Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID oo Taageeradii ugu Badnayd kala Kulmay Jaalliyada UK Iyo Garabkii Kulmiye ee Uk oo ku Soo Biray+Daawo Sawirrada Xaflad Hoggaanka Xisbiga lagu Soo Dhaweeyay
London Qurbojoog 25/9/2012 Tageeraysha xisbiga UCID ayaa habeenkii xalay xaflad taarikha ku qabtay caasimada UK, xafladan oo ahayd mid aad loo soo habeyey ayaa waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan oo ka kala yimid dhamaan gobolada dalkan UK iyo qarada yurub. Xafladan oo aad moday mid aan hore looga baran wadanka…
