HANBALYO KA TIMI JAALIYADDA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN EAST LONDON.
Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan East London waxa hanbalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Cabdi Gaadh Sh. Maxamuud iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Ahmed oo meher koodu kadhacay maalinimaddii axaddii aynu ka soo gudubnay 28-10-2012, waxa uu ka dhacay magaalada London ee wadanka Ingriiska.
Waxa ay leeyihiin ilaahay ha isku kiin barakeeyo u bad khary qabana ha idin kala siiyo Iyo cimri dheer cafimaad
Waxa ay leeyihiin ilaahay ha isku kiin barakeeyo u bad khary qabana ha idin kala siiyo Iyo cimri dheer cafimaad