sheegay inay hakiyeen natiijada doorashda Hargeysa oo habeen…

              Read More

                HA LA XAQ DHAWRO NABADGALYADA AYNU KU CAANO MAALNAY

                Asalaamu calaykum dhamaan waxaan halkan salaam qaaliay uga dirayaa shacbiga Somaliland guddo iyo dibadba anigoo ah gudoomiyaha dhalinyarada somaliland ee canada,ottawa  mr: Mohamed case.  wacaan qalinka u qaatay inaan ka yara hadlo dhibaatada ama qaska ka taagan casimada Somaliland ee Hargeisa horta waa marka horee sidaynu lawada socono waxaa ka qabsoontay Somaliland doorashadii golaha deegaanka…

                Read More

                  Dhul-gariir culus oo ku dhuftay dalka Japan oo bulshada wadankaas dib u xasuusiyay masiibadii sannadkii hore asiibtay

                  Tokyo 7, December 2012 (SDN/WSJ)- Dhul-gariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.3-magnitude, ayaa ku dhuftay gobolka dhinaca waqooyi-bari ee dalka Japan. Sida uu ku waramay wargeyska Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Maraykanka, Dhul-gariirkan oo dhacay gelinkii dambe ee Jimcaha maanta waxa uu degenaansho la’aan ku riday bulshada ku dhaqan gobolkaas oo uu hore…

                  Read More

                    Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba Hodan Axmed Cabdilahi

                    Marwo/Mudane, (KampalaDN)Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba, sida nabad gelyada iyo dimqraadiyadu ku dheehnayd ee doorashooyinkii inoogu soo gebogebaysmeen. Waa maalin kale oo sharaf u soo hoysay qarankeena Somaliland. Tartankii doorasho ee la galay maxsuulkii ka soo baxay waa guul si gaar ah iyo si guudba aynu u wada leenahay….

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Hargeysa

                      Hargeysa 7, December 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta qaybo ka mid ah magaalada ku dhexmaray ciidanka amniga iyo koox cadhaysan oo ah taageerayaasha urur-siyaasadeedka Xaqsoor. Shaqaaqadu waxay bilaabantay waxyar uun ka dib markii ay Komishanka Doorashooyinku abaaro 7:00 shaaciyeen natiijada doorashada ee golaha Deegaanka Hargeysa iyo…

                      Read More

                        Hargeysa oo maanta mar kale rabshado ay ka socdaan

                        Hargeysa Dec 07,2012(SDN)-Waxa maanta mar kale wadooyinka caasimada Jamhuuriyada Somaliland lagu arkayay dadweyne fara badan oo isugu soo baxay si ay maalintii labaad u muujiyaan caro ay ka qabaan natiijadii dooroshooyinkii Gollaha degaanka. Degmedda Axmed Dhagax oo ay si weyn ugu badan yihiin taageereyaasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa lagu arkayay dad iyo Booliis is wejahaya….

                        Read More