Hargaysa oct21/10/2012 Madaxwaynaha somaliland ayaa saaka subax u ambabaxay gobalka saxil ee xaruuntisa Berbera safarkan oo aan hore loo sii shacin ayaa waxa la shegay in madaxwaynahu u safarkiisani ku wajahan sidii uu u soo furi lahaa mashaaric ay baryahan danbe laga fulinayay caasimada gobolka saaxil ee barbara iyo garoonka kubada cagta ee dhaawaan dhismahiisu ka dhamaday gobolka saaxil boqoshada madaxwaynaha ee barbara ayaa waxa ku wahiliya wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji ,wasiirka arimaha gudaha duur iyo taliyaha ciidanka booliska fadal waxiiwara ee ka soo kordha kala soco qurbojoog.com
SDN-Hargaysa
contact@somalidiasporanews.com
