Webmaster

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Kulan La Qaatay Dad Ku Qaxweynayey Makhaayad Ku Taala Villa Soomaaliya

    Moqdisho, 05, Dec, 2012…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka kulan balaaran la qaatay dadweyne faro badan oo ku qaxweynayey maqaaxi ku taala gudaha Villa Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u salaamay dadkii ku qaxweynayey makhaayadda isagoo kulan is xog waraysi ah la qaatay shacabkii meesha joogay una…

    Read More

      Maxakamadda Gobolka Sanaag oo Go’aamisay In Dib Loo tiriyo Codka Degmadda Ceerigaabo

      CeerigaaboDec05, 2012 (SDN/Hubaal)-Alla ha u naxariistee Marxuum Bashiir Jaamac Yare ayaa la sheegay in Makhribkii xalay lagu dilay magaalada Ceerigaabo ee kadib markii nin rayid ahi toogtay. Marxuumka  oo gacan ku dhiiglahani toogtay salaadii makhrib ee shalay ka dib waxa la sheegay in isla goobtiiba uu ku geeriyooday iyada oo meydkiisa la geeyey  cusbitaalka guud…

      Read More

        CRRD oo Baaq Ka soo Saaray Khilaafka Ka Curtay Codbixintii Doorashada, Ka Hor Natiijadda

        Hargeysa Dec 05,2012(SDN/Hubaal)- Hay’adda Cilmi baadhista iyo Horumarinta ee Magaceeda loo soo gaabiyo CRRD  (Charity for Rehabilitation Research and Development) Ayaa  soo saaray baaq xalin ah oo ku saabtay khilaafaadka doorashooyinka iyo nabadgelyadda dalka. CRRD oo Xukuumadda Somaliland, Goleyaasha Qaranka, Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka iyo Guddiyadda doorashooyinka iyo diiwaanglinta ugu khilaafka jira lagu xaliyo…

        Read More

          Cadaaladdu waa saldhigga Dimuquraadiyadda:Guddoomiyaha haweenka ururka Xaqsoor ee London

          London Dec6/12 (SDN) gudoomiyha garabaka haweenkaee ururka xaqsoor ayaa waxay ku tilmaamntay in xukumada Xisbiga kulmiyeay ku shubteen dorashadii waxaynay ugu baaqday komoshinka doorashadainaany ku dag dagin in lagu dhawaaqo Natiijada iyada oo tiri  masuuliyadda haybadda iyo bilicdeedu waa ku boorinta iyo ku dhiirri gelinta shacabka  cadaalad.xaqsoor markasta waxay ku cellinaysaa cadaalad , cadaalad, cadaalad,qollooc…

          Read More

            Burco: Sidee xisbiyada/ururada siyaasaddu u kala heleen kuraasta Deegaanka, yaase ku hungoobay inuu wax ka helo? Halkan ka akhri magacyada xildhibaanada

            Burco 05, December 2012 (SDN)- Wakiilada heer degmo ee Komishanka Doorashooyinka u qaabilsan magaalada Burco, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo siday xisbiyada iyo ururada siyaasaddu u kala heleen 21 xubnood ee golaha deegaanka degmadaasi ka kooban yahay, ka dib doorashadii Arbacaddii todobaadkii hore ka dhacday Somaliland. Siday shaaciyeen, degmada Burco waxa laga dhiibtay codad…

            Read More

              Isugaynta Kuraasta 16 Degmo oo ay kala heleen Xisbiyada/ururada u tartamaya Doorashada Deegaanka Kulmiye iyo Wadani iyo Ucid oo u horeya

              Berbera Dec4/12 -16 degmo oo ka mid ah 19 degmo oo doorashada Deegaanka Somaliland ka dhacday, ayaa waxa aqlabiyaddooda ku guulaystay xisbul-xaakimka Kulmiye oo 12 hoggaaminaya 12 degmo, halka kaalinta labaad uu ku jiro urur-siyaasadeedka Wadani, balse aan weli si cad loogu kala bixin kaalinta saddexaad oo ay tirooyin aad isugu dhaw dhaw ay isu…

              Read More

                Hargeysa: Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay habka ay ururada iyo xisbiyadu u mari karaan cabashooyinka doorashada ee ay qabaan

