Madaxweynaha Masar oo dhaleeceeyay Dibed baxayaasha ka soo horjeeda
Qahira Dec 07,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhaleeceeyay dibed baxayaal rabshado rabshado wata ka hor sameeyay madaxtooyada dalkaasi. Maxamed Morsi oo warbaahinta kala hadlay shacabka Masar ayaa u hanjabay dad uu ugu yeeray rabshad wadayaal. “Ma dhici doonto in taageereyaashii xukuumadii hore ay dil iyo caga jugleyn awooda dib ugu maroorsadaan”ayuu yiri madaxweynuhu….
