Webmaster

    Kenyan troops capture last Somali rebel stronghold

    MOGADISHU — The Kenyan army said Friday that it has taken the southern Somali port city of Kismayo, the last stronghold of the Al-Qaeda linked Shebab, a claim dismissed by residents and the insurgents. “Kismayo has fallen and with minimum resistance,” Kenyan army spokesman Cyrus Oguna told AFP, even as several residents said that fighting…

    Read More

      WAR DEG DEGA:AMISOM oo Kismaayo Gashay iyo dagaalka oo haatan ka socda Xeebta Kismaayo

      Kismaayo Sept 28,2012(SDN)-Ciidamada Amisom oo ay weheliyaan kuwa dawlada iyo Raaskaanbooni ayaa maanta guddaha u soo galay magaalada Kismaayo oo ay mudo dheer duulaan ku ahaayeen. Dagaalka ayaa haatan ka socda aaga xeebta ah ee magaalada Kismaayo,guddaha magaalada ayaa weli waxa gacanta ku haya kooxda Shabaab. Afhayeenka ciidamada Kiinya Cyrus Oguna ayaa sheegtay in ciidamadoodu…

      Read More

        Xisbiga Kulmiye oo ay ka dhex qaraxday,Daawo Duur iyo Muuse Biixi oo isku maandhaafay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland

        Hargeysa Sept 28,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay hadal heynta ugu badani ay aheyd ka hadalka hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu uaga hadlayo arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya oo dad badan ka fajiciyay. Waxa isna arrinkaa mowqifka xisbiga talada haya ka waramay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse…

        Read More

          Qarax aan cidina sheegay oo mar kale ruxay Muqdisho

          Muqdisho Sept 28,2012(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho shalay gelinkii danbe ruxay qarax ka dhashay miino kuwa gacanta laga tuuro ah oo qasaare dhimasho iyo dhaawacba dhaliyay. Qaraxan u danbeeyay oo aaney jirin cid sheegatay ayaa waxa ku dhintay haweeney halaka sadex ruux oo kalena ay dhaawacyo kala gedisan ka soo gaareen. Sarkaal sare oo shabaabka ka tirsan…

          Read More

            R.W Soomaaliya Oo Kulamo La Qaatay Madaxweynaha S.Africa Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Ee Imaaratka Carabta

            Muqdisho, 28,Sept, 2012….Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wasiirkiisa arimaha Dibada Cabdulahi Xaaji ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York madax kala duwan iyagoona ka wada hadlay arimaha soomaaliya iyo isbadalda siyaasadeed ee ugu danbeeyey oo dalka ka dhacay. Ra’iisul wasaaraha ayaa kulan uu la qaatay wasiirka Arimaha Dibada ee…

            Read More

              U.N.: Ransoms to pirates top $30M so far

              MOGADISHU, Somalia — Ransoms paid to pirates off the Horn of Africa so far in 2012 are estimated between $25 million and $30 million, the U.N. Office on Drugs and Crimes said. In a report issued on World Maritime Day, the office said it was important to tackle the piracy problem on land to help…

              Read More

                UAE delivers a statement on human rights in Somalia

                WAM Geneva, Sep 27th, 2012 (WAM)–Ambassador Obaid Al Zaabi, UAE Permanent Representative to United Nations and Other International Organisations in Geneva has called for concerted international efforts to curb the tragedy of Somali people. Al Zaabi was addressing the Human Rights Council in Geneva, on the status of human rights in Somalia before the Human…

                Read More

                  Tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland oo lagu dhawaaqay, yaa ka qaybgalaya, halkeese lagu qabanayaa?

                  Hargeysa 27, September 2012 (SDN)- Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqday xilliga la qaban doono tartanka ciyaaraha gobollada ee dalka. Wasiirka wasaaraddaas Mr. Cali Siciid Raygal oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Hargeysa, waxa uu sheegay in tartanka ciyaaraha gobollada loo muddeeyay 15 December 2012, isla markaana ay ka qaybgali doonaan 13…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xeer uu soosaaray hay’addaha Korontada Hargeysa iyo Berbera ku hoosgeeyay wasaaradda Hawlaha Guud

                    Hargeysa 27, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer uu soosaaray hay’addaha Korontada ee Hargeysa iyo Berbera ku hoosgeeyay wasaaradda Hawlaha Guud. Sida lagu sheegay qoraal uu Madaxweynuhu soosaaray oo afhayeenka Madaxtooyadu ku saxeexnaa, waxa hay’addaha Korontada Hargeysa iyo Berbera laga dhigay wakaalado hoostaga wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta, wuxuuna…

