Webmaster

    Daawo Muqaalka Cabdiraxmaan Cirro oo beeninaya in uu lacago ka helay Guddomiyaha Jabuuti xiligii uu socdey Khilaafkii UCID

    Hargeysa July 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxman cabdilahi Cirro ayaa maanta mar uu u waramay HornCable TV waxa uu sheegay in aanu wax lacago ah ka helin Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Xeyd. Guddomiyaha Wakiilada ee hadana ah guddoomiyaha ururka Wadani ayaa ka jawaabayay lacago uu Dahabshiil u soo dhigay Jaamaca Xeyd mudo ku beegneyd xili…

    Read More

      Dufcadii 6aad ee ka qallinjabisa dugsiga xanaanada Xoolaha ee sheekh{STVS}. oo xaflad balaadhan looqabtey

      Sheekh July 25,2012(SDN)-Dugsi Goboleedka Xanaanada Xoolaha ee degmada Sheekh ayaa maanta Xafladii Qalin-jibinta ee 6aad u sameeyey 29 arday oo ka qalinjabisay Dugsiga Culuumta Xanaanada Xoolaha ee Magaalada Sheekh, Xafladaas Qalin-Jibinta waxaa ka soo Qeyb-galay Masuuliyiinta Dawlada Somaliland, Urur Goboleedka IGAD, Masuliyinta Jaamacadaha Nayroobi (Nairobi University) iyo Mekereri University oo ku taala wadanka Yugaandha, AU-IBAR,…

      Read More

        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Xamaasad leh Ka jeediyey Furitaankii Shirka Ansixinta Dastuurka

        Muqdiso, 25, July, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad xamaasadaysan ka jeediyey furitaanka shirka Ansixinta Dastuurka kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 1500 oo qof. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaalia Mudane: Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha Baarlamaanaka Mudane: Shariif Xasan Sheek Adan, R’iisul…

        Read More

          Hargeysa: Xukuumadda oo lacago u qaybisay dadka uu roobkii xalay guryaha ka dumiyay (DHEGEYSO)

          Hargeysa 25, July 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa lacago yar gaadhsiisay dadka ay xalay guryuhu kaga dumeen roobab dabaylo watay oo ka da’ay caasimadda Hargeysa. Roobabka xalay fiidkii da’ay, waxay dumiyeen ilaa 40 guri oo sandaqado u badan, kuwaasoo ku yaalay xaafadda Sheekh Muuse Ducaale ee degmada Axmed-dhagax, sida uu Xogyaha gobolka Hargeysa Mr. Xamse…

          Read More

            Ra’iisul W. Soomaaliya oo Kulan Afur Sharafeed ah u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta Magaalada Muqdisho

            Moqdisho July 25,2012 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa Afur u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta ka howl gasha magaalada  Muqdisho, Afurkaan ayaa u jeedkiisu ahaa is xog waraysi iyo in suxufiyiinta iyo Dowladdu si wada jir ah ugu saaran dalka xiliga KMG. Waxaa Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehliyey kulankaas Wasiir ku…

            Read More

              Roobab Caawa Maasheeyay Hargeysa,iyo khasaaraha ka dhashay

              Hargeysa July 24,2012(SDN)-Waxa maagaalada Hargeysa ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaare baaxad leh sida waraka ka imana daafaha magaaladu ay tibaxayaan. Caawa ayaa magaalada laga dareemayay dabeylo roobabka weheliya daka baqdin geliyay,waxaana jira khasaare ka dhashay dabeylaha. Xaafada Axmed Dhagax ayaa la soo sheegayaa ilaa iyo haatan in uu roobku khasaaro baaxad leh u…

              Read More

                Ghana’s President John Atta Mills Dead at 68

                Ghana’s President John Atta Mills has died at the age of 68. The Ghanaian minister of information, Fritz Baffour, confirmed the president’s death in a phone interview with VOA. The official Ghana News Agency, quoting a statement from the office of the presidency, reports that Mills died Tuesday at a military hospital in the capital,…

                Read More

                  Madaxweynihii Ghana oo caawa ku geeriyooday caasimadda dalkiisa iyo dawladda oo ka hadashay dhimashada hoggaamiyahooda

