Webmaster

    Ugaadha:amaanka oo la adkeegay ka dib kolkii uu dalkaasi Gaadhay nin hawlo argegixiso damacsan in uu fuliyo

    Kampala July 30,2012(SDN)-Afhayeenka ciidamada Booliska ee dalka Ugaandhaya ayaa shaaca ka qaaday in dalkaasi uu gaaray nin xiriir la leh agegixisada caalamiga ah,isla markaan damacsanin uu weeraro dalkaasi ka fuliyo. Afhayeen Samson Kuteesa ayaa sheegay in ay heleen xog tibaaxeysa in Ugaandha uu soo gaadhay Maxamed Libani Xaaji oo hay;adaha la dagaalanka argegixsadu  ku tilmaameen…

    Read More

      Alleged gunman arrived as a refugee

      TORONTO – An accused gunman charged with firing a weapon at a Scarborough barbeque where two people were killed and 23 others wounded arrived in Canada as a refugee from Somalia seeking a better life, border officials say. But the 19-year-old allegedly “fell in with the wrong crowd” after obtaining Canadian citizenship, officers of the…

      Read More

        Xafiiska samofalka Madaxtooyada oo gudoomay deeq lacageed oo ururka Nomad u fidiyay qaar ka mid ah xarumaha Agoomaha dalka

        Hargeysa July, 29, 2012 (SDN)- Agaasimaha xafiiska samofalka Madaxtooyada, Aamina Maxamud Diiriye, ayaa deeq lacageed oo loogu talogalay qaar ka mid ah xarumaha Agoomaha ee dalka ka gudoontay ururka Nomad. Deeqdan ay ku taboruceen ururka ‘Hooyo waa lama huraan ee Nomad’ oo fadhigiisu yahay dalka Holland, waxay dhan tahay $2800. Marwo Xaliimo Cabdi  Obsiiye  oo ka socotay ururka…

        Read More

          Hargeysa: Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan dhibaatada Gudniinka Fircooga oo u furmay 40 xubnood

          Hargeysa July, 29, 2012 (SDN)- Agaasimaha waaxda taranka wasaarada Caafimaadka  Somaliland Dr. Cabdirisaaq Yuusuf, ayaa maanta aqoon-iswaydaarsi ku saabsan dhibaatada gudniinka Fircooga ahi u leeyahay gabdhaha, ka furay magaalada Hargeysa. Aqoon-iswaydaarsigan oo socon doona muddo saddex maalmood ah, waxa soo qabanqaabiyay ururka Kalkaaliyeyaasha iyo Umulisooyinka  Somaliland, waxaana ka qaybgalaya 40 xubnood oo ka kala socda  gobolada Awdal, Saaxil…

          Read More

            Shir lagu falanqeeyay fulinta qorshaha horumarinta qaranka ee shanta sannadood oo lagu qabtay Hargeysa

            Hargeysa 29, July 2012 (SDN)- Shir lagaga wada hadlayay toosinta rukunka dhaqaale ee dalka ee qorshaha shanta sanno  isla markaana ay ku kulmeen hay’adaha dawliga ah iyo kuwa caalamig ah ayaa maanta lagu qabtay caasimada dalka ee hargaysa. Shirkan oo lagu falanqeeyay sidii loogu tabaabushayn lahaa ka dhabaynta qorshaha shanta sanadood ee horumarinta qaranka Somaliland,…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare Ku Xigenka Irland oo Booqasho Ku yimid Muqdisho Kulana Laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

              Moqdisho, 29, July, 2012(SDN)-Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskii ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga ee Dalka Irland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa ku wehliyey Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane, Cabdiwahab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen, Wasiirka Qorshaynta…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka

                Muqdisho, July 29, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka Iskuul Polizia ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka warbixiyay sida ay howsha u socoto islamarkaana tilmaamay iney si wanaagsan ay howsha u socoto, wuxuuna intaasi ku daray in  Ergada…

                Read More

                Xiddigii reer Ukraine Shevchanko oo Ka Fadhiistey Ciyaaraha Una Ruqaansadey Xagga Siyaasadda.

