Webmaster

    Beeni Raad ma leh:Muqaalkii dhabta ahaa ee Xafladii Faysal Cali Waraabe uga Qeybgalay London(DAAWO)

    London June 26,2012(SDN)-Waxa magaalada Londo dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayay shirkii London ee Somaliland iyo Somalia oo uu ka qeyb galay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali waraabe. Hadaba Xafladaa oo ay soo qabab qaabiyeen Jaaliyada Somalia ee London ee uu Guddoomiye Faysal ka qeybgalay ayaa si marin habaabin ah loogu…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Degmada Balcad ee Gobalka Sh/ Dhexe

      Muqdisho, June, 26, 2012(SDN)- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli, waxaa booqashadiisa Degmada Balcad ku wehlinayay qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada,…

      Read More

        Somalia’s president to join Dubai fight against pirates

        DUBAI — Somalia’s president Sharif Sheikh Ahmed will attend the global anti-piracy conference that begins here tomorrow to affirm his country’s commitment to fight the menace. Mr Ahmed will also seek to shore up support and funding for development initiatives to root out piracy. He will be among foreign ministers, senior government officials from more…

        Read More

          Hargeysa: Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay shaqsiga ka dambeeyay isku-daygii dilka guddoomiyaha Maxkamadda gobolka iyo siday gacanta ugu dhigeen

          Hargeysa 26, June 2012 (Qurbejoog.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mr. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay baadhis ay ku wadeen isku-daygii dil ee horaantii bishan lagu dhaawacay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Duraan. Taliyaha oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen cidii ka dambaysay dhacdadaas isku-dayga dilka ah,…

          Read More

            War deg deg ah: Ciidamadda ammaanka oo gacanta ku dhigay ciddii ka dambaysay dhaawacii Guddoomiye Duraan

            Hargeysa, 26, June 2012 (Qurbejoog)- Ciidamada ammaanka ayaa maanta lagu wareejiyay ciddii ka dambaysay toogashadii lagu dhaawacay guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Cabdirashiid Duraan bishan gudaheeda, kaasoo dhaawicii ka soo gaadhay toogashadaas ilaa hadda u jiifa cusbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti. Odayaasha beesha uu ka soo jeedo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi-jeex Axmed Xaaji Cabdilaahi…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu u duulo Dubai oo ay ku kulmayaan Sh. Shariif

              Hargeysa, 26 june 2012 (Qurbejoog)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda u duulo dalka Imaaraadka Carabka, halkaasoo sida wararku sheegayaan uu kula kulmid doono Sheekh Shariifka Soomaaliya. Iyadoo aanay si rasmi ah Xukuumaddu wax war ah uga soo saarin ayaa ilo xogo-gaal ahi tibaaxayaan in Madaxweynaha iyo…

              Read More

                Cali-Gurey Oo Naqdiyay Qaabka Ay Xukuumaddu U Gashay Wada Hadalada Somaliya, Si Gaar Ahna U Dhaliilay Qodob Ku Jiray Warmuriyeedkii

                     Hargeysa, 26 June 2012 (Qurbejoog)- Afhayeenka xisbiga UDUB Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray ), ayaa si adag uga horyimid qodabka sideedaad ee ku jira war-murtiyeedka ka soo baxay wada hadaladii ay magaalada London ku yeesheen Somaliland iyo Somaliya.   Cali Guray; qodabkan sideedaad waxa uu ku macneeyay mid laga soo shaqeeyay oo…

                Read More

                  WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU NOOL UK LA OGAYSIINAYAA IN LA QABAN DOONO SHIR BALAADHAN OO LAGU TAAGEERAYO SHIRKA KA DHICI DOONA DEGMADA CEERIGAABO

                  OGAYSIIS WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU NOOL UK LA OGAYSIINAYAA IN LA QABAN DOONO SHIR BALAADHAN OO LAGU TAAGEERAYO SHIRKA KA DHICI DOONA DEGMADA CEERIGAABO (buurta daalo)29/6/2012 HADUU EEBE RAALI KA NOQDO RAGNA KA HAWL GALO. SHIRKAASOO AH SHIR LAGU MUUJINAYO TAAGEERADA BALAADHAN EE LOO HAYO SHIRKAA BEESHU AAYAHEEDA KAGA TASHANAYSO. HALKAASOO AY KA SOO QAYB…

                  Read More

                    A Nation In A Coma by Yusuf Deyr, Canada

                    In the Morning when I wake up with a broken heart desperate for help. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to Arthritis.  So that I could barely pick up my feet when walking.  The icy tingling in my…

