Webmaster

    BAAQ AY SOO SAREEN TAAGEERAYAASHA UCID EE OTTAWA

    Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan Waxaan kaloon salamayaa dhamaan shacbiwaynaha somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaan maanta qalinka u qaatay Waxaa baryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqonaayey maqaalo aflagaado ,been abuurad iyo inkiraad isugu jira kaas oo uu keenay sas laga qaaday Taageerada buuxda ee…

    Read More

      1 Child Killed, 3 Wounded in Kenya Church Attack

      Kenyan authorities say a hand grenade has ripped through a church in the capital, Nairobi, killing one child and wounding three others. Police say the attack appeared to target a Sunday school class for children. There has been no claim of responsibility for Sunday’s attack on the St. Polycarp church on the outskirts of Nairobi….

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi u diray wasiirkiisa Daakhiliga

        Hargeysa 30, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray wasiirkiisa Daakhiliga Mr. Maxamed Nuur Carraale oo aabihii maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisa tacsida ah Illaahay uga baryay marxuum Nuur Carraale Bulaale inuu u naxariisto, wuxuuna dhambaalkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed…

        Read More

          Shir beeleed Bariga Sanaag ka socday:Faroole kalsoonidii ayaanu kala noqonay,somaliland ayaan xiriir la sameysaneynaa

          Badhan Sept 30 2012(SDN)-Shir maalmihii u danbeeyay uga socday Beesha Aadan Siciid magaalada Badhan ayaa maanta la soo gunaanaday isla markaana laga soo saaray qodobo. Shirka beesha u socday ayaa looga wada hadlayay aayo ka tashiga beesha,waxaana laga soo saaray qodobo xasaasiya. Qodobada beesha Aadan Siciid ay soo saareen waxa ka mida; Midnida Beesha Aadan…

          Read More

            Ururka Wadani oo yeeshay Afhayeen,xiriiriye Woqooyiga Amerrica iyo Yurub

            London Sept 30,2012(SDN)-Guddoomiyaha ururka Wadani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa war saxaafada loogu talo galay isla markaana la gaarsiiyay xubnaha urur siyaasadka ayaa lagu sheegay in ururkaasi yeeshay Afhayeen iyo xiriirye ay yeelanayaan qaaradaha Woqooyiga America iyo Yurub. Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka wadani ayaa afhayeenka Ururkau magacaabay Xildhibaan Mahdi Ibrahim Buubaa. Guddoomiyuhu waxa uu sidoo…

            Read More

              GEFKII CIIDANKA CIRKU GALAY DAGAALKII 1977. QAYBTA II.

              Sidii aan ugu soo tilmaamay maqaalkii kan ka horreeyey gefka 2aad ee maamul ahaan Ciidamada Qalabka sidaa ay galeen wuxuu ahaa qaladkii loo fahamay odhaahda “Ciidamada Cirka iyo kuwa Baddu waxay taakuleeyaan ciidanka dhulka. Hadalka macnihiisa saxani waa labadaas ciddan waxay ciidamada u fududeeyaan in ay ka gacan sarreeyaan ciidamada cadawga. Ma ka dhashay qaladka…

              Read More

                Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Baladweyn iyo Kismaayo

                Mogadisho, 29, Sept, 2012(SDN)-ku–Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa maanta Shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xorayntii Magaalada Kismaayo iyo Fatahaadii wabiga Shabelle ee Magaalada Baladweyn, iyo Amniga magaalada Muqdisho. Ugu horayntii…

                Read More

                  Bal soo tiri Aafadaada…! – W/Q. Maxamed S. Cumar

                  Maalinba maalinta ka dambaysa waxa mugdi sii gelaya qaddiyaddii ummadda, waxaana sii aasmaya garashadii suubbanayd, kaskii saalloonaa iyo dammiirkii xumaanta ka guban jiray. Waxa kale oo kaalinta ka sii baxaya aqoontii, iimaankii iyo aragtidii dadnimo ee dhalin lahayd waxqabad la mahadiyo. Dabcan, waxa lala dagaallamayaa mudantii iyo mudanihii ku sii hadhay maamulka, waxaanay taladu gacanta…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray qoyska marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caamiye) oo ku geeriyooday UAE

                    Hargeysa 29, Sept.2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska uu ka baxay marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caamiye) oo ku geeriyooday dalka isutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Illaahay uga baryay inuu u naxariisto, wuxuuna tilmaamay in marxuumku ka mid ahaa aasaasayaashii tacliinta Somaliland, wuxuuna dhambaalkaasi u…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland oo 4 xubnood oo ka tirsanaa ka xayuubiyay xubinimadoodii