                Kiev-Ukraine-July-29-2012-qurbejoog.com-Ahyaartry qubanaheena cayaaraha waxaynu maanta lafagureynaa xiddigii reer Ukraine Shevchenko oo kafadhiistey kubadda cagta una ruqaansadey xagga siyaasadda. Haddaba Andriy Shevchenko ayaa maanta ka dhawaajiyey inuu ka fadhiisandoono cayaaraha kuna biiri doono xisbiga Ukraine Forward una janjeedha xagga ganacsiga aya hogaamiso Nataaliya Korolebiska,waxaanu sheege inuu diiradda saari doono arimaha bulshada iyo Isboortiga. Shevchango oo taageerayaashiisu…

                Read More

                  Yemen:Qaxooti Xabsi laga saaray oo cabanaya

                  Sanca July 29,2012(SDN)-Qaxooti Soomaaliyi ku jirto oo xabsi ku yaal Sanaca mudo ku jiray ayaa ciidamada amaanka ee dalkaasi xoog uga saareen ka dib kolkii ay ka dhego adeegeyn amar farayay in ay halkaa isaga baxaan. Qoxootigan oo Itoobiyaan,Eritrean iyo Soomaali ka kooban ayaa hore mudaharaadyo ka hor sameeyay laanta qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey(UNHCR)….

                  Read More

                    Turkiga oo Gargaar Gaarsiisay Jabuuti

                    Jabuuti July 29,2012(SDN)-Madaxa hay’adahorumarinta ee dalka Turki ayaa dhawaan booqasho ku tegay dalka Jamhuuriyada Jabuuti sida ay daabacday jariirada La Nation ee ka soo baxda dalka Jabuuti. Wasiirka arrimaha Guddaha ee dalka Jabuuti Xasan Hafane oo qaabilay madaxa hayada Horumarinta Turki Serhat Kucukkurt ayaa uga mahadceliyay gargaar hore ay Turkigu Jabuuti ugu soo direen. Madaxa…

                    Read More

                      Dib u Dhac ku yimi Shidaalkii Puntland laga baarayay

                      New York July 29,2012(SDN)-Range Resources iyo Red Emperor Resources oo labaduba shidaal baaris ka wada ceelasha Shabeelle iyo shabeele woqooyi ayaa waxa soo wejahay dib u dhac dhanka qodaalkii ay Puntland ka wadeen sida ay shaacisay shirkada labada ceelba masuulka uga ah ee Horn Petroleum. Warbixin ay daabacday barta Internetka ee StockMarketWire.com ayaa lagu sheegay…

                      Read More

                        UMMADA MAXAMED S.A.W,CIMRIGOODA UGU BADANI AY NOOLAADAAN WAXAA LAGU QIYAASAY 23000KUN OO MAALMOOD KUWA XISAABTAMA EE CAQLIGA U SAAXIIBKA AHINA WAY OGYIHIIN

                        MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH DHAMAANTEED DHamaantiin waad salaaman tihiin waxaanaan idin leeyahay ramadaan wanaagsan ilaahayna ha inaga aqbalo soonkeena  caafimaadna ha inoogu dhameeyo aaamin Waxaa lag yaabaa inay dadka qaarkood yidhaahdaan xaguu ninkani ka keenay xisaabtan Waa sidan 365×63=22995maalmood63waa cimriga ummada maxamed s.a.w.oon ku dhuftay uun ayaamaha sanadka waxaa ii soo baxay maalmahaa Haddaba…

                        Read More

                          Daldhis:Talaabo ku dayasho mudan – U Hiili dhulkaaga Hooyo

                          Iyadoo Mudooyinkan danbe laga dareemayo gebi ahaanba Soomaaliya inay kasocoto dar- dar iyo dhaqdhaqaaq balaaran oo ay shacabka Soomaaliyeed meelwalba ha joogaane  tiigsanayaan inay wadankooda dib u dhistaan waxaan kaloo meesha kamaqnayn qurba joogta tirade badan oo wadankii dib ugu laabanaysa kuwaasoo wadankii geeyay dhaqaale iyo xirfadba. Dhanka kale Dowlad goboleedka Puntland & shacabkeeda ayaad…

                          Read More