                    Read More

                      Cabdiwaaxid Cusmaan Hajji:Somaliland 60kii waxa ay la Midoowday dawlada KMG ah,2012kana waxa ay la xajooneysaa dawlad kale oo KMG ah(DHEGEYSO OO DHUUX KHALADAADKII MIDAWGII SOOMAALIDA)

                      Ottawa June 26,2012(SDN)-Cabdiwaaxis Cusmaan Xajji waa Qareen isla markaana wax ka qora taariikhda Soomaalida oo ku nool dalkan Canada,waxa uu nooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee Soomaalidu soo martay mudooyinkii xornimo iyo midnimo doonka. Qareen Cabdiwaaxid oo qoray dhawr buug oo ka hadlaya taariikhda Soomaalida khaasatan sidii midnimada ay u wadaageen labadii gobol ee Talyaaniga…

                      Read More

                        Qurbejooga Soomaalida Konfur Africa oo lagu amaanay in ay gacan ka geysteen siideynta la heysteyaal

                        Johannesburg June 26,2012(SDN)-Soomaalida ku dhaqan dalka Konfur Africa ayaa lagu amaanay sidii ay gacanta uga geysteen siideynta laba ruux oo Soomaaliya lagu heystay oo Konfur Africa u dhashay. Saxaafada dalka Konfur Africa ayaa si weyn u hadal heysay maalmihii ina dhaafay doorkii ay Soomaalida dalkaasi ku laheyd siideynta la heysteyaasha. Lacagaha madax furashada ayay qeyb…

                        Read More

                          Golaha Wasiirada oo Shir Deg Deg ah Isugu Yimid Galabta

                          Muqdisho, Isniin, June 25, 2012 Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Dastuurka iyo Amniga. Ugu horreyntii golaha waxaa Ra’iisul Wasaare Dr. Cabid weli maxamed Cali…

                          Read More

                            June: Bil la iska Tuuray Heeryadii Guumaysiga, Bil Midaw Dhashay, Bil Yididiilo amma Khasaare Dhalan Doono!!

                            Maanta waxay ku beegan sannad-guuradii 52aad ee ka soo wareegtay xornimadii 26 June, 1960 laga qaatay guumaystihii boqortooyada Ingiriiska, taas oo loo soo maray halgan iyo dhibaato aad u fara badan, isla markaana Wefti uu hoggaaminaayo Madaxweynihii hore ee Somaliland Allaha u nariistee Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal u ambabaxeen dalka Ingiriiska bishii February 1960, halkaas…

                            Read More

                              WAYD NINKII LAHAA KA CARARAAN, HANBADEEDII SUGAYAA!!

                              HANKA XUKUMADU HALIS WUXU KU YAHAY, DADAALADII ISDABA JIITAMAAYEY EE QARANIMADA SOMALILAND Manta oo ay taariikhdu tahay 24/6/2012 waxaan doorbiday inaan waxooga ka idhahdo arimahaan shacabkii reer Somaliland malmahan caadaystay kana daadagi la, oo ay ugu horeyso shirkan ka furmay London mar sadexaadkii, Hadan dib u yara mililico Somaliland manta halkay marayso iyo waxaay ka…

                              Read More

                                Dalka Sucuudiga oo markii ugu horeysay Haweenka u ogolaaday inay ka qaybagalaan Ciyaaraha Olymbic-ga

                                London, 25, June 2012 (Qurbejoog)- Dawladda Sucuudiga oo markii ugu horeysay haweenka dalkaas u ogolaatay inay ka qayb qaataan ciyaaraha Olympi-kada caalamka oo ka dhacaya dalka Ingiriiska, iyadoo ka qayb qaadashada ciyaaraha iyo baabuur kaxaynta  oo hore mamnuuc uga ahaa dalkaas ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee sidan oo kale haweenka loogu ogolaado inay ka…

                                Read More

                                  Saudis give women Olympic Games go-ahead

                                  Saudi Arabia, where public sports events for women are banned, will allow females to compete in the Olympic Games for the first time, its embassy in London said in a landmark statement. The Saudi Olympic Committee will “oversee participation of women athletes who can qualify”, the BBC quoted the statement as saying. The issue of…

                                  Read More

                                    Kenya charges Iranians over explosives

                                    NAIROBI, Kenya Jun 25 – Two men thought to be Iranians who were arrested last week in Nairobi and Mombasa were charged on Monday with being in possession of dangerous explosives. Charges for Ahmed Mohamud and Said Mausud, read that they were found with 15 kilograms of RDX explosives in circumstances which indicated that they…

                                    Read More