Shabaabka Kismaayo oo la jilciyay,duulaanka dhulka hortii
Kismaayo Sept 27,2012(SDN)-Ciidamada badda ee dalka Kiinya ayaa maalmihii u danbeeyay duqeymo la beegsanayay fadhiisimada ciidamada Shabaabku ay ku leeyihiin magaalo xeebeeda Kismaayo. Duqeymadan ayaa u gogol xaadhaya duulan dhanka beriga ah oo mudaba la qorsheynayay. Ciidamada Kiinya ayaa weeraradan duqeynta ah ku jilciyay dhufeysyo iyo fadhiisimo ay shabaabku ka sameysteen magaalada Kismaayo. Shabaabka ayaa…