                Hargeysa 4, December 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay sifaha ay tahay in ururada/xisbiyada siyaasaddu u maraan wixii cabashooyin ah ee la xidhiidha doorashadii Deegaanka ee qabsoontay Arbacaddii aynu soo dhaafnay. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise-Xamari) oo warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, waxa uu sheegay in doorashadii 28 November…

                Read More

                  Gunaanadka SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qeybtii 12aad)

                  Fariin kooban: akhristayaal iyo saaxiibayaal, waxan idinla wadaagayaa dhawr arimood oo ay tahay inaan tilmaamo inta aanan qaybta ugu dambaysa ee sheekada iyo idinka idiin kala bixin. Waxan ugu horaynba halkan uga mahad celinayaa asxaabta iyo akhristayaashii emails ka, telefoonada, facebook iyo sida tooska ahba iigu soo war celiyay markay sheekadan akhriyeen, inta soo socotana…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada Sanadka 2013

                    Muqdisho, 04, Dec, 2012…Shir ay maanta isugu yimmaaddeen Golaha Wasiirada oo uu gudoominayey  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Mudane: Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa waxaa looga hadaly arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Amniga, Miisaaniyada Sanadka 2013ka iyo Hantida Safaaradaha Soomaaliya ku leedahay Talyaaniga iyo Maraykanka. Golaha wasiirada ayaa aad u soo dhaweeyey…

                    Read More

                      Seychelles oo Burcad badeed Soomaali ah Gaarsiisay Puntland iyo Somaliland

                      Victoria Dec 04,2012(SDN)-Dawlada dalka Seychelles ayaa dhawaan dalkeeda ka soo dhoofisay dufcadii u horeysay oo ka mida tiro maxaabiisa oo dalkaa lagu maxkamadeeyay isla markaana loo soo dhoofiyay Maamul Goboleedka Puntland iyo Jamhuuriyada Somaliland. Seychelles ayaa dalkeeda xabsiyo ku yaal waxa ay ku heysaa ilaa 101 Burcad badeed Soomaali ah oo dalkaa lagu maxkamadeeyay oo…

                      Read More

                        Taliska Ciidamada reer Yurub ee ka hawlgala Badaha Geeska Africa oo Suxufiyiin Soomaali iyo reer Jabuuti isugu jira la kulmay

                        Berbera Dec 04,2012(SDN)-Taliska ciidamada Badda ee ka hawlgala Baddaha Geeska Africa si ay ula dagaalamaan Burcad badeeda Soomaalida ayaa Suxufiyiin isugu Soomaali iyo reer Jabuuti waxa ay kula kulmeen Markabka hogaamiya ciidamada ciidamada Yurub. Kulankan ka dhacay badda gudeheeda aaga xeebta Berbera ee Somaliland ayaa u ahaa Saxaafada Soomaalida fursadii u horeysay ee ay ku…

                        Read More

                        Xiddigii Reer Kansas City(CHIEFS)Jovan Belcher oo Xaaskiisii Khaarijiyey isna israaciyey(SAWIRO)

                        Kansas City-Dec-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa xiddiga Cansas City(CHIEFS) JOVAN BELCHER 00 xaaskiisii toogosho ku diley isna iskhaarijiyey. Laacibka reer Mareykan una ciyaara Naadiga kubadda lugta (American Football) ee Kansas City Chiefs ayaa muran farabadan oo dhexmarey isaga iyo xaskiisa oo lagu magacaabo (Kasandra Perkins) Kasbadey inuu khaarijiyo. Haddaba sababta uu ku diley waxay…

                        Read More

                          SAMO-TALIS: Xog-warranka Mujaahid C/Raxmaan Aw Cali Faarax iyo Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qaybta 15aad

                          Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Somaliland Mujaahid C/Raxmaan Aw Cali Faarax oo berigii hore lagu naanaysi jiray “Tolwaa”, hadda loo yaqaanno Laba-tolle ama Tol-weyne waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda, aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe). Isaga oo Mujaahidku ii qaabilay si maamuus leh waxa uu dareenkiisa ku cabbiray sidan: “Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Waad mahadsan…

                          Read More