                    Read More

                      Raysul-wasaare Gaas iyo Xooghayaha Guud ee QM Ban Ki-Moon oo Shirgudoominayey Kulankii Gaarka ahaa ee lagaga hadlayay arimha Soomaaliya

                      New York, 27, Sep, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan-Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Kenya, Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka, Wasiirka Arimaha Dibabada ee Turkiga, Maxaweyne…

                      Read More

                        Somalis being targeted in CPT

                        CAPE TOWN – An academic on Wednesday backed claims by Somalis that they are being targeted by a murderous city gang. At least three Somali men have been killed in Cape Town in just two days. In the latest incident, a shopkeeper was gunned down in Gugulethu on Tuesday evening. A Somali activist has told…

                        Read More

                          Saylac: Weriyaha Telefishanka Universal oo la xidhay

                          Saylac 27, September 2012 (SDN)- Ciidanka amaanka ee degmada Saylac ee gobolka Awdal, ayaa saaka xabsiga dhigay weriye Cabdisamad Maxamed oo degmadaas uga soo warama Telefishanka Universal. Siday suxufiyiin ay saaxiib yihiin u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com, weriyaha waxa saaka laga qabtay gudaha degmada Saylac, ka dib markii Xoghayaha dawladda Hoose ee degmadaasi amarka bixiyay. Ma…

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo dadka reer Hargeysa ka codsaday in ay wax ka ilaaliyaan Radi Hargeysa

                            HargeysaSept 27,2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay rag habeen dhawayd u soo dhacay xarunta wasaaradda warfaafinta iyo wacyi gelinta ee magaalada Halkaas oo ay ciidamada ammaanku gacanta ku dhigeen isla markaana loo gudbiyay laanta baadhista Dambiyadda ee Magaalada Hargeysa.  Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib- Timacad) ayaa…

                            Read More

                              Qaramada Midoobay Iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo Isku Maandhaafsan Magcaabista Raysal Wasaaraha Iyo Hirdanka Siyaasadeed Ee Ka Alloosan

                              Muqdisho Sept 27,2012(SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustina Mahinga, ayaa shaaca ka qaaday in todobaadka  soo socda loo magcaabayo raysal wasaare dawlada Soomaaliya si uu usoo dhiso gole wasiirro ah  oo hawl kar ah. Mahinga wuxuu sidaa ku sheegay waraysi uu shalay  siiyay laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC-da. Dhawaaqa Mahinga ayaa kusoo beegmay…

                              Read More

                                Wasiir Duur oo Indho Adayg Ku Difaacay Aasaaska Urur Diimeedka Al-Islaax, IIDHEH-na u Sameeyay Qaab Dhismeedkiisa

                                Hargeysa-Sept 27,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa difaacay mabaa’diida urur-diimeedka Islaax, oo uu ku tilmaamay urur nabadeed diiniya. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo shalay hortegay Guddi-hoosaadka Arrimaha Gudaha, nabadgelyada iyo difaaca Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay jiritaanka shir la sheegay inuu ururkaasi ku qabsaday magaalada Hargeysa, waxaannu sheegay inuu jiray…

                                Read More

                                  Guddoomiye Saleebaan-Gaal Wuxuu Si Badheedh ah Noo Sheegay In Isaga Iyo Madaxweynuhu Isla Qaateen In UDUB halkaa ku Dhimato

                                  Hargeysa Sept 27,2012(SDN/Hubaal)- Xog-hayaha Warfaafinta ee Xisbiga UDUB Cali Cismaan (Cali-Xaraaro) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan  (Saleebaan-Gaal) uu go’aan cunsuriyadaysan ka soo saaro dhex dhexaadintii uu sheegay inuu ka samaynayo  murankii guddida diiwaangelinta iyo Xisbiga UDUB.  Xog-hayaha Warfaafinta ee UDUB Mr. Cali Xaraaro, waxa uu sidaa ku…

                                  Read More

                                    Wasiirka Madaxtooyada oo Taliyaha Ciidanka Qaranka ugu Amar ku Taagleeyay Awood Aanu Lahayn+Askar Wasiirka Duulistu ka Dacwooday oo Xabsiga la Dhigay

                                    Hargeysa Sept 27,2012(SDN/Hubaal)- Saddex Askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Cirka ee JSL  ayaa shalay xabsiga loo taxaabay kadib markii wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka Cirku Maxamuud Xaashi Cabdi  uu dacwad ka dhan ah ciidankaasi shalay u gudbiyay Madaxtooyada isaga oo ku andacooday inay qori ku qabteen. Saddexdan Askari ayaa ka tirsan Guuto ciidammada Difaaca…

                                    Read More