Webmaster

    Tijaabi Aqoontaada: waa suaalaahii diinigaa ahaa

    Berlin 02,2012(SDN)-Waa mar kale iyo barnaamij cilmiyeedkii tijaabi aqoontaada Diimeed,oo aanu idiinku heyno suallo iyo jawaabo diini ah. Fadlan akhriste isku day in aad ka jawaabto inta aanad eegin Jawaabta. 1:sheeg intaa suradood ee kaa bilaamataa Mahadinta ALLAH? 1.ALFAATXA . 2:AL, Ancaam . 3:AL KAHFI . 4:Alfadir. 5: AL Saba 2:suaal sheeg suurada dhaamaan ayadaaheedu…

    Read More

      Ansixinta Dastuurka: Diidmo iyo Dabaal-dag (Faallo)

      MogadishuAugust 02,2012(SDN)- Waxaa Shalay lagu dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu waqtigan yeelanayo dowlad dhamaystiran ka dib muddo Labaatan Sano ah oo dagaalo sokeeye ay socdeen. Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, ra’isul wasaarihiisa mudane Cabdi-Weli iyo madax kale ayaa ka midaysan fakarkan iyagoo u sheegay bulshada Soomaaliyeed inay Shala ahayd maalin taariikhi ah…

      Read More

        Suldaan Dheeg: “Madax-dhaqameed ahaan shirka Muqdisho kuma metelayno Somaliland, laakiin waxaanu ku joognaa Madax-dhaqameed Soomaaliyeed oo…”(DHEGEYSO)

        Muqdisho August, 02, 2012 (SDN)- Suldaan Ibraahim Sul. Cismaan (Suldaan Dheeg) oo ka mid ah madax-dhaqameedka ka qaybgalay shirka lagu ansixinayay Distoorka cusub ee Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay geedi-socodka shirkaas oo maanta lagu soo gebogabeeyay caasimadda Muqdisho. Suldaan Dheeg oo ka mid ah xubnaha Somaliland u dhashay ee shirka ka qaybgalay, waxa uu waraysi…

        Read More

          Hargeysa: Hanti-dhawrka Qaranka oo Xabsiga dhigay masuul ka tirsan wasaaradda Warfaafinta oo ay qaraabo yihiin xaaska Madaxweynihii hore

          Hargeysa 01, August 2012 (SDN)- Hanti-dhawrka guud ee qaranka ayaa xabsiga u taxaabay Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee Telefishanka Qaranka (SLNTV) Somaliland Mr. Xasan Maxamuud. Tan iyo Isniintii todobaadkan, waxa hawl baadhiseed ka waday wasaaradda Warfaafinta koox ka socota Hanti-dhawrka guud ee qaranka, taasoo ka dambaysay in shalay xabsiga loo taxaabo Agaasimihii maamulka lacagta ee…

          Read More

            WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBADALKA DHAQANKA BULSHADA(QEYBTII 1AAD)

            Berlin August 01,2012(SDN)-dhamaan waxaan salaamayaa umada afka soomaaliga ku hadasha meelkastaa oo ay dunida ka joogaan,  waxaanu si taxane ah idiinku soo gudbin doonaa sugaantii hore iyo sugaanta danbe dhaqaankii hore iyo kan danbe,hadaba anaga oo dhinac ka milicsaneyna intii aan lagu soo guurin magaalooyinkaa waawayn, sanadii 1960kii waxii kaa horeeyeey iyo gumeystuhu intii aanu…

            Read More

              Dhibaatada Qaadka iyo Dhayalsiga Puntland

              13 kii bishii july ayay dowlada Itoobiya Soosaartay go,aan lagu xakamaynayo dhibaatda qaadka ee gudaha wadanka Itoobiya fadlan eeg wareegtada wasiirka arimaha gudaha oo hoos kulifaaqan. Wasiirka arimaha gudaha iyo hurumarinta Dowlada itoobiya ayaa wuxuu intaas kudaray in Loo baahan yahay in laga hortago dhibaatada qaadka wadanka gudihiisa gadistiisan laga xakameeyo dhalinyarada wixii 18 jir…

              Read More

                Safarka Qurbejooga Soomaalidu ku tagaan wadanku inta badan waa FARXAD sii socodka ah iyo FIRXAD soo socodka ah, waa maxay sababtu?

                Ramadaan Kariim Qormooyinkan taxanaha ah waxaan ku eegi doonaa waxyaabaha keena in inta badan safarka qurbejooga Somalidu ku tagaan wadanku inuu noqdo safar ay dhibaato kala kulmaan. Waxaan is dul taagi doonaa waxyaabaha sababa in safarkii wanaagsanaa ee uu qofku mudada dheer ku sii naaloonayey isaga oo rajeynayey inuu ku soo iloobi doono buuqa, cidhiidhiga…

                Read More

                  Sidee ba xal loogu heli kara dhismaha Warshada Sibidhka Berbera?

