Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii Somaliland Xorriyada ka qaadatay Britain

    Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Briatin 1960. Xuskan 52aad oo ku beegan caawa saacadu markay 12:00 markii la saaray calanka Somaliland, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay qiimaha ay maalintani leedahay, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo Afhayeenkiisu…

    Read More

      Wasiirka Dastuurka oo iska fogeeyay eedeyntii Gudigga madaxa banaan ee Dastuurka

      Muqdisho June, 25, 2012(SDN)-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka ee ku aadanaa in madaxda dalka ay la timid Dastuur Cusub. “Waxaan marka hore idin sheegayaa hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee…

      Read More

        Hoggaanka KULMIYE oo hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo Madaxweynaha Jabuuti, maxay tahay sababtu?

        Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Hoggaanka xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee ka soo wareegtay markii gumaystihii Ingiriisku xorriyadda siiyay Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray guddoomiyaha kumeel-gaadhka ah ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guddoomiyuhu hambalyo taas la mid ah u diray Madaxweynaha…

        Read More

          Dilalka Soomaalida oo Canada ka sii socda

          Toronto June 25,2012(SDN)-Waxa ay Policeka Toronto baarayaan dil fiidnimadii Sabtida magaalada Toronto loogu geystay nin Soomaali ah oo 28 jir ah oo meydkiisa laga helay aqalkiisa. Marxuumka oo la yidhaa Gedi Huseen ayaa sanadii 2008dii waxa uu ka markhaati furay dhegeysiga maxkamad ku saabsaneyn wiil Soomaali ah oo magaalada Edmonton lagu dilay. Dilkan ayaa u…

          Read More

            Ciyaaraha Yurub:Gumeystaheyga ayaa ka wanaagsan kii ku Gumeystay!

            Kiev June 24,2012(SDN)-Ciyaarihii dalalka reer Yurub ayaa galay gebagebadoodii ka dib kolkii la galay isku aadyadii ugu danbeeyay oo ay isugu soo hareen afartii dal ee u danbeysay. Dadka ku nool dunida sadexaad khaasatan Africa ayaad arkeeysaa kolka ay ciyaarahan daawanayaan in ay taageeradooda ku saleynayaan kolba dalkii gumeystay abeyaashood. Soomaalida ayaa qudheeda arrinkan can…

            Read More

              Kiinya oo ka cabatay Digniinta Mareykanku u jeediyay dadka Dalxiiska Kiinya u taga

              Nairobi June 24,2012(SDN)-Dawlada Kiinya ayaa cabasho uga jawaabtay hadal digniin ahaa oo Mareykanku Jimcihii ku sheegay in dalkaasi ay ku soo wejahan tahay weeroro argegixiso. Mareykanku waxa uu digniintiisa ku sheegay in dalxiiseyaasha booqda Kiinya ay haboon tahay in ay safarkooda dib u dhigtaan. Wasiirada dalka Kiinya ee Adeega Bulshada  Francis Kimemia iyo Dalxiiska  Dan…

              Read More

                Madaxweyne Shariif oo Ciidamo ka dalbaday dalka Tanzania

                Carusha June 24,2012(SDN)-Madaxweynaha dawalada KMG ah ee Somalia Sheekh Shariif ayaa safar uu ku tagay dalka Tanzania waxa uu madaxweynaha dalkaas hor dhigay dalb uu ciidan uga doono. Madaxweyne Shariif oo kulanka uu la yeeshay madaxweynaha Tanzania Jakaya Kikwete ka dib saxaafada la hadlay ayaa dalabkiisa jeediyay. “Waxaan jeclaan lahaa in aan caleen ka amaahdo…

                Read More

                  Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinkaa Caasimadda Hargeysa oo Taageeray Go’aamadii Shirkii London

                  Hargeysa June24 2012(SDN)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiyada Nabad gelyada ee Lixda Degmo ee Caasimada Hargeysa, ayaa waxa ay si weyn ugu soo bandhigeen taageerada ay Bulshadu u hayso goaamadii ka soo baxay shirkii London ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in ay Somaliland guul fiican ka gaadhay siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo nuxurkii…

                  Read More

                    ‘Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya dhexmaray waxa uu Guul u soo hooyay Qarankeena’