                      Hargeysa 29, September 2012 (SDN)- Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta xubinimadii golahaas ka xayuubiyay afar mudane oo ay sheegeen in 20 Kal-fadhi oo isku xiga aanay ka soo xaadirin fadhiyada golahaas. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Wakiilada, ahna kusimaha guddoomiyaha Bashe Maxamed Faarax oo uu fadhigii maanta mudaneyaasha ka hor akhriyay magacyada afartaas mudane, kuwaasoo…

                      Read More

                        GEFKII CIIDANKA CIRKU DHACAY DAGAALKII 1977

                        Anigu waxaan ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka cirka si buuxdana ugu ahaa xog ogaal maamulka ciidanka cirka waayo waxaan muddo dheer madax ka ahaa xafiiska ciidanka iyo maamulka ee ciidanka cirka. Waxaan ku soo bartay maamulka iyo dagaal gelinta ciidamada cirka Jaamacadda ciidmada cirka ee Maraykanka ee ku taal Alabama magaalada Montogomary. Ciidanka…

                        Read More

                          Madaxa Dahabshiil:Ganacsiga Soomaaliya waa furan yahay,Shirkada dahabshiil ma Soomaaliyaa laga leeyahay mise Somaliland?

                          London 29,2012(SDN)-Madaxa Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale  ayaa dhawaan barta Internetka iyo Jariirada Africa Report waxa ay ku dareen 50 ruux ee Africa ugu saameynta badan. Hadal kooban oo boga arintan lagu faafiyayna waxa lagu sheegay in madaxa shirkada ee haatan uu shirkada ka dhaxlay Aabihii. “Soomaaliya waxa ay u furan tahay Ganacsi”ayaa horudhac looga dhigay…

                          Read More

                            STATEMENT BY H.E. DR. ABDIWELI MOHAMED ALI, PRIME MINISTER OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA AT THE OPENING OF THE 67TH REGULAR SESSION OF THE GENERAL ASSEMBLY OF THE UNITED NATIONS

                            Mr. President, Mr. Secretary-General, Distinguished Heads of State and Government, Ladies and Gentlemen,   Just over two weeks ago, Somalia took a bold and decisive step away from decades of division, disorder and conflict, and instead towards the reconstitution of a more representative, more democratic Somali republic at peace with itself, with its neighbours and…

                            Read More

                              Ra’iisul W. Gaas Oo Kulamo Laqaatay Xooghayaha Guud Ee Ururka Islaamka Iyo Wasiirada Arimaha Dibada Ee Dermark

                              New York, 28, Sept, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulamo gooni gooni kula qaatay madax kala duwan xarunta QM ee New York  waxaana  ka mid ahaa Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Somaaliya, Sudan, iyo South Sudan, Wasiirada Arimaha Dibada ee Dermark, Xooghaya Guud ee Ururka Islaamka waxayna  ka wada hadleen xaaladihii ugu…

                              Read More

                                Suxuufi Xukuumada Somaliland ay iibsan kari weyday oo xalay Saqdii dhexe Hargeysa lagu mirtay

                                Hargeysa Sept 28,2012(SDN)-Tafatirihii jariirada Madaxa banaan ee Saxafi oo Hargeysa ka soo baxda ayaa xalay saqdii dhexe ciidamo Boolis ahi ay kala bexeen aqalkiisa lamana garanayo halka ay geeyeen. Cabdi fitaax Ceydiid oo ka mida suxufiyiinta aqoonta durugsan u leh mihnada saxaafada ayaa hore siyaabo kal duwan xukuumada Somaliland isugu dayday in ay u amusiiso,sida…

                                Read More

                                  Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee dalka ugandha oo guul ka gaadhay sii daynta dad u dhashay Sland oo ku xidhna xuddudka uu dhexeeya kenya iyo ugandha

                                  Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee ugandha Md siciid cawsle ayaa baryahanba ku mashuulsana sidaaynta muwaadin reer Somaliland oo mudooyinkan danbe ku xidhna xuduuda udhaxaysa Kenya iyo Uganda kadib markii ay damceen inay ka gudbaan xudka Kenya la wadaagto dalka uganda . Hadabo guddomiyaha jaliyada Somaliland dalka ugandha Mudane cowsle  ayaa xal  ka gaadhay siidaynta dadkan, oo…

                                  Read More

                                    2 more Somali journalists murdered; 1 is beheaded

                                    MOGADISHU, Somalia — One Somali journalist was shot dead by gunmen on Friday while a second journalist was beheaded and his body dumped in the street, officials and residents said, two attacks that bring the number of Somali journalists killed this year to 15. No group has yet claimed responsibility for the latest killings, but…

                                    Read More