                  London August 01,2012(SDN)-Waxan halkan marka hore ka salaamaya dhamaan akhristayaashii sida fiican ugaga hadlay labadaydii maqaal ee kala ah (Maxa hortaagan maalgashiga dalkeena , Qaytii 1aad iyo Qaybtii labaadba). Kuwaasoo dhamaantood soo dhaweeyay ra’yigii ahaa Somaliand Hantiilayashoodu iyaga hagraday inay wadanka warshada ka sameeyan mudadii dheerayd ay Somaliland nabad ku naaloonaysay.  Maqaaladihi aan qoray waxad…

                  Read More

                    Muqdisho: Tirada ergooyinka u codeeyay ansixinta Distoorka cusub ee Soomaaliya, inta diiday iyo inta ka aamustay gunaanadkii shirka iyo ismiidaamiyeyaal weeraray goobta shirku ka socday

                    Muqdisho 01, August 2012 (SDN/AP)- Ka qaybgelayaashii shirka Muqdisho, ayaa maanta ansixiyay Distoorka cusub ee Soomaaliya, kaasoo dalka ka saaraya nidaamka kumeel-gaadhnimada. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Arbacaddii maanta waxa cod ku ogolaaday 621 ergay, waxa diiday 13 xubnood, halka 11 kalena ka aamuseen codaynta. Ansixintu waxay timi waxyar uun ka dib,…

                    Read More

                      EACROSSLANDER EURO-AFRICAN COMMITTEE FOR THE RECOGNITION OF THE SOMALILAND SOCIETY

                      (KampalaSDN)THIS IS ANSWER BY THE LANDERS WALKERS IN EAST AFRICA To: THE SOMALIA CONSTITUTION DEAR GUESTS To: The Somalilander Committee for the Somalilanders/ Somalia peace talks Inform: President Of The Somalilanders Inform: Ministry of Foreign Affairs Inform: the world leaders. Inform: 367. www.SIRad.UK. THE DARK ANGEL DEVELOPMENT IGAD IN THE HORN The black man revolution….

                      Read More

                        GUULAHA SIRTA GARCSIGA EAST AFRICA SULDAN OSMAN ABDI GUURE

                        (KampalaSDN)Bulshooyinka iyo qowmiyadaha ku dhaqan eastAfrica waxa lagu qadaraa in ay leegyihiin tiro ahaan 125,000,000 sida ay soo saarreen ururada horumarinta gancsiga iyo dhaqaalle kobcinta jaamacadaha east Africa. Hayadahan dhaqaalle kobcinta east Africa waxay cilmi baadhis ka sammmeeyeen wadamada ay ka midyihiin, Ruwanda, Kenya ,Soomaaliland, Kenya, Ethiopia, Eritrea, Sudan, Tansaaniya iyo soomaaliya oo nabadgelyada awgeed…

                        Read More

                          Agaasimeyaal ka tirsan Wasaarada warfaafinta oo Been abuur ku tilmaamay inay Is-casilayaan

                          Hargeysa August 01.2012(SDN)- Afar Agaasime waaxeed oo tirsan wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta ayaa beeniyay gaashaanka ku dhuftay war sheegayay inay is casilayaan oo uu baahiyay wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Magaalada Hargeysa, waxaanay u soo jeediyeen  wargeyskaasi inaanu salaan uga dhigan haddii ay cid is hayaan. Agaasimeyaashaasi waxay Sidaas  ku sheegeen shir jaraa’id oo…

                          Read More

                            Maxaa la gudboon in ay Sameeyaan Masuuliyiinta la khashifay Hantida Dahabshiil u taal?Dood furan

                            London August 01,2012(SDN)-Waxa dhawaan kooxda Anonamous ee jabsatay xogta macaamiisha Banka Dahabshiil ay soo bandhigtay Hantida Masuuliyiin hore fartu ugu godneyd in ay ku tagrifalaan hantida guud ee ummadda. Hadaba kolka aad eegto sida masuuliyiintani ay siyaasada ugu cusub yihiin iyo sida Xisaabaadkoodu xad dhaafka u yahay waxa la is oran karaa miyaaney aheyn in…

                            Read More

                              Qaxooti Soomaali ah oo wadooyinka Holland seexdaxalay,maxey tahay sababtu?

                              Den Bosch August 01,2012(SDN)-Qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool dalka Holland ayaa dibax ay sameeyeen waxa ay xalay ugu hoydeen wadoonyinka magaalada Den Bosch ee dhacda Koonfurta dalkaasi. Soomaalida ayaa habeenimadii seexday ka soo horjeedka xafiiska wasiirka Jinsiyadaha iyo soogalootiga. Soomaalida oo tiradoodu tahay 77 ruux ayaa waxa ay ku guul dareysteen in ay helaan sharciga…

                              Read More

                                TARTAMAYAASHA U ORDAYA KURSIGA MADXTINIMADA DALKA MID BAAN LEEYAHAY .SHACBIGA REER S/LAND EE ILAA 1960KII LAGU XEEGAYSANAYEYNA MID BAAN LEEYAHAY

                                DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH IDILKEED DHamaantiin waan idin salaamayaa akhristayaasha qaayaha leh iyo wariyaasha heeganba 24/7 Intaasi ka dib soomaalidu waxay tiraahdaa reerku hadduu daalo waa la nasiyaa hadalku hadduu badatana  waa la jaraa waxaan ooga gol leeyahay s/land 20sano ee u danbeeyeyba waxaan maqlaayey uun doorashooyin dhacaya midba sumad uu leedahayba waayahay…

                                Read More

                                  Maxa hortaagan maalgashiga warshadaha ee dalkeena (qaybtii 2aad)

                                  Waxan marka hore halkan uga mahadinaya dhamaan dadkii ila soo xidhiidhay igana codsaday inan qoraalka sii wado, taasaana imika igu dhiiri gelisay inan qoraalkan qaybtiisii labaad aan soo qoro.  Waxan kale oo aan halkan uga mahadcelinaya warbaahintii qaadatay qoraalkayga kaasoo uu ugu horeyo wargeska Haatif, iyo websityada kale ee kala ah Saraarnews iyo Oodweynes news….

                                  Read More