                    Tan iyo markii ay talada dalka qabatay xukuumada Somaliland ee uu Hormuudka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxaa ay gashay dedaal aad u dheer sidii Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland looga midho dhalin lahaa, arrinta madaxbanaanida Somalilandna loo gaadhsiin lahaa fagaarayaasha sare ee Caalamka si looga midho dhaliyo in qarankeenu uu dunida caalamka ka helo Aqoonsi…

                    Read More

                      Islamist Morsi Wins Egyptian Presidential Vote

                      CAIRO—Egypt erupted into celebrations after an election commission named Mohammed Morsi the first democratically elected president in Egyptian history and the first elected Islamist head of state in the Arab world, marking a pivotal moment in a chaotic regional shift toward democracy. Mr. Morsi, the head of the Muslim Brotherhood’s political party, won 51.7% in…

                      Read More

                        Hargeysa: Ururada aan Dawliga ahayn oo soosaaray Baaq ku saabsan wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

                        Hargeysa 24, June 2012 (Qurbejoog.com)- Dallada ay ku midoobeen Ururada aan Dowliga ahayn ee Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa ka soosaaray baaq ku saabsan wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. SONSAF waxay taageertay nidaamkii uu u dhacay wejiga koowaad ee wada-hadalada oo Khamiistii lagu soo gebogabeeyay duleedka…

                        Read More

                          Natiijada Doorashadii Madaxtinimada Masar oo lagu dhawaaqay iyo codadka ay ku kala guulaysteen Maxamed Mursi iyo Axmed Shafiq

                          Qaahira 24, June 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka dalka Masar, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtinimo ee dhowaan ka dhacday dalkaas. Doorashadan oo ay wareegii dambe u ordeen Mohamed Mursi oo ka socday xisbiga hore mamnuuca u ahaa ee Ikhwaanu Muslimiin iyo Axmed Shafiq oo hore u ahaa Taliyihii ciidanka Cirka iyo Raysul-wasaarihii u dambeeyay ee…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo baaq culus ka soosaaray Abaaro ka jira Deegaamo dalka ka tirsan

                            Hargeysa 24, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa baaq culus ka soosaaray abaaro ka jira deegaamada dalka qaarkood. Madaxweynuhu waxa uu baaq uu soosaaray ku socodsiiyay hay’addaha Qaramada Midoobay, kuwa Caalamiga ah ee dalka ku sugan iyo kuwa maxaliga ah iyo dhamaan shacabka Somaliland, kuwaasoo uu ku booriyay inay ka qaybqaataan…

                            Read More

                              Dawlada KMG ah oo Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland ku eedeysay si xun u isticmaalka Baasaboorka Soomaaliya

                              Muqdisho June 24,2012(SDN)-Taliyaha waaxda Socdaalka ee DKMG ah ee Soomaaliya Gen Cabdulaahi Maxamuud Gaafoow ayaa maanta shir jaraaid oo uu Muqdisho ku qabtay waxa uu uga waramay dad dhawaan lagu qabqabtay Baasabooro kuwii hore ah isticmaalayay. Sidoo kale Gen Gaafoow waxa uu dawlada Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ku eedeeyay in ay weli aqbalaan baasaboorkii…

                              Read More

                                Faysal Cali Waraabe:Ninka Gaalkacyo kala qeybiyay Soomaali diid naguma sheegi karo

                                London June 24,2012(SDN)-Wefdigii Somaliland uga qeybgalay wadahadaladii Somaliland iyo Somalia ee dhawaanta London ka dhacay ayaa waxa ay kulan la qaateen jaaliyada reer Somaliland ee cariga Britain. Kulanka oo ay ka qeybgaleen dhamaan wefdigii Somaliland shirka uga qeybgashay shirka oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan. Guddoomiya Xisbiga mucaaridka ah ee…

                                Read More

                                  Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland oo markii u horeysay soo bandhigay fikirka uu xilka ku waayay

                                  Hargeysa June 24,2012(SDN)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi ayaa kolkii u horeysay si badheedha u soo bandhigay fikirkiisa ku wejahan Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirkii hore Maaliyada ayaa wareysi uu siiyay shalay BBCda waxa uu uga waramay sida uu uga soo horjeedo wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland. Eng Maxamed Xaashi ayaa kulankii u…

                                  Read More