Cabdiraxmaan Soltolco: Murashax Kasbaday Taageero Xoogan, una tartamaya doorashada Deegaanka Hargeysa
Hargeysa 28, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa golaha deegaanka Hargeysa u soo sharaxay Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ka mid ah dhalinyaradda reer Hargeysa ee hamiga siyaasadeed la yimid. Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayo musharaxnimada Cabdiraxmaan ayaa loogu qabtay hoolka weyn ee Hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, halkaas oo lagu marti-qaaday…