                  Accra 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday caasimadda dalkaas ee Accra. Madaxweyne John Atta Mills oo dhintay isagoo da’diisu tahay 68 jir, waxa geeridiisa xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta dalkaas Fritz Baffoud oo khadka telefoonka ugu waramay qaybta Ingiriisida ee idaacadda VOA. Wakaalada Wararka rasmiga ah Ghana oo…

                  Read More

                    Dagaal caawa ka dhacay aaga degaanka Buuhoodle

                    Buuhoodle July 24,2012(SDN)-Waxa caawa duleedka magaalada Buhoodle ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo qaar ka amar qaata Khaatumo,dagaalkan ayaa waxa uu dhacay abaarihii afurka dabadii. Dagaalka ayaa dhacay ka dib kolkii ciidamada Khaatumo ay weerarka ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ku leeyihiin aaga Sooljoogto. Ma cada khasaaraha ka dhashay isku dhacan…

                    Read More

                      Sudan Rejects South Sudan Oil Offer

                      NAIROBI, Kenya — Sudan is giving a cool response to several South Sudanese proposals aimed at rejuvenating peace talks and oil production. Khartoum wants to settle security issues before considering Juba’s offers. Sudan says the South Sudanese proposals, submitted Monday at African Union-mediated talks in Addis Ababa, do not break new ground. The package included…

                      Read More

                        Madaxweynaha la doortay ee Masar oo magacaabay Raysal-wasaare cusub oo uu xulashadiisa dhawr todobaad ku hawlanaa

                        Qaahira 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, Mohamed Morsi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Raysal-wasaaraha dalkaas, ka dib markii muddo bil ku dhaw uu xilka hayay. Ka dib markii Madaxweyne Mursi muddo saddex todobaad ah ku hawlanaa xulashada Raysal-wasaare madax-banaan, waxa uu maanta magacaabay Hashem Kandil oo hore u ahaa…

                        Read More

                          Somaliland: Rebel leader agrees to put down arms

                          Hargeysa July 24,2012(SDN)-Suleyman Haglotosiye the leader of the SSC rebel group met the president of Somaliland Ahmed Mohamed Silanyo in Hargeisa the Capital of the self declared enclave. The two met in Dubai couple of weeks ago,but little is known about their meeting,but today in Hargeisa where the two have met again talks revolved around…

                          Read More

                            Xaglotoosiye oo Hargeysa Gaaray isla markaana la kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                            Hargeysa July 24,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jebhada SSC Md Suleymaan Xaglotoosiye ee dhawaanta Dubai kula kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa isla markaana kulan kula qaatay madaxweynaha aqalka madaxtooyada. Md Xaglotoosiye ayaa dhawaan soo maray magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland,balse Hargeysa u soo boqoolay kiyoon masuuliyiinta maamulkaa aan la kulmin. Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed…

                            Read More

                              Pirates face off with Puntland forces in Galka’ayo

                              Galka’ayo(SDN)-Pirates of the Somali enclave of Puntland pull-off a brazen attack on the Puntland armed forces in Galka’ayo. The forces were conducting an anti Pirate activities in the area when caught of gaurd by the daring attack. The Pirates ambushed the Puntland forces killing and injuring some soldiers according to eyewitnesses. “The Puntland forces were…

                              Read More

                                Masuuliyiinta Somaliland iyo lacagaha u yaal Dahabshiil,hadalheynta boobka Hantida Ummadda(Warbixino taxane ah)

                                London July 24,2012(SDN)-Waxa dhawaan Internetka lagu shaaciyay xogta macaamiisha Dahabshiil Bank ka dib kolkii ay kooxda Anonymous ay weerar jac ku siisay Computerada shirkadaasi. Hadalheynta ugu badnina waxa ay ka dhalatay Hantida qaar ka mida shaqsiyaad ka tirsan xukuumada Somaliland. Sidoo kale waxa iyana fajiciso ku noqotay dakii u kuur galay xogtan la soo bandhigay…

                                Read More

                                Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

                                Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey…

                                Read More