Webmaster

Mid Ka Mid ah Madax Dhaqameedka Somaliland oo Dawlad Deegaanka Itoobiya ka Difaacay eedaymo uu u Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland si weyn loogu Dhibaateeyo dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Isla markaana ay Tacadigaas Kula kacaan Ciidan ka soo Jeeda Hal beel. https://www.youtube.com/watch?v=kGQtfsDVuEQ&t=4s

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘’Riyo Ila Wadaag”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Xubno ka Mid ah Madax Dhaqameedka Somaliland oo Difaac Qiil la’aan ah La Garab istaagay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Una Jawaabay Gudoomiyaha Ucid DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa beeniyey in Ciidanka Liyuu Boolis ee dawlad Deegaanka Somalid Itoobiya ay Hal beel ka soo wada Jeedaan iyagoo sidoo kalena u Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid. https://www.youtube.com/watch?v=1CUlthvjoKw

Read More

Jaaliyadda Khaatumo ee Bariga Africa oo Kulan ay Nairobi ku Yeesheen Kalsoonidii Kala Noqday Hogaanka Khaatumo Isla Markaana Qaadacay Dariiqa Wada Hadal ee Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO

Nairobi 15. June 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Jaaliyadda Khaatumo ee Bariga Africa ayaa Kulan ay Ku Yeesheen Magaaladda Nairobi ee Xarunta Waddanka Kenya waxay Ku Shaaciyeen inay Kalsoonidii kala Noqdeen Maamulka Khaatumo iyagoo dhaliilay Wada hadalada u socda Somaliland Iyo Khaatumo waxayna Sheegen in aan Wada hadaladaasi loo marin dariiqa rabitaanka Shacabka Ku Nool…

Read More

Safiirkii Maraykanka ee Qatar oo Xilkeedii Iska Casishay & Sababaha Kelifay

Doha 15. June 2017 (SDN/QJ):-Safiirkii Dalka Maraykanka u Fadhiday magaalada Dooxa ee Dalka qatar Dana Chell ayaa sheegtay inay ka tegayso xilkan ay haysay, waxana ay ku soo beegantay xilli uu khilaaf adagi ka dhex taagan yahay xulafadii Maraykanka ee Gobolka Khaliijka Carabta. Safiirada Maraykanka Dana Chell Smith ayaa barteeda Twitterka soo dhigtay qoraal ay…

Read More

‘’Hadii berri ka maalin Sucuudigu Ina Odhanayo Baasaaboorka Somalia Uun Baa Xajka Iyo Cimrada Lagu Tagi Karaa Imaaradkuna Taagnaanayaan baasaboorka Somalia haa ka Somaliland Maya” Cali Guray

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid cali guray ayaa si cilmiyaysan oo aanay ku jirin siyaasadi uga hadlay sida ay soomaaliland xidhiidhka u tidhi waan u jarnay dawladda la isu raacay ee qadar, in kastoo mujaahidku sharaxay danaha reer soomaaliland ku qabaan sucuudiga iyo imaaradka haddana waxaa uu is barbar dhig ku sameeyay danaha ay sacuudiga…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Dawladii Ku Meelgaadhka Somalia Sheekh Shariif oo Taageeray Go’aanka Madaxweyne Farmaajo ee Ku Wajahan Xayiraada la saaray Qatar Isla Markaana Weeraray Imaaraadka DAAWO

Muqdisho 15. June 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii Dawladii Ku Meelgaadhka ahayd ee Somalia ayaa Sheegay in dalka Imaaraadku aanu wax Ixtiraam ah u hayn Somalia Maadaama uu Xidhiidh la sameeyay Sida uu Yidhi Maamulada Somalia qaarkood. https://www.youtube.com/watch?v=Q3l_dAWGM3Y

Read More

Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo Wacad Ku Maray in Itoobiya ay Ka Go’an Tahay Sidii ay Somalia Nabad uga Dhalin Lahayd

Addis Ababa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Addis Ababa- Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa daboolka ka qaaday in Itoobiya ay ka go’an tahay inay sii wado dedaalada lagu xasilanayo Soomaaliya. Hailemariam, waxa uu sidaasi ka sheegay kulan uu la yeeshay dhigiisa Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga Addis Ababa, siday faafisay wakaallada wararka Itoobiya ee…

