Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun
Xildhibaan Yuususf Maxamuud Guuleed ayaa ka tacsiyadeeyayguud ahaanshacabka reer Somaliland gaar ahaan ehelkii qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee marxuum Cabdilaahi Siciid Dheere.
XildhibaanYuusuf oo ay Marxuumka mudo dheer ay isyiqiineen soona wada shaqeeyeen ayaa ku tilmaamay in uu ahaa shakhsi dedaal badan dadkana caawiya.
Xildhibaanku waxa uu eebe uga beryay marxuumka in uu janadiisii fardoosa ka waraabiyo,ehelkii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan eebe ka siiyo,AAMMIINN.
