Webmaster

    Somali pirates release Greek-owned ship for ransom

    MOGADISHU, Somalia — A Liberian-flagged Greek-owned ship and its crew of 21 Filipinos who were held hostage by pirates for eight months have been released following the payment of a $2.3 million ransom, a Somali pirate said Friday. Bile Hussein, a pirate based in Garacad in the semi-autonomous Puntland region of Somalia, said the brigands…

    Read More

      “Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa:” Boobe Yuusuf Ducaale

      (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka)“Ma da’-furin ogaalkay, Xaska dabada maan gelin, Derejada ilhaamkiyo, Hibadii dalaysneyd, Uma dhiibin duudduub, Weli Dalawadaydii, Doobigeedi may dhimin, Dib-u-dhigasho mooyee, Wax is-doorshay may dhicin, Afartaa xan durugtiyo, Danni jira wax-sheeggii,” Daalacan (Deelleeydii 2aad), Hadraawi, Muqdisho 11/12/1979kii, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland….

      Read More

        Dawlada cusub ee Soomaaliya oo dib u eegid ku sameyneysa Hashiisyada Shidaal baarida Somaliland iyo Puntland

        Muqdisho Oct 13,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee Reuters ayaa lagu eegay suurtogalnimada in dawlada cusub ee Soomaaliya ay meesha ka saarto dhamaan heshiisyada shidaal baarid ee la sexiixay intii ka danbeysay 1991kii. Mid ka mida la taliyeyaasha wasaarada Tamarta ee Soomaaliya Cabdulahi Xeydar ayaa Reuters u sheegay in dawlada cusubi aqbeli doonin heshiisyadii ka…

        Read More

          Laba wajiilenimada Saxaafada iyo Doodaha tartanka madaxtinimo ee Mareykanka

          Washington Oct 13,2012(SDN)-Waxa habeenimadii xalay ahaa si xiiso dheeri ah loo daalacday dood dhexmartay musharixiinta xilka madaxweyne ku-xigeen ee xisbiyada Dimuqraadiga Joe Biden iyo Jamhuuriga Paul Ryan. Dooadaha musharixiinta madaxweyne ku-xigeenada ayaan Mareykanka xiiso badan ka laheyn sababta oo ah dhana uma ridaan beretenka doorashada. Balse doodii xalay ayaa xiiso gaar ah leheyd ka dib…

          Read More

            Cilaaqaadkii Turkiga iyo Ruushka oo burbur qarka u saaran

            Moscow Oct 13,2012(SDN)-Cilaaqaadka labada dal ee Turkiga iyo Ruushka ayaa sii xumaanaya maalinba maalinta ka danbeysa,ka dib kolkii dhawaan Turkigu fadhiisiyeen Duyuurad Syria laga leeyahay oo hawadooda mareysa isla markaana ka soo duushay Ruushka. Turkiga ayaa sheegay in Duyuuradu ay siday hub ay dawlada Syria damacsaneyd in ay kula dagaalanto mucaaridka ka soo horjeeda. Moscow…

            Read More

              OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA…

              ASALAAMU CALAYKUM WAXAA LA OGAYSINAYAA DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA IN MALINTA BERI AH EE BISHU TAHAY: OCTOBER 13/2012. LA QABANAAYO BAROORDIIQDII ALLAH HA U NAXARIISTEE ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA INAAD NAGALA SOO QAYBGASHAAN BAROORDIIQDA MADAAMA OO UU AHAA N IN QAALIYA OO KA BAXAY QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND…

              Read More

                OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS:Gaariye Cup

                Dhaman waxa la ogaysiinaya  kooxaha  heerka labad ee caasimada  in la qabanayo  tartan kubada cagta ah oo lagu xusaayo  profsor  Gaariye allaa ha u naxariiste tantankaasi oo u maal galinayo   ciyaaryahanki wayna  ( Yaasin cumar cabdi ) yaasin cumar yare   kaasi oo dhawan ka bilaamaya dhawan magalada hargayasa  laguma helayo abaal marino  qiimo badan kaalinta …

                Read More

                  Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo magacaabay gudida qaban qaabada daahfurka xafiiska xisbiga ucid kampala,ugandha

                  Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo magacaabay gudida qaban qaabada daahfurka xafiiska xisbiga ucid kampala,ugandha (KampalaSDN)Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamah Africa ahmed abdi ibrahim oo magaacabay dardar galinta iyo abaabulka howlaha xisbiga ee caasimada kampala , gudidan oo ka kooban 10 xubnood .   Waxaanu nuqul kamida soo gadhsiiyey xafiiska…

                  Read More

                    ALAYLEHE SHIL BAA DHACAY: Shirkii “Qiimaynta” iyo 12 Kii Qodob!

                    “Dawladu boqolkiiba todobaatan hawsheedii ka mid ah way gudatay… Dawladu badaha iyo beeraha ayay mashaariic ka fulainaysaa… Dawladu dhalinta ayay shaqooyin u abuuraysaa… Dawladu fakhriga ayay la diriraysaa… Dawladu deegaanka iyo cimilada ayay dabiibaysaa… Dawladu ictiraafkii bay imika qorshe lagu doono dajinaysaa… Dawladu… Dawladu… Dawladu… Iyo qaar kaloo badan!   Dawladu miyay waalantahay, mise way…

                    Read More

                      Doodii Madaxweyne ku-xigeenada tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka oo aan waxba la isula hadhin

                      Kentucky Oct 12,2012(SDN)-Dood ay xalay yeesheen musharixiinta xilka madaxweyne ku-xigeenka tartanka doorashada madaxtooyada Mareykanka ayaa waxa ay aheyd mid jilbaha la isku aastay. Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa si toos ah u weeraray afkaarta iyo qorsheyaasha ay doonayaan in ay Mareykanka ku hagaan. Halka Paul Ryan musharaxa xilka madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga Jamhuuriga uu…

                      Read More

                        Beelaha Bariga Puntland oo baaq ka soo saaray mudo kordhinta madaxweyne Faroole

                        Bosaaso Oct 12,2012(SDN)-Qaar ka mida Beelaha gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray bayaan ay ku diidan yihiin mudo kordhin uu sameysto madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole,iyo qodobo kale oo muhiima. KU:  Dhammaan Madaxda Dhaqanka Beelaha Puntland.     Fadhiyadooda KU:  Uqaybsanaha UN-ka  ArrimahaSomalia-                       Nairobi. KU: Inter peace                                                                                 …

                        Read More

                          Xiriirka ka dhexeeyay lacagaha laaluushka ah ee suxuufiyiintu qaataan iyo dilalkooda baahay

                          London Oct 12,2012(SDN)-Warbixin uu diyaariyay suxuufiga Jamaal Cusmaan oo u shaqeeya the Guardian oo ah jariirad ka soo baxda dalka UK ayaa si baahsan loogu qaadaa dhigay sababaha dilka lagu hayo suxuufiyiinta ay yihiin. Qormada ayaa sadex qeybood u kala qaaday dilalaka loogeysto Suxuufiyiinta Soomaaliya. Ta koowaad waxa qormadu ay la xiriirisay xaalada amaan daro…

                          Read More

                            Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo shaaciyey in la furaayo xafiiska bariga iyo badhtamaha Africa xisbiga ucid tageerayaashana xisbigana baaq diray Ahmed abdi Ibrahim

                            Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo shaaciyey in la furaayo gogol xaadhka xafiiska cusub ee bariga iyo badhtamaha Africa xisbiga ucid tageerayaashana xisbigana baaq diray Ahmed abdi Ibrahim (KampalaSDN)Waraaq naga soo gadhay guddomiyah bariga iyo badhtamaha Africa ee xisbiga ucid ahmed abdi ibrahim oo shaaciyey in malmaha fooda inagu soo haya aay…

                            Read More

                              Maansadan rooblewaxaa tiriyey abwaan calidhuux cismaan cali, taariikhdu markay ahayd 27/06/2011

                              (KampalaSDN)Maansadan waxaa tiriyey abwaan calidhuux cismaan cali, taariikhdu markay ahayd 27/06/2011 markii uu ku guuleystay kursiga madaxtooyada Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, isagoo abwaanku ugu ducaynayo madaxweynaha in uu alle ka dhigo kii dadkiisa dalkiisa anfaca oo alle u barakeeyo xilkaas uu qaaday. abwaanku wuxuu maansadiisa ku bilaabay sidan : ninka gabayga deelkiyo ku bineeya daalkaw…

                              Read More

                                Madaxweyne Kibaki oo codka diidmada qayaxan ku horjoogsaday go’aankii Baarlamaanka Kenya mushaharka ku korodhsaday

                                Nairobi 11, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Mr. Mwai Kibaki, ayaa codka diidmada qayaxan ku horjoogsaday go’aan ay Baarlamaanka dalkaasi ku korodhsadeen lacag dheeraad ka ah mushaharooyinkooda faraha badan. Baarlamaanka Kenya oo ka mid ah kuwa ugu mushaharka badan qaaradda Afrika, waxa uu habeenimadii Khamiistii aynu soo dhaafnay uu si qarsoodi ah ugu codeeyay…

                                Read More

                                  Sanca: Rag hubaysan oo toogasho ku dilay madaxa Amniga Safaaradda Maraykanka ee Yemen

                                  Sanca 11, October 2012 (SDN)- Rag hubaysan ayaa toogasho ku dilay madaxii amaanka Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Yemen, iyadoo fulinta weerarkaasna lagu xidhiidhiyay shabakada Al-Qaacida. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, ninkan oo la odhan jiray Qassem Aqlan, waxa Khamiista maanta toogtay niman hubaysan oo Mooto saarnaa, kuwaasoo rasaas ku furay xilli uu ku…

                                  Read More

                                    Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka oo ka hadlay aragtidooda ku waajahan inay Xukuumadu fulisay 70% ka mid ah waxyaabihii ay shacabka u balanqaaday

                                    Hargeysa 11, October 2012 (SDN)- Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka ayaa naqdiyay sheegashada xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee ah inay 70% fulisay balanqaadkii wax qabad ee ay shacabka ugu balan qaaday wakhtigii ololihii doorashada Madaxtooyada. Siyaasiyiintan oo siyaabo kala duwan uu Wargeyska Geeska Afrika wax uga weydiiyay aragtidooda ku waajahan war-murtiyeedka madaxtooyada ka soo baxay…

                                    Read More

                                      Wasaaradda Khaarajiga oo ka hadashay muran ka taagan habka doorashada hoggaanta Qurbejoogta Somaliland

                                      Hargeysa 11, October 2012 (SDN)- Wasaarada Khaarajiga Somaliland, ayaa ka hadashay ismaandhaaf ay sheegtay inuu ka jiro habka doorashada hoggaanka Qurbejoogta Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Mr. Faysal Cali Sheekh ka soosaaray Hargeysa, wasaaraddu waxay iska fogaysay masuuliyadda habka doorashada hoggaanka ay jaaliyaddaha Qurbejoogtu dooranayaan, wuxuuna qoraalkaasi…

                                      Read More