Read More

Dalal Cusub Oo Ku Dhawaaqay Iney Xiriirka U Jareen Dowlada Xaalku Ku Xun Yahay Ee Qadar

Asmara 15. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Eritreya oo ka mid ah dalalka ku yaalla Geeska Afrika ayaa bedeshay mowqif dhexdhexaadnimo ah oo ay horey uga qaadatay khilaafka ka dhex aloosan xulufada Sacuudiga iyo dowlada Qatar. Wasaarada Warfaafinta dowlada Eritreya ayaa sheegtay in dowlada Sacuudiga iyo xulufadeeda ay ku taagan yihiin dariiq sax ah oo maslaxad…

Read More

Xaaladihii u Danbeeyay ee Xiisada Siyaasadeed ee Dalalka Gacanka Carabta Iyo Waddanka Qatar

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibedda Kuwait, Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah ayaa sheegay in dalka Qatar uu diyaar u yahay inuu dhageysto walaacyada ay qabaan afar dal oo kale oo carbeed ee dhaliyey in dalkaas xidhiidhka loo jaro. Xukuumadda Doha ayaa lagu eedeeyey inay taageerto kooxaha argagixisada. Qatar waa ay beenisay eedeymaha loo jeediyey….

Read More

Inanta Uu Dhalay Trump (Ivanka) Oo Ka Difaacday Aabaheed Eedihii James Comey Ku Hurgufay DAAWO

Washington 15. June 2017 (SDN/QJ):- Gabadh uu dhalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump oo Lagu Magacaabo Ivanka Trump ayaa aabaheed ka difaacday eedaymo uu dhawaan u Jeediyey Agaasimihii Hore ee Hay’adda Danbi baadhista FBI James Comey Kuwaas oo uu ku sheegay in Madaxweyne Trump uu ka dalbaday inuu daacad u noqdo iyadoo hay’adani ka madax…

Read More

Sir Qarinta Badani Waxay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka iyo Dad La Dhaqankiisa

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Cilmibaadhis cusub ayaa caddaysay in sirta oo la qariyaa ay dhibaato caafimaad keeni karto, maadaama oo qofka sirta qarinayaa uu qabo culays iyo ciqaab gudahiisa ka jira oo la xidhiidha in uu sheego iyo in uu qariyo, taasina waxa ay keentaa daal maskaxeed , hurdo xumo, calaamadaha gabowga (Coodh-cood). Cilmibaadhis Wargayska…

Read More

Qiso: Shakigu Waa Qayb Ka Mid Ah Waalidda!

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Markay  lamaanuhu maxkamadda tegeen ayuu ninkii Qaadiga ka codsaday inuu doonayo in laga furo gabadhiisa, laakiin Qaadiga ayaa waydiiyay maxa dhacay ee aad u furaysaa? Ninkii ayaa yidhi “Qaadi, maalintii iigu horaysay ee aan guursaday gaadhigayga ayaa la iga duqeeyay. Toddobaad arrooskayaga ka dibna waxaa  gubtay gurigii aanu jaarka ahayn,  Aabahyna…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Shimbirka Cimriga Dheer Ee Is Da’ Yareeya?

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Shimbirka Gorgorka ayaa la cadeeyay inay da’diisu gaadho 70 sano, laakiin marka uu gaadho 40 sano ayay cidiyihiisu waayaan debecsanaantii waxaana uu awoodi waaya inuu wax ku ugaadhsado, iyagoo ahaa isha keliya ee uu raashinka ku heli jiray.  Afkiisa dhuuban ayaa isna noqda mid af daran oo qaloocsama. Da’dan uu gaadhay…

Read More

Trump oo Mar kale ku Guul-darraystay meel-marinta Go’aanka Dadka Lix Dal oo Muslimiin ah kaga Mamnuucay Maraykanka

Washington 15. June 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump, ayaa mar kale ku guul-darreysatay dedaallo ay ku dooneysay xayiraad ay kusoo rogto Muwaaddiniinta lix Dal oo Muslimiin ah inay galaan waddanka Mareykanka muddo sagaashan cisho ah oo hore Maxkamadaha waddankaasi uga diideen Madaxweyne Trump oo markii uu xilka la wareegay bishii 1-aad ee sannadkan-ba soo saaray…

Read More