Webmaster

    SIR CULUS OO KU SAABSAN HESHIIS QARSOODI AH OO AY WADA GALEEN SHEIKH SHARIIF IYO SHARIIF XASSAN EDIN

    Waxaa Dhaqanka soo jireenka ah ee Digil iyo Mirifle soo gaartey Cabasho ay u soo gudbiyeen Xildhibaanada Cusub oo loo qoraayo Baarlamaanka soo socda in laga saxiixaayo heshiisyada ama ballan qaadyada soo socda:   In Qofka lagu daraayo Liiska Xildhibaanada Digil iyo Mirifle laga saxiixaayo inuusan isku soo sharraxi Karin Jagada Guddomiyaha Baarlamaanka Cusub, haddii…

    Read More

      OGAYSIIIS:LA SOCO TAXANAHA SUGAANTA IYO IS BADALKA DHAQANKA BULSHADA

      Barlin July 31,2012(SDN)-Bishaaro Bishaaro Bulshooy,waxaaan idiin soo gudbin doonaa ayaamahaa soo socodaa ilaahay hadu kaa dhigo ,,,, habk dhaqaankii hore iyo sidaa xaaladaahaa guud e suugaanta aheyd,iyo siida hada ay wax walibaa isu badaleen iyo waxa uu sababta ah…. Hadaabaa dhamaaan waxaaan nagaa sugtaanba waa in aan ka faaloono ariimaaahas oo dhan iyagowgaa oo sugaan…

      Read More

        Hargeysa: Hawlwadeenada Wakaalada Korontada oo hawlgal Nadaafadeed fuliyay

        Hargeysa 31, July 2012 (SDN)- Hawlwadeenada Wakaalada Korontada ee Hargaysa, ayaa maanta hawlgal nadaafadeed ka fuliyay Masjid-Jaamica weyn ee caasimada. Maareeyaha Wakaalada Korontada Somaliland Mr. Weli Axmed Xaawo oo horkacayay hawgalkaas, waxa uu warbaahinta u sheegay inay hawlgalkan wadayaan mudada ka hadhsan bisha barakaysan ee Ramadaan. Maareeyuhu waxa uu balanqaaday inay laambado waawayn ku xidhi…

        Read More

          Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo dhagax-dhigay mashaariic masaajid iyo dugsi waxbarasho lagu dhisayo

          Hargeysa 31, July 2012 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta dhagaxdhigay Masjid iyo dugsi laga hirgalinayo xarunta degmada Axmed Dhagax ee caasimada Hargaysa. Wasiirka Awqaafta oo ay wehelinayeen madaxda hay’ada waxbarashada ee Geeska Afrika, waxa uu dhagax-dhigay mashaariicdaas, iyadoo dugsiyo ka kooban yahay afar qaybood oo lagu baran doono Dawaarka,…

          Read More

            Taliyaha Booliska Somaliland oo ka hadlay tirada Tuugta ay Hargeysa ku qabteen todobaadyadii u dambeeyay iyo inta Maxkamad la horgeeyay

            Hargeysa 31, July 2012 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgalo uu sheegay inay ciidanka Boolisku ka sameeyeen xaafaddaha magaalada caasimadda ah ee Hargeysa. Taliyaha oo u waramay warbaahinta dawladda waxa uu sheegay in hawlgaladan oo la fuliyey dhawrkii todobaad ee u dambeeyay lagu soo qabqabtay in ka badan…

            Read More

              Tijaabi Aqoontaada Diinta oo ka Jawaab Suaalahanadoon eegin jawaabaha

              Barlin July 31,2012(SDN)-dhamaan umada muslimta ah meel kasta oo ay joogaan waxaan ku salaaamaya salaanti rasuulka(NNKH) asalaamu calkum warxamaatulaah waa barkaartu : salaan qiimo leeh kadib,waxaan idin soo gudbiinayaa bishaan barkaysaan ee ramadaan sii aan uga wada faa iidaysno,,, suaalo diin ah…. fadalaan ka jawaaba…. 1:sheeg sanadkii uu dhacay dagaalkii bedar? 2:sheeg sanadkii uu dhacay…

              Read More

                Ma dhabaa in Hay’adaha caalemigu ay xirayaan xisaabihii ay ku lahaayeen Dahabshiil?

                London July 30,2012(SDN)-Intii ka danbeysay kolkii loo dhacay keydka xogta macaamiisha Baanka Dahabshiil waxa isa soo terayay welwelka,walaaca iyo isweydiinta ku wejahan xogtan la shaaciyay. Maalmihii u horeeyay waxa la dareemay isdhexqaadka shacabka Soomaalida oo ruux waliba ku mashquulsanaa in uu ogaado sida falkaasi u saameeyay xisaabaadkiisa yiilay Banka Dahabshiil. Ka dib waxa xigay werwer…

                Read More

                  Sicirka Maciishadaha kala duwan ee dalka Jabuuti oo kor u kacay

                  Jabuuti July31,2012(SDN)-Tirakoob ay soo saaraya hay’ada Jamhuurida Jabuuti u qaabilsan qiimeynta ascaarta kala duwan ayaa lagu sheegay in sanadkani ay kor u keceen inta badan maciishadaha daruuriga ah. Tirakoobta ayaa lagu ogaaday maciishadaha ay ka mid ka yihiin Raashinka,shidaalka iyo Sigaarka in ay kor u keceen boqolkiiba 4.2. Qiimaha aqalada,shidaalka kala duwan leydhka gaadiidka daweynaha…

                  Read More

                    Somalia:Organic Peace is needed

                    LEWIS CENTER, Ohio — This month, the Somali clan elders are convening in Mogadishu for a United Nations-sponsored peace and reconciliation effort to craft a “road map.” Their daunting task: selecting delegates that will try to ratify a new constitution, elect parliament, and form a new government, at the end of the “transition” in mid-August….

                    Read More

                      Iran:The Gulf States are supporting Somali Piracy

                      Tehran(SDN)-The Iranian news agency Fars has published a damning accusation by one of their Generals who claims that Somali Piracy is funded by some of the Gulf  States who spend millions in combating the problem. The Iranian news agency did not elaborate how and who is supporting the Somali Piracy,but just quoted the General from…

                      Read More

                        Ra’iisul W. Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay kulan ay kasoo qabygaleen boqlaal dhalinyaro ah

                        Moqdishu 30, July, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada  ayaa maanta ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabisay Hay’ada CRD, kulankas oo looga hadalyey doorka Dhalinyaradu ku leedahay horumarinta Bulshada. Ugu horayntii waxaa meesha ka hadlay Agaasimaha CRD Jibriil Ibraahim Cabdule waxaana uu sheegay in ay…

                        Read More

                          National Constituent Assembly reaches Day 6

                          Mogadishu, (SDN) The National Constituent Assembly continues to unfold smoothly as 825 Somali citizens from all walks of life discuss and debate the draft Somali Constitution. The formal opening of the National Constituent Assembly took place on Wednesday, July 25, representing a significant milestone in the path towards a new constitution for the Somali people….

                          Read More

                            Dawladda Imaaraadka Carabta oo sheegtay in Kulankii Labada Madaxweyne uu ahaa mid Dhabaha u Xaadhaya dib-u-heshiisiin

                            Dubia 30, July 2012 (SDN)-Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa markii u horaysay sheegtay in heshiiskii dhex maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Shariif Sheekh Axmed, uu ahaa mid albaabada u furayay dib u heshiisiin dihin oo ka dhacda Somaliya. Safiirka dawladda Imaaraadka Carabta u qaabilsan Qaramada Midoobay Danjire Cabdikhaalifq Bin Dhaar Al-yafey,…

                            Read More

                              Masuuliyiinta Madaxtooyada oo Tacsi u diray Maareeyaha dekedda Berbera

                              1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL                                  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,                          Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,           Mudane Cabdi Xasan Madar 4.    Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL   Mudane Cali Axmed Cali 5.    Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada    JSL    Mudane Cabdiraxmaan maxamed Ibraahim (Saqadhi) 6.    Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL   …

                              Read More

                                Mandheera: 362 Askari oo tabobar Boolis u xidhmay

                                Hargeysa 30, July 2012 (SDN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka Booliska Mandheera 362 askari oo muddo 4 bilood ah qaadanayay laylis ciidanimo iyo shuruucda ciidanka. Munaasibad loo sameeyay xidhitaanka tababarka ciidanka oo maanta lagu qabtay xarunta dugsigaas oo ku yaala tuulada Mandheera oo 70 Km…

                                Read More

                                  Toronto : Taakulayn $15,000 oo jaaliyadda Toronto ugu deeqday jidka Burco-Oodwayne-Hargeisa

                                  Toronto July 30,2012(SDN)-Waxa lagu qabtay Magaalada Toronto, kulamo dhowr ah oo isa soo dab joog, deeq lacageedna loogu uruurinaayay jidka isku xidha doona Burco- Hargeisa( Transsomaliland highway ). Jidkaas oo ah mashruuc qaran, waxa lagu dhisayaa iska wax uqabso. Waxa hormood ka ah Guddigga Horumarinta Gobolka Togdheer. Mashruucyadda ay Guddiga Horumarinatu Togdheer hirgelisay waxa ka…

                                  Read More