Webmaster

Trump Oo Lagu Soo Oogay Dacwadii Ugu Weyneyd Abid Ee Laga Gudbiyo Madaxweyne Maraykan ah

Washington 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano labo boqol ku dhow oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa Maxkamad geeyay dacwad ka dhan ah Madaxweyne Donald Trump. Waxay ku eedeeynayaan inuu lacago ka helay dowlado shisheeye iyagoo u sii marinaya ganacsigiisa. Saidoo kale waxay ku eedeeyeen madaxwayne Trump inuu ku tuntay dastuurka gaar ahaan…

Read More

Baanka Adduunka oo Afghanistan Ku Caawinaysa Dhaqaale dhan Shan Boqol iyo Labaatan Malyuun oo Dollar

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Baanka aduunka ayaa sheegay inuu shan boqol iyo labaatan malyuun oo doolar ay ku caawunayaan dalka Afghanistan  si wax loogaga qabto dhibaatooyinka ka soo gaadhay Colaada Daalibaan iyo baahiyaha ka dhashay ka bixitaankii ciidanka maraykanka ee dalkasi. Bayaan uu soo saarey Banku waxa lagu sheegay in kala badh lacagtasi kalmada…

Read More

Mushaharka iyo Xaalada Nafsiyeed ee Nin Shaqadiisu Tahay inuu Daawado Muuqaalada Kufsiga,Dilka Iyo Gawraca la soo Dhigo Facebook

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa laga yaabaa in aanay weligeed maskaxdaada ku soo dhicin in qof mihnaddiisa uu u shaqo tagaa ay tahay in uu daawado muuqaallada Fiidyowga ah muujinaya dilka, gawraca, kufsiga iyo xadugudbyada dhinaca jinsiga ah ee lagula kacayo carruurta. Shabakadda Al-Carabiya ayaa dhowaan baahisay warbixin uu Geeska Afrika turjumay oo ay…

Read More

Kuuriyadda Waqooyi oo Xoriyadoodii u Soo Celisay  Arday Maraykan ah oo Hore Loogu Xukumay 15 Sano oo Xadhig ah Kadib Markuu Xatooyo Ku Kacay

New York 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa sheegay in Masuuliyiinta kuuriyada woqooyi ay sii daayeen Ardey ameerikaan ah oo hore ay ugu xukuntey shan iyo toban Sanadood oo xadhig ah ka dib markii tuugnimo lagu soo eedeeyey. Warbaahinta maraykankuna waxay sheegeen in Ardeygani uu haatan u soo ambabaxay dhinaca dalkiisa…

Read More

Maayarka Berbera Hala Xisaabtamo Gaadiidka Waawayn (Iska ragooyinka) Burburiyey (Baabiyey) Wadadii Qaaliga Ahayd Lacagta Badani Ku Baxday

Berbera 16. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmihii ugu danbeeyey magaalada Berbera si xawli ah uga shaqaynayey gudaha magaalada Berbera Iska Rogooyinka waawayn ee qaada iyo dhagaxa culus kuwaasi oo tankoodu aad uculus yahay ayaa waxay sababeen khasaare xoogan oo ay ugaysteen wadooyinka quruxoon ee lagu tabcay kadib markii ay hadh iyo habeen ay wadada u…

Read More

Dawlada Qatar Oo La Baxdey Ciidamo Ka Joogay Xuduudaha Dalalka Jabuuti Iyo Eretria +Tiradooda

Eretria 16. June 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Qatar ayaa waxaa ay shaacisay in ciidamo ay tiradooda ku sheegtay 450 Askariay kala baxdey xaduudka labada dal ee Jabuuti iyo Eretria Qatar waxaa ay shegtay in ay arintanu ku war galisay dalalka Jabuuti isla markaana u sheegay in ay la baxayso ciidamadeeda   Ciidmadan ay la baxdey dalka…

Read More

Mid kamid ah Dowladaha Carabta oo Khasaaro xoogan uu kasoo gaaray Xayiraada la saaray Qadar

Urdun 16. June 2017 (SDN/QJ):- Wadanka Sacuudiga iyo Wadamo kale oo Carbeed ayaa xayiraad dhinacyo kala duwan leh kusoo rogay Dowlada Qadar, Xayiraadan la saaray Dowlada Qadar waxaa ka dhashay saameyn badan uu ku yeeshay dowlado iyo Hay’ado kala duwan.   Dowlada Urdun ayaa la sheegay in uu Khasaaro dhaqaale uu kasoo gaaray xayiraada iyo…

Read More

‘’Halka ay Danteenu Ku Jirto ayaynu Taageeraynaa Waayo Waxaynu nahay Dal Mana noqon Karno Dhex Dhexaad’’ Gudoomiyaha Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Xukuumadda Ku taageeray go’aankii ay ka qaadatay Khilaafka ka taagan dalalka Gacanka Cadmeed ee Ku wajahan Cuno qabataynta lagu soo rogay dalka Qatar. https://www.youtube.com/watch?v=Poc84lKKJyY&t=2s

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Albaabada u Laabtay Xafiiskii Ka Garnaqa Dacwadaha Dhulka ee Dawlada Hoose ee Hargaysa & Eedaymo loo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Jaamac C.laahi Biin ayaa daboolka ka qaaday inay Albaabada u laabeen Xafiiskii ka garnaqa dacwadaha dhulka ee dawlada hoose ee Hargaysa kadib Markii ay Gudan waayeen Shaqadii loo Xilsaaray. https://www.youtube.com/watch?v=pha5MH_SIrM&feature=youtu.be

Read More

‘’Waar Horta Xukuumadani Berbera Mooyaane Miyaanay Meel Kale aqoon, Reer Berbera Maanta arrintan Dagaal ayay Ka Xigaan DAAWO

Berbera 15. June 2017 (SDN/QJ):- Hanjabaado,Baaq & Qaylodhaan ayaa Waxa uu Ka Soo Yeedhay Qaybo Ka Mid ah Shacabka Magaalo Xeebeedka Berbera oo Sheegay in Baahi Biyood oo Ka Taagan Magaaladaasi iyagoo Sidoo Kalena Carabka ku dhuftay in Maamulka Biyaha Loo daayo Golaha Deegaanka ee Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=O9KuVX7aVhU&t=25s

Read More

Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ardey Tartanka Qur’aanka Kaga Qayb Gashay Jabuuti DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa ka hadlay Arday Reer Somaliland ah oo ka qayb galay Tartan Waddamo badani ka soo qayb galaan oo Ku saabsan Xiftiga Qur’aanka Kariimka ah oo uu Soo qaban qaabiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Kaas oo ay Somaliland…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa Isku Bedelay Agaasimayaal Guud Isla Markaana Magcaabay La Taliye Madaxweyne 

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4891/062017 uu ku magacaabay la-taliye madaxweyne, isagoo isku bedelna ku sameeyey qaar ka mid ah agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha dalka. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda ay…

Read More

Xisbiga Waddani oo Cadeeyay Mawqifka uu Ka Taagan Yahay Xiisada Dulamaasiyadeed ee Ka dhex Qaraxday Waddamada Khaliijka Iyo Dalka Qatar AKHRI

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Kulamo Xidhiidh ah oo uu Ku Darsayay Go’aankii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Taageertay Xulufada uu Hogaamiyo Sucuudigu ee Xidhiidhka u Jaray Waddanka Qatar Waxa uu Ku Bayaamiyay Mawqifka Xisbigoodu ka Taagan Yahay Xiisadan Dublamaasiyadeed.

Read More

Jaaliyada Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Oo Si Adag U Duray Faysal Cali Waraabe una Soo Jeediyey inuu Xisbigiisa Burburay Ku Mashquulo DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Ku dhaqan Somaliland ayaa Jawaab ka bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Soo bandhigay Gabood falo lagula kaco dadka Somaliland ee u safra Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=pPdGYWxsz74&feature=share

Read More

Ugu Yaraan 25 Ruux oo Ku Naf Waayay Qarax Is Miidaamin ah oo Xalay Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho & Fariinta Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 15. June 2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah iyo weerar xigay oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegaya in baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa lala eegtay albaabka laga galo hudheelka Posh Treats oo ku yaalla badhtamaha caasimadda. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…

Read More

‘’Waddamadan Khaliijka ee Xukuumadu u Kala Hiilisay Mid Dalkeena Aqoonsani Kuma Jiro’’ Siyaasi Cabdi Haybe

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka tirsan masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay mawifkay Xukuumaddu iska taagtay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka soo cusboonatay Khaliijka ee keentay inay Sucuudiga, Masar, Baxrayn iyo Imaraadku ay xidhiidhka u jaraan Dawladda Qatar, waxaanu sheegay inay Xukuumadda Somaliland ku deg degtay inay u…

Read More

Siyaasi Cali Gurey Oo Ka Sanqadhiyey In Mudo Kordhin Miiska Saaran Tahay + Koox Bur Burka Kulmiye Ka Shaqaynaysa Oo Qorshayaal Dhagaraysan Ikhtiraacay

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Cali Yuusuf (Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland siiba kuwa xaalado iyo xeelado badan u soo joogay ayaa waxa uu sheegay in aanu waxba ka fahmin cayimaada Madaxweynaha ee doorashada isla markaana waxa uu Cali Guray shaki ka muujiyey in doorashadu wakhtigeedii ku qabsoomayso iyo in kale waxaana qoraal uu